Dhibane Jaceyl

Channel
Logo of the Telegram channel Dhibane Jaceyl
@DhibanejaceylPromote
327
subscribers
59
photos
ERAYO JACEYL ✅ XIGMAD ❤
Intaad wax badan hadli laheed wax badan aqri saad aqoon ukororsato 🖊📋.
....


•𝖱𝖺𝖺𝗅𝗂𝗒𝗈 𝗁𝖺𝗐𝖾𝖾𝗇𝖾𝖾𝗒
•𝖱𝖾𝖾𝗑𝖺𝗇 𝗎𝖽𝗀𝗈𝗈𝗇𝖾𝖾𝗒
•𝖱𝖺𝗌𝖺𝗆𝖺𝖺𝗅𝗄𝗂𝗂 𝖽𝗎𝗇𝗂𝖽𝖺𝖺𝗒
•𝖱𝗂𝗒𝖺𝖽𝖾𝖾𝗒𝖽𝗂𝗂 𝗇𝗈𝗅𝗈𝗌𝗁𝖺𝖺𝗒
•𝖱𝖺𝗃𝖺𝖽𝖾𝖾𝗒𝖽𝗂𝗂 𝖼𝖺𝗅𝖺𝖿𝗄𝖺𝖺𝗒
•𝖱𝗎𝗇𝗍𝖺 𝗍𝖺𝖺𝗇 𝗐𝖺𝖽𝖺𝖺𝗀𝗇𝖺𝖺𝗒
•𝖨𝖿𝗄𝖺 𝗍𝖺𝖺𝗇 𝗋𝖺𝖿𝗂𝗂𝗊𝗇𝖺𝖺𝗒
•𝖪𝗎 𝗁𝗂𝖻𝖾𝖾𝗒𝖾𝗒 𝗋𝗎𝗎𝗑𝖽𝖾𝖾
•𝖠𝖽𝗇𝖺 𝗄𝖺 𝗋𝗎𝗇 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀 𝗃𝖺𝖼𝖺𝗒𝗅𝗄𝖺....❤️😍



.....
Dhiirigelinta iyo wakhti siinta naftaadu waa shidaalka awoodeed ee adi hore kuu sii dhaqaajin kara
Jacaylka adaa ibarayy
Adaa beerkayga Dagayy
Kuu baahdee hayga baaqan❤️
Darajiyo Adigaa Mudann
Daa,in Kuu Dhaliyayy
Adigaa Da,adaa Dhaafay oo.
Dunida Ii Dooran❤️🫂
Qalpi waxaa tahay mid kamid ah
Hadiyadaha ugu qaalisan ee Allah
Iihadiyeey❤️ waxaa tahay garabkeyga midig.❤️
Jacaylku waa shay wanaagsan. Waxa uu kaa dhigaa mid faraxsan, waxa uuna ku dareensiiyaa in aad tahay qof dhameystiran. Runtii jacaylku waa wax cajiib ah waxa uu kugu beerayaa niyad-jab iyo welwel marka aadan heysan qofka aad jeceshahay. 💯🖤🦋✨️🫂❤️‍🩹😍
Kaama maarmo waa rune
Kuma daayo Dhab nolol
Kaalay dhaxanta iga dhowr ♥️💯

@Geeraarjacayl ♥️
Ubaxyow udgoon
Caashaqa midaan u qaaday
Udgoon kuma gaari kartid.♥️
Qalbigu wuxuu raadiyaa Ruux ay dareen wadaag yihiin kaasoo ka dhowra dhaawaca Gudaha iyo dibaddaba kaga imaan kara.❤️😍🌹


"Anoo nafta kuu hibeeyay
Xidhiidhka hadii aan gabay
Haw malaysan inaan ku nacay"❤️😍🌹


Waxaan ahay Noole Aan ka quusanin xagaaga waayo ma rabo si qiyaali ah inaad ugu fogaato Qalbigeyga🫀
Adiga ayaaan ku xushaY 🥺🫀
Adiga ayaaan ku doortay 🥰
Adigaaa ayaaan ku cashaqay🌺
Adiga aayaan kugu koobay jaceylkayga
Adiga ayaan ka heley💗
Adiga ayaan jacayl ku qaday💗🥺
Adiģa ayaan ereyada galgacalka khaas kaga dhigay........🥰❤️‍🩹🥺
𝖶𝖺𝗑𝖻𝖺 𝖴𝗆𝖺 𝖺𝗋𝗄𝗈 𝖲𝗎𝗀𝗂 𝗍𝖺𝖺𝗇𝗄𝖺 𝖽𝗁𝖾𝖾𝗋 𝖴𝗀𝖺 𝖽𝖺𝗇𝖻𝖾𝖾𝗇 𝖶𝖺𝗑𝖺𝗇 𝖱𝖺𝗐𝖺 𝗂𝗇𝖺𝖺𝗇 𝖫𝖺𝗐𝖺𝖽𝖾𝗒𝗇𝖺 𝗂𝗌 𝗁𝖾𝗅𝗇𝗈. 👥❤️‍🩹💍
 
