View in Telegram
*اصلوها اليوم بما كنتم تكفرون اليوم نختم على افواههم وتكلمنا ايديهم وتشهد ارجلهم* *Gala naarta marki la dhho Bay inkirayaan inaay mushrikin ahaayeen* *والله ربنا ما كنا مشركين* *Way dhaaranayaan Markaasaa xubahooda ku marqaati kacayo* .*حتى ادا ما جاءو شهد عليهم سمعهم وابصارهم وجلودهم* *Markaase isku jeesanayaan idinkaaba idin doodeenee maxaa inogu marag furteen Markaasaa xubihii dhahayaan* *انطقنا الله الدي انطق كل شيء *Xadiis saxiix nabigeena ka sugan min xadiisi anas Anas wuxu dhhy maalin maalmaha kamid ah amagoo nabiga lafadhina ayaa nabiga qoslay Scw ilaa goosahiisa ay muuqdeen markaasa nabiga dhhy miyaad garaneesaan waxaa ku qoslay markaasa ay dhhen alla iyo rasulkisa og nabiga wuxu dhhy waxaa ku qoslayaa dooda uu adoonka rabigii la doodaya maalinta qiyaamo Adoonka marki la keeno oo arinkisa lo xukumo oo cadaab lo wado bu dood bilaawaya wuxu dhhy rabiyow so hadda ka hor iima balan qaadin in aan la idulmineenin Haa bu alle leeyhy markaasuu dhhaya adonka marqaati aan nafteeda aheyn aa ogolahay ma jirto Nabiga wuxu dhhy scw afka laga xirayaa markaasu alle hadlayaa* *كفى بنفسك يوم حسيبا والملائكة شهيدا* *Naftaada baa maanta xisaab kugu filan Marqaatina malaikta kugu filan Markaasaa intu nafta ku jeesado uu leeyhy balo idinku dhacdaya idinkaaga idin difaacayee maxa idinku dhacay Markaasaa leyihin انطق الله الدي انطق كل شي walal naftaada cadaab ugu baq ka cabso inay xumnahaaga kugu marag furaan qiyaamaha xumaanta hadaa dadka kala dhuumatid waxaaa ku arkaayo midka aan laga dhuuman karin ,أنه عليم بذات الصدور*
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily