Dhiiragaliye

Канал
Логотип телеграм канала Dhiiragaliye
@DhiiragaliyeПродвигать
25,11 тыс.
подписчиков
3,68 тыс.
фото
71
видео
1,15 тыс.
ссылок
Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @Dhiiragaliye ╰══ღ❦ღ════════💜══╯
К первому сообщению
Soomaalidu waxa ay tiraa "kabtaada iyo naagtaaduba hakaa waynaadaan" sidookale waxa ay dhahaan "naag dheer ku xaragoo". Maalka iyo mansabkune waa qayb ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay tahay in aad naagtaada ku xulato oo hadaanay kaaga sarayn ay kaala sinaato.

Anigu yaabaye ma adoon buu doonayaa ninku?
Taddabbur
🙄
Africa waa meel aad u wanaagsan, kani waa askari lacag siinaayo darawal gaari-wadistiisu aad u fiicantahay.
Markale iyo halyeeyo noloshooda lagu diiwaan geliyay bogaga taariikhda.

Geesiyaal Taariikhda Galay Qeybta Labaad😊
iska taxaddar wallakaga kalena si gaarsi
Cajiib hadal aan lacajabay ayaa ahaa

Imaam abuu daauud ayaa asagoo doon saaran waxa uu maqlay nin bada xeebteeda ku hindhisay oo kafogaa markaas waxa uu kiraystay doon yar hal dirham ayuu ku kirystay markaa ayuu ninkii utagay wuxuuna ku yiri
يرحمك الله
Ninkii ayaa asna wxuu kuyiri
يهديكم الله ويصلح بالكم

Dadkii doonta ayaa waydii imamka maxaa sidaa usamaysay wuxu yiri soo lagama yabo inuu yahay mid ducadiisa la aqbalo

Markaa habenkii la gaaray ayay maqleen cod aan laga raneynin oo dhahaayo Hadal ah "ogaada abuu daauud wuxuu janadii ku helay hal dirham".

Hadaba hayaraysan ducada qofkasta oo mu,min ah lagayaano inuu yahay mustajaabu dacwo.

Abdullahi Aadam

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
Oo Soomaaliya miyaa awal aheyd maamul gobaleed itoobiya ka tirsan😶
Jooji kobcinta cilaaqaadka dhintay, jooji xiriirka aad isku qasbayso ee aan lagula wadin.

Runta ayaa waxa ay tahay marka qofka kuu qalmaa noloshaada uu soo galo xiriirka iyo dareenka ayaa si damiici ah u abuurmi doono, qasab iyo jiliin la,aan.

Waad heli doontaa cid garato qiimahaaga, qiimayso dareenkaaga, ixtiraamto jacaylkaaga. Waxa aad mudan tahay jacayl dhab ah, joogta ah waliba run ah.
Xalka kaliya ee aad kaga badbaadi karto canshuurta cusub ee dowladda , waxaada hada kaash kasoo dhigo. اللهم هل بلغت
أيــــام البـــيــض🍀

Bari Oo Sabti Ah Insha Allah Ilaa isniinta.

@AishaAhmed99
Xiriirku maaha guur!
Digniino ku socdo iskaabulada:

1. Ka digtoonoow bixinta qarashaadka badan xiliga shukaansiga. Ha isku iibinina hanti badan hana u dhaqmina sida dad is qabo. Waayo hantidaasi waxa ay horseedi kartaa hadii kala tagitaan dhaco dagaal sharci ah.

2. Gabareey ha siinin sharafka ninkaada mustaqbalka saaxiibkaa ama ninkale. Jirkaada ha siin nin aan ku xalaashan waalidkaane aan la xaajoon.
Galmadu waxa ay u gaar tahay guur ee shukaansi laguma helo.

3. Xariif hakula balamin qofta xariirku idinka dhexeeyo in aad is guursataan waxbarashada marka ay dhameeyso ka dib. Marka hore guurso, ka dibna ku taageer waxbarashadeeda. Shukaansigu kaliya waa isbarasho ee maaha guur lagu balamo.
🔵 Kacaanka ⤵️⤵️ Telegram
━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
[ 📥 JOIN ]@Diinteenna_Macaan
[ 📥 JOIN ]@Al_xakiim
[ 📥 JOIN ]@Quruxdaislaamka
[ 📥 JOIN ]@Hidaayatu_Rabi
[ 📥 JOIN ]@hogaan_Dumar
[ 📥 JOIN ]@Dhaqan_wanaag
━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━
[ 📥 JOIN ]@XikmadoSom
[ 📥 JOIN ]@Dhiiragaliye
[ 📥 JOIN ]@Mucaashaq_Jacayl
[ 📥 JOIN ]@AishaAhmed99
[ 📥 JOIN ]@QalbiDhaye143
[ 📥 JOIN ]@kalimakariim
[ 📥 JOIN ]@xaqiiqadanolosha
[ 📥 JOIN ]@Albaanichannel252
[ 📥 JOIN ]@Ruuxda

━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━
[ 📥 JOIN ]@Dareen_side
[ 📥 JOIN ]@Hasancaashaq
[ 📥 JOIN ]@daren_jaceyl
[ 📥 JOIN ]@Mohametahmed
[ 📥 JOIN ]@Noqoxiddig
[ 📥 JOIN ]@FAAIDOCHANEEL
[ 📥 JOIN ]@DunnidaSuugaanta

━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━
[ 📥 JOIN ]@maanhage
[ 📥 JOIN ]@farsamada
[ 📥 JOIN ]@haqabtire1
[ 📥 JOIN ]@KobciAqoontaada2
━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━
[ 📥 JOIN ]@somalibooks
[ 📥 JOIN ]@Somalilibrary
[ 📥 JOIN ]@kobciyebooks

━━━🔺━━
💎Presented by
@zomalibot
━━━━🔻━━
Bob Marley ayaa la waydiiyay hadii ay jirto gabar dhamaystiran.
Waxa uu ku jawaabay,

"Yeey tahay cida dhamaystiran?
Tusaale, Dayaxa oo habeenkii iftiimiyo dunida ma dhamaystirna oo waa kala dhambalanyahay (qaybaa maqan).

Bal ka kawarama badda? Aad ayay u qurux badan tahay jawi macaane waa leedahay lkn gudaheedu waa mugdi waana cusbo badantahay oo lama cabi karo.

Waxyaabaha ugu quruxda badan dunidu maahan kuwa dhamaystiran".
Ma baratay farshaxanka dareenka dumarka ka hor inta aadan guursan?

Guurku wuxuu keenaa sharaf iyo masuuliyad. Markaad guursato, waxa aad heli doontaa hambalyo iyo tahniyada farxadeed, waxa aad bulshada dhexdeeda ka noqon doontaa qof muxtarim ah oo mas'uul ah.
Dhinaca kale waxa aad heli doontaa xoriyad aad ku muujiso jacaylkaaga si dhow. Si kastaba ha ahaatee, xusuusnow in guurku u baahan yahay taxadar, daryeel, iyo masuuliyad dhaqaale.

Xaaskaadu waxa ay u baahan doontaa dareenkaaga si joogto ah. Waxay rabi doontaa inay kaala hadasho nolosheeda, fikirkeeda, iyo dareenkeeda.
Waxa ay u baahan doontaa in aad dhegaysato, siiso dareen, dareensiiso in ay tahay boqorad la jecel yahay. Dalabkeeda iyo filashooyinkeeda ayaa noqon doona kuwa tiro beel ah.

Sidoo kale Mas'uuliyadda maaliyadeed waa muhiim. Ninka ahaan, waxaad u baahan doontaa inaad bixiso baahiyaha qoyskaaga, sida kirada, cuntada, iyo kharashyada kale. Xitaa haddii ay xaaskaagu shaqeyso, waxa aad weli dareemi doontaa culayska dhaqaale.

Marka ay uur yeelato, heer cusub oo mas'uuliyadeed ayaa bilaabmaya. Barbaarinta carruurtu waa hawl adag oo ay rag badani la halgamaan. Waxa ay inta badan uga tagaan haweeneyda si ay u koriso carruurta kaligeed, iyaga oo dayaca waajibaadkooda aabanimo.

Diyaar ma u tahay inaad waqti u hurto korinta carruurtaada? Aabbenimadu waxa ay dhaafsiisan tahay bixinta dhaqaale.


Guurku wuxuu kaaga baahan yahay in aad noqoto wadaad, oday, aabbe, saaxiib, jacayl, bixiye, iyo in ka badan. Diyaar ma u tahay inaad u hurto wakhtigaaga firaaqada oo aad mudnaanta siiso baahiyaha qoyskaaga?

XASUUSNOOW, "in aad noqoto xaasle micnaheedu maahan in aad hesho jaariyad guriga kaaga shaqayso"
Been ayaa Run ku tiri, "Aan wada qubaysanno, biyaha ceelkaanu aad bay u fiican yihiine". Runta, oo weli shakisan, ayaa tijaabisay biyaha oo waxa ay ogaatay in ay xaqiiq tahay oo biyuhu fiican yihiin. Markaas bay qaawsadeen si ay u mayrtaan. Laakin si lama filaan ah, Beentii ayaa ka soo baxday biyihii, waxa ayna xiratay dharkii runta wayna carartay. Runtii oo xanaaqsan ayaa ceelkii ka soo baxday si ay maryaheedii uga soo celishato beentii. Laakiin dunidu, markiiba waxa ay aragtay Runtii oo qaawan waxa ayna ku eegeen indho cadho iyo quudhsi leh.
Runtii Miskiinta ahayd waxa ay ku noqotay ceelkii iyada oo qarinaysa ceebteeda.

Intaa wixii ka dambeeyay, Beentii waxa ay maraysay dacallada adduunka, iyadoo u lebbisan sidii Runtii, bulshaduna aad ayay ugu faraxsan tahay beenta waayo dunidu ma doonayso in ay ogaato runta qaawan ee ceelka ku jirto.
Gacmaha ninkii kaa jaray in uu guntiga kuu xiraa soo geeri kale maaha.
Saddex waa gar, seddexne waa gardaro, saddexne waa galabsigaa:
1. In uu reer guuraa waa gar, in uu sahan la,aan guuraane waa gardaro, in uu guri xun dagaane waa galabsigi.
2. In tolkaa aad wax waydiisato waa gar, in aad bakhiil wax waydiisatane waa gardaro, in uu kuu soo diidane waa galabsigaa.
3. In gabar lagu waydiistaa waa gar, in aad gayaankeeda u diidane waa gardaro, in ay kugu gumowdaane waa galabsigaa.
Forwarded from Aisha Bintu Ahmed  (Aisha bintu Ahmed☆)
Xariir cafimaad qaba wuxuu yimaadaa markaad isku hesho waqti haboon iyo qofkii kugu haboonaa.
Majirto wax kaqurux badan kalinimada markaad tahy qof caqabada badan lasoo kulmay.
Si,aad dhaawacyo kale uga soo bogsato ha ubilaabin xariiro kale wayo waxaa laga yaabaa inaad qofkii hore rajo kaqabto hadeyba dhacdana inuu qofkaasi kusoo laabto waxaad kabixi doontaa qofkii aad sida kumeel gaarka ah noloshiisa ugu soo biirtey lkin asiga lagayaabo inuu si sax ah kuujecelyahy noloshiisana aad wax yeleyso☝️
Ещё