waa maxay Airdrop ?
Airdrop waa qayb kamid ah cryptocurrency taas oo ah in coinka aad hesho si free sidee ? kahaor intaan suuqa lasoo gelin coinka ama token ka waxa ay milkiilayaasha ama shirkada iskaleh kubixiyaan si free ah ayaga oo uga dan leh in coin kooda uu bulsho badan helo lana barto dadkaas sida free ga ah kuhela markii coinka suuqa lakeeno oo lasoo geliyo ayay coinan kii ay heleen iska iibiyaan ama iska hestaan.
Xog kale
waxaa jira qayb lacag ah taas oo inta uu coin ku bilaaw yahay oo aan lakeenin suuqa aad ku iibsanaysid lacag adiga oo umaraa webistes iyo exchange yo lagu soo bandhiga . Maxaad ubaahan tahay si aad uga qayb qaadato una hesho coins cryptocurrencies free ah ? halkeesa kahelee ?
✅️ waxaad ubaahan tahay mobil iyo internet am labtop iyo in aad soo degsato application telegram waayo bots ka coins waxay kushaqeeyaan telegram , maxaa lagaaga baahan hahay in aad qabato ? waxaad kubiiraysaa teelgram iyo baraha bulshada ee ay leeyihiin coin aad rabto in aad heshid kadib waxaad qabanaysaa activity kala duwan oo qaarkood daily yihiin intaas hadii aad samayso aadna coins fiican doorato waxaad bilaabi doontaa in aad cryptocurrency si free ah lacag uga samayso .
Xoga muhiim ah oo laxariira airdrop iyo sida loo doorto kuwa ugu fiican iyo si guud suuqa cryptocurrency ayaan halkaan kusoo gudbin doonaa nagula saaxiib ..
👇👇https://t.center/FarmaAbdalle