Qofka Beni Adamka waa in uu noqda Goalkiisa kama danbay sata ahi !! IIaahay siduu uraali gilinaayo !! Janadaan intan la eg sidu u heli lahaa Hadduu your goals dhamaantood!! Ahdaaftada dhan ay kusoo koob maan Guri yaro ballaaran oo sariir un kaga seexan doonto !! Gawaari tiro badan oo aad mid un ka fuuli doonto iyo lacag tiro badan ku mashquuliso un Alle dhammaanteen ha naga dhigo kuwii kuwada kulmay jannada ❤️❤️🩹🥰
8 xikmadood oo noloshaada wax ka bedeli kara. 1. Erayada waa awood badan, u isticmaal si caqli leh. 2.Dadku way yimaadaan oo tagaan, laakiin kuwa saxda ah way joogaan. 3. Waxaad samaynaysaa ku filan xitaa haddii aysan dareemin. 4.Fashilan waa marka aanad isku dayin. 5. Ficilada naxariista leh ee aan tooska ahayn ayaa qof walba ka dhigaa mid wanaagsan. 6. Maanta u noolow, ee berri ha u noolaan. *7. Weligaa dib ha u eegin, ma jiraan wax kuu jira. 8.Fikirka badan wuxuu dilaa farxadda.
Hadafku waa in uu hiigsi lahaada. Haddii aanu lahayn ficil hal abuurnimo oo hore u dhaqaajiya kaliya waxa uu ahaanaya hammi. Aan la gaadhidoonin in la niyeysto mooyaane.
°• السَّعادة الحقيقية أن تعيش في طاعة الله وأن تعيش وأنتَ صاحب أفق واسع ورؤية عظيمة تسير فيها على نور وليس على هوى من النفس! |°•🤍🍁 -جعلنا الله من أهل السعادة في الدنيا والآخرة.
°• Farxada dhabta ahi waa in aad ku noolaato addeecida Alle iyo in aad ku noolaato aragti ballaaran iyo aragti weyn oo aad ku socoto nuurka iyo hanuunka Alle ee aanad ku socon rabitaanka nafta! | 🤍🍁💐
*اصلوها اليوم بما كنتم تكفرون اليوم نختم على افواههم وتكلمنا ايديهم وتشهد ارجلهم* *Gala naarta marki la dhho Bay inkirayaan inaay mushrikin ahaayeen* *والله ربنا ما كنا مشركين* *Way dhaaranayaan Markaasaa xubahooda ku marqaati kacayo* .*حتى ادا ما جاءو شهد عليهم سمعهم وابصارهم وجلودهم* *Markaase isku jeesanayaan idinkaaba idin doodeenee maxaa inogu marag furteen Markaasaa xubihii dhahayaan* *انطقنا الله الدي انطق كل شيء *Xadiis saxiix nabigeena ka sugan min xadiisi anas Anas wuxu dhhy maalin maalmaha kamid ah amagoo nabiga lafadhina ayaa nabiga qoslay Scw ilaa goosahiisa ay muuqdeen markaasa nabiga dhhy miyaad garaneesaan waxaa ku qoslay markaasa ay dhhen alla iyo rasulkisa og nabiga wuxu dhhy waxaa ku qoslayaa dooda uu adoonka rabigii la doodaya maalinta qiyaamo Adoonka marki la keeno oo arinkisa lo xukumo oo cadaab lo wado bu dood bilaawaya wuxu dhhy rabiyow so hadda ka hor iima balan qaadin in aan la idulmineenin Haa bu alle leeyhy markaasuu dhhaya adonka marqaati aan nafteeda aheyn aa ogolahay ma jirto Nabiga wuxu dhhy scw afka laga xirayaa markaasu alle hadlayaa* *كفى بنفسك يوم حسيبا والملائكة شهيدا* *Naftaada baa maanta xisaab kugu filan Marqaatina malaikta kugu filan Markaasaa intu nafta ku jeesado uu leeyhy balo idinku dhacdaya idinkaaga idin difaacayee maxa idinku dhacay Markaasaa leyihin انطق الله الدي انطق كل شي walal naftaada cadaab ugu baq ka cabso inay xumnahaaga kugu marag furaan qiyaamaha xumaanta hadaa dadka kala dhuumatid waxaaa ku arkaayo midka aan laga dhuuman karin ,أنه عليم بذات الصدور*