Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ

Channel
Logo of the Telegram channel Xaqiiqada Nolosha๐Ÿ’›๐Ÿ’ฏ
@xaqiiqadanoloshaPromote
17.87K
subscribers
1.16K
photos
90
videos
124
links
Soo dhawoowโœŒ, Nagu soo biir๐Ÿค— Mahadsanid . Asalaamu calaykum ! Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad nagu soo biirtaan 20k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir !! Mahadsanid walaal @xaqiiqadanoloshaโค
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 10

Hanad wuxu so kacay isago jiifa fadhiga wuxuna is waydiyay cida bustaha saartay
Is kumu mashquulinbe u iska kacay
Quracdi ayuu cunay hooyadi wakhti la yara qatay shaqadi ayuu u baxay

Sagal waxa kusi kordhaya jacaylka hanad
Inay sawiradisa is hor gayso mar wlba Ninka sidaas lo jecel yahay maha mid naxaaris yar xta u leh

Malika iyada wexedu jcyl maha wa hanti jacayl io inay rerka la wareegto sagalna aad ayay u neceb tahay siday guriga uga sari lahayd ayay ugu talo jirta

Sagal oo ku jirta qolkeeda ayay malika uso galaysa markas ayay ku dhahaysa kaalay adiga damiir ma lihid miya nin aan ku rabin maxa guriga ku joojiyay quruxda aya ledahay orod raadso qof ku jecel noloshayada ka bax hanad aniga ayuu i jecel yahay lagama yaabo inu xta hal mar xiiso ku qaado
Sagal aya ugu jawaabaysa hanad si dhib yar ayan isku guursanay sidaada igumay qadan sannado io daba carar hantina uma so raacin lkn si fudud jacylkisa ku heli mayo lkn waxad ogata aniga inu Zawjkyga yahay malina aad arki doonto isaga oo i jecel
Malika aya qososhay marks ayay dhahday hadalkn adiga dhahay lkn malintas haku fikirin inay kuso marto sagal aya dhahday cimri aad ku gadho malinta ilahy ka bari imikana qolka iga bax malika oo qoslaysa aya ka baxday

Hanad aya imid guriga marku qolkiisa so galay ayay sagal cup biyo ah ku keentay aad ayuba iskaga daalana markas ayu cabay
Dhar ayay uso diyaarisay marks ayay ku tidhi Qadadi waa diyaar markay qadadi so wada fadhisten ayuu hanad arkay sagal oo cuntada ku dul fikiraysa lkn ismu waydin waxa jira
Marku dhamaysty ayu iska kacay

Markay casar noqotay hanad oo bananka guriga xaga beeraha jooga ayay sagal caffe u keenty io casariye markas ayay sagal dhulka ku dhacday u naxay markas ayu hooyadi ugu qayliyay marks timid way yaabty maxa ku dhacay inanta ayay kaga dhagtay mamadi
Malika aya timid waxay is waydinaysa sababty hanad ugu ag dhacday iyadu wax xun un ku fikirta

Hanad sagal ayuu hospitalka kula cararay malika io mamadina way raacen marki la geyay ayuu dhakhtarki dhahay wax dhiba ma jiran kaliya waa bila dhiig ee nasiimo ha sameeyso wax yar kadib guriga aya la keenay
Mamadi aya dhahday iska naso maalmo hooyo

Hal malin markay nasaty halki ayay iska so kacday iyado mamada ku leh wan ficanay wana cadi

Sidii Ayay hawshedi Iskaga waadatay iyado Kijada ku jirta Ayay maliki ku tidhi ow Si Aad hanad ugu dhawato Ayad Xanuun Aan jirin iskugu keentay
Sagal hadlba May siin hawsheda Ayay iska wadaty malika Waxay maqashay Hadalka hanad Wayna Baxday

Hanad Aya Arkay Sagal Oo cuntada diyaarinaysa xalaadeda mu waydin u iska dhafay

Like iyo loveta โค๏ธ๐Ÿ‘ la dhaca weli hoos udhac dareemaya Dhanka Faalooyinka aan idinla soo wadaago
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 9

Sagal daalki xalay Hurdadi ayay saka ku yara Daahday Markay indhaha so kala qaday ayay sacada eegty marks ayay aragty inay xili danbe tahay markay so baxday waxay aragtay malika oo quracdi diyaarisay marks ayay malika dhahday ow maso nabad kacdy sagal
umay jawaab celin way dhaaftay

Marki la Quracday aya sagal aragtay malika io hanad oo balakoonka tagan isaga oo ku leh wxan raba ina ii massage gareeyso wayo jidhka xanuun ka dareemaya malika aya dhahday oky ina keen sagal waxay noqotay qof indhaha wax ka eega un

Sagal waxay ku fikiraysa siday hanad ugu dhawan lahyd qolkeeda ayay gashay marka ayay aragty malika oo hanad ku leh shopping aya tagaya i raac  halkas ayaba laysku raacay

Guriga markay kuso laabten hanad dib ayu u noqday shaqo io hawlihisu aday

Malika oo tvga daawanaysa sagalna halks fadhido ayay malika dhahaysa hanad intu guriga ka maqan yahay caajis ayn dareema marks ayay wacday iyado hadalo macaan ku leh intas sagal ayay ku xumeenaysa

Sacado kadib marku imid ayu hanad sagal ku idhi cawa marti aya i imanaysa casho u samee oky ayay dhahday markas sagal waxay diyaari naysa cuntada ay cwa sameen lahyd io hawshas

Shaqalihi ayay ku tidhi guriga aad u nadifiya
Suuqa ayay alaab ka dalabty
Waxay isku diyaarisay kijada io casuumadi ay sameen lahyd mudo dhawr sacadod ah ayay hawshi ku jirtay ugu danbey martidi way timid wana hanad asxaabtisi Canada sagal cunto indhaha so jiidanaysa ayay miiski ku diyaarisay lkn cuntada malika aya mar hore u waydaratay oo dhandhaanki ka badashay wixi caabitan aha sonkorta ayay sii xun ugu badisay wixi cunto ahana milix io basbas maxa ka galay kaga dhigtay marki xiligi cashada gadhay ayu hanad dhahay ina keena wax so cune miiski ayaba laso wada fadhistay malika aya cuntadi afka hor galisay narkas ayay qayliday hanad aya dhahay maxa kugu dhacay markas ayay tidhi so kac ana ku sheegiye meel goni ah marky is tagen ayu idhi ii sheeg marks ayay tidhi cuntada hoo eeg marku arkay aad ayu u xanaaqay malika ayu idhi imika cunto i dalab si hore logu keeno oky ayay dhahday isna qolka sagal ayuu so galay isaga oo xanaaq cirka maraya wuxuna waydiyay waxan ay karisay sagal wayba yaabty maxa jira ayay tagan tahay markas ayu dhahay Waxd ugu tala gashay cwa ina i ceebeyso kaalay miiska  ka qaad waxan aad karisay sagal waxay dareentay ina cuntada u ka hadlayo lkn maxa ka qaldan cuntada way so baxday kijaada intay tagtay ayay shaqalaha u dirtay miiska marki la keenay ayay eegtay mise siday ku ogayd maha yaab shaqalihi ayay waydisay cuntada aniga kadib ma wax ku darteen may ayay dhahen madaxa ayay is qabaty waxay ka xanaaqday inay Ninkeeda dadka ku hor ceebaysay

Markiba cuntadi aya la  keenay sidi ayay ku casheeyen inyar kadib way baxen martidi
Sagal qolka ayay ku jirta waxay is waydinaysa siday wax u dhacen cunto caadiya ayn kariyay lkn maxa is bedelay

Hanad aya qolka intu so galay wixi cadho haysay ayu kula dul dhacay buuq qolkodi malika dhagaysanaysa iyado faraxsan marks ayay iska tagtay qolkeda

Hanad wuxu so baxay fadhiga ayu iska fadhistay sagal aya u keentay caffe u aad u jecla markas ayay ku tidhi aad iga raali noqo wa balan in ay markale dhici doonin happy iska dhig marks ayay kaso tagtay caffe gii intu iska riixay ayu seexday fadhiga

Sagal markay Cabar jiiftay ayay aragty inanu hanad meshisi jiifin wayso baxday mise hanad fadhiga ayu ku Gamโ€™ay waxay uso qaday buste wayna saartay markas ayay Iska dul fadhisaty markas ayay is tidhi yaanu kugu so kicin qolkedi ayay ku noqoty

Like iyo love โค๏ธ๐Ÿ‘ la dhaca baryahan idin kama hayo wax dhiirigelin Iam so sorry ๐Ÿ˜”
Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.

Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO

Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimo

La socod wanaagsan
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 8

Gaadhiga intas ay saran yihiin Malika Kolba Hanad Ayay Garabkisa ku seexa naysa way wada qoslayn waxay ka sheekaysanayan Markay Canada joogen siday uso dalxiisi jiren melahay so maren intas ku xumen ayay tahay sagal aya la maqashinaya Ugu danbeyn Xafladi wa laso Garay Hanad malika ayu gacanta qabsaday sagalna kaliged ayay ag socota iyado ka qomame naysa so raacidoda Marki mesha la Galay sagal kursi ayay iska fadhisatay halka Hanad asxabtisa barayo malika u la ciyaarayo malika U Gacanta haysto maskiinta Sagal Ciil io maxa ku keenay ayay is leday mobelkedi ayay laso baxday iska isticmalaysa Dadka xaflada jooga laba laba lo ciyaaraya Wa la wada bashaalaya Sagal kolba wiil aya ku leh kalay ila ciyaar lkn iyada xaas ayan ahay kaga baxda
Wiil kale aya dhahay quruxey kalay dadka so dhexgal maxa ku fadhisiyay may ayay ku tidhi ninkyga sugaya marks ayu dhahay away markay u tilmantay ayu dhahay ninkasi naag ayu heesta adiga maxa ku xidhay marka intu madaxu xanuunay ayay ku tidhi kaligay aya raba ina nafiso
Sagal musquusha ayay u kacday rag mesha joogay oo Saqajamina aya so daba kacay marky so baxday ayay dhehen quruxlyda kalay nala bashaal inty cabsatay ayay is dhahday dhaaf lkn gacanta ayu mid so qabtay markas ayay aad u qayliday lkn cid maqlaysa ma jirto mesha music aya ka socda sagal raagi waxay damaaciyen inay fara xumeyan lkn inta awoodeda ayay is difacaysa nasiib wanaag wiil mesha so maray ayaa maqlay qaylada mrkas ayu arkay gabar la xoogi rabo raagi ayu ka celiyay markas sagal ayu so kaaxeyay markas ayu dhahay ma fican tahay sagal oo naxsan aya dhahday haa wad mahadsanty hanad waxs midh kama oga xta isma odhan qof aya kula socday
Sagal aya damacday inay baxdo gurigi qabato lkn hanad aya arkay marks ayu dhahay ma baxaysid hooyo inay i fahanto ma rabo markay dhamaato un is raacayna meshedi ayay ku noqotay oohin ayay qabsatay waxay meeshi fadhido xafladi ayaa dhamaaty markay aya sagal oo naf ku jirin so raacday gaadhiga guriga markay timid qolka ayay dagdag u gashay dharki ayay iska bixisay way naxsan tahay wixi cawa ku dhacay io raggi ay kaso badbaaday  ayay xasuusanaysa hurdo way u iman laday

Hanad io malika qolka fadhiga ayay joogan halks sheeko watan

๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ข
Loveta hygala bakhaylina Azaxpyyy 50โค๏ธ gaarsiiyaโค๏ธ๐Ÿ‘
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 7

Malika Waa mid rabta Boska sagal inay si Ciiriri ah ku gasho Hanad marku bananka u baxayo way raacda inta badan guriga marku joogo way wada fadhiyan sagal indhaha ayay kala socota sheekada Lkn Waxba Kama Badali karto

Malika subixi iyada aya rerka quracda u diyaarisay mamaโ€™di aya hadal uu Ciil ka keenay u tidhi Malika adiga marti aya tahay maha ina hawsha isku dhibto Malika aya dhahday may waa caadi intasi

Sagal Oo qolkeeda ku jirta ayay malika uso gadhay markas ayay malika tidhi Ow Sorry Hanad aya rabe away Sagal ciil aya qabty markas ayay ku tidhi marku bananka uso baxo la hadal lkn qolka dadka lays kama so galo
Malika xanaaq darti way is hayn kari wayday qolka ayay dagdag uga baxday

Hanad Marku fadhiga so fadhistay Malika aya u timid Markas Tvga Aya layska daawanaya kadib malika aya dhahday hooyo wayba fican tahee aynu iska noqono markas ayuu dhahay hooyo maqnan shaahayga ma jecla u yara kaadi
Malika Qorshahedu Wa Hanad inay ayada gacanta ku dhigto
Hanad aya ku dhahay wa xili danbe iska seexo una kacay qolkisa ayu tagay

Subaxdi sagal io mamaโ€™da Oo guriga beertisa fadhiya aya arkay Malika io hanad oo meel wada fadhiya oo qosol io sheeko wata markas ayay tidhi Aniga uma adkaysan karo waxa mesha ka dhacaya wayna kacday hanad ayay u yeedhay markas ayay ku tidhi Maalmahan dusha ayunba kala socday ee waxan aad sameenayso raali kama ihi Malika inta la fadhido ama aad is raacaysan intas xaaskaga kaga bahan imika u sheeg malika meel kale ha dagto hanad aya dhahay hooyo is daji wad xanunsante Markas ayay dhahday intan arkayo dhaqankan isma dajin karo
Hanad aya dhahay hooyo malika guriga kama keexen karo lkn sagal ana wakhti sinaya adiga happy i noqo

Habenki hanad aya asxabtisu u yeedhen xaflad jirta awgeed malika ayu dhahay is diyaari markas ayu xasuusty hadlki hooyadi manta Wuxu ku qasban yahay inu sagalna keexeyo Sagal ayu dhahay is diyaari xaflad aya isku raaceynaye sagal waxay u laabisaty sida boqorad Camal markay so baxday hanad malika ayu dhahay wow cawa aad aya u shidan tahay Gaadhiga Malika markiba halka hoore ayay fushay sagalna gadal ayay iska fushay

Marka comments badana tihiin maanto dhan isoo dhacaa waxa is leeyhy dadka ugu dar balse comments hadda arkin waa ka cajisaa sheekada

Love saar iyo like ๐Ÿ‘โค๏ธ
Adkaysi jeceylโค part 6

Mamaโ€™da io sagal Halkan ayayba qoslayn lkn hanad markiba dharki ayu so gurtay malika aya yaabtay hanad inte u socota markas ayu dhahay hooyo Aya xanuunsan una tagaya markas ayay isku dayday inay joojiso kuna dhahdo way cafimaadaysa kaliya la hadal intuku qayliyay ku dhahay waa noloshyda siden uga maqnada markas ayay ku tidhi wan ku raacay Hanad Malika u ka diiday inay raacdo lkn wayku adkaysay Kadib ayuu dhahay haaye sobax safarki ayay so galen Isaga aad ayuu u warwarsan yahay madaama hooyadi lo sheegay inay xanuunsan tahay

Sagal iyada aad ayay u rabta aragtida hanad farxad ayay dareemaysa guriga io nafteeda ayay i haagajisay Mamaโ€™da waxay si diyaarinaysa qabkay qof xanuunsanaya iskaga dhigi  lahayd  Hanad ugu danbey guriga ayu timid marki sagal albaabka si hor tagtay ayuu iska so dhafay isago oo hooyadi qolkeeda ku socda kadib ayay sagal aragtay gaadhiga Gabadh kaso dagaysa wana malika
Malika guriga ayay so gadhay sagal is lamay hadlin sagal aad ayay u yaabtay waxayna is waydinaysa naagtan iyado niyadeda kuso dhacday inay tahay naagtu malika laha inay tahay
Hanad hooyadi ayuu so dul fadhiaty isago xalaadeda waydinaya Aadna ugu warwarsan hooyadi markas ayay ku dhahday mamaโ€™di imika waxad mooda ina yara ficanay Oo Sagal aya intas aad ila socotay
Niyada u qabowday hanad kadib ayu dhahay isug dharka iska so badalaya marku qolka kaso baxay ayu arkay malika oo fadhiga iska dhex tagan una u yedhay markas ayuu dhahay kalaay hooyo ku geeye mamaโ€™di markay uso galen ayay yaabty markas ayay ku tidhi waayo gabartani markas ayu dhahay hooyo waa inan
Aan wada shaqeyno marka hawlo ayay maagalada ka leday intas ana dhahay guriga Ayad joogaysa mamaโ€™di Oo wali yaaban aya tidhi oky uu so waday qolki martiida ayu geeyay

Sagal aya mamaโ€™da u timid ku tidhi hooyo naagtan waa tan ku sheegayay u