            
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯


╔═════•   ✯   •══════╗
                  🕋  DIINI🕋

               🕌 @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️

🔴 ➠: @Erayojaceyl1
🔴 ➠: @Geeraarjacayl
🔴 ➠: @murtimaal1  
🔴 ➠: @geeraaro1mm
🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL
🔴 ➠: @tixjaceyl
🔴 ➠: @cilminafsijacayl
🔴 ➠: @xaqiijiye
🔴 ➠: @halgnka
🔴 ➠: @xabsijacayl12
🔴 ➠: @SYL_MEDIA
🔴 ➠: @somalikaah
🔴 ➠: @buugmaalchanel
🔴 ➠: @suaalodiini12
🔴 ➠: @saaxiibka_Kheyrka
🔴 ➠: @DhuuxJaceyl
🔴 ➠: @dhiiriye
🔴 ➠:
🔴 ➠:



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤

♦️➠: @Dhibanejaceyl
♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaansho12
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR
♦️➠: @Xigmada_maanta
♦️➠: @hayaanka
♦️➠: @AQOON_AROOR
♦️➠: @hagahanolosha7
♦️➠: @harjanno
♦️➠: @musharaxa
♦️➠: @Hiil_qaran_family
♦️➠: @Dareen_caashaq24
♦️➠: @hoygaxikmada7
♦️➠: @Balaashaan
♦️➠: @ErayoMacaanchannel
♦️➠: @halgnka
♦️➠: @qalbijabjaceyl
♦️➠: @Jiilka_wacyiga1
♦️➠: @Madasha_Caruusha123
♦️➠: @XasUus_QoR_JecEYl
♦️➠: @xikmad_channel
♦️➠: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
       🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️

🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 WAXBARASHO 📚


🔴 ➠: @Hiilsan_Academy
🔴 ➠: @Farqurxin_2024
🔴 ➠: @xisaab_barasho
🔴 ➠: @daarul_iimaan
🔴 ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      
   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
🥇    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

       Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

          ⎉_-Dhamaad-_⎉
Waxaa aad qalbigeyga ku
Abuurtay geed mirihiisu
Eydhamaaneyn ilaa qiyamaha🥰❤️‍🩹
Xidigtaan jeclaadee🤍
Jaceylkeeda isaaqee💟
Safar baan soo ahee❤️‍🩹
Inaan reer yagleeniyoo🩷
Guri wadagnaa baan 🩶
Doonaa.💝🫀
Waa dagal aduunyadu 💥
Qabyo aan dul joogno💥
Doc markad ka awdaba💥
Dacal kugu banan yahy💯
Dawga ay ku socotana💫
Cidi kama duwaysee💢
Dawadedu waxay thy💥
In aan diinti Eebiyo💥
Dacadnimadi laga tagin💯💥
Waxba hello hay oran
Kusoo jeesan maayee
Kaligaa iska ahaaw.
Kuma shaafin kaRayee.😢💔
🦋 KHALID 🦋

❤️ Qofba tahaY qaliYoo❤️

❤️ QudhaYda ani ku weYn❤️

❤️QayrkaY idhaafsho❤️

❤️Qalad aan lahaYno❤️

❤️QulubTaYda deeqaYe❤️

❤️Qadarin aan dhamman ban qaliyow ku hayaaye❤️

❤️ QadirkaY ku daa❤️
Ruuxdiyo jirkeygaad
Ku dhax nooshoo
Fikirkeygaad ku maran tahay
Halkaan eegaba suuradaadaa
Wacaney iiga muuqaneysoo
Bu'da isheydaad malaha
Ku sawiran tahay👁👁❤️🥺
Waxaad tahay iftiinkeyga, waxaad tahay muraayadii qalbigeyga, waxaa tahay mustaqbalkeyga, maanta, beri iyo weligeedba.
More