JECLAYSIGA GEERIDA
✍️ Wuxuu yiri abu dabyaan oo taabici ahaa:- {waxaan ag fadhiyay ibnu cumar markaasu maqlay nin jeclaysanaya inuu dhinto, markaasu ninkii fiiriyay ibnu cumar, sa waxa uu ku yiri ha jeclaysan dhimasho, waxaad tahay qof dhimanaya E, laakin alle waydiiso caafimaad.}
هناد بن السري في الزهد٤٣٧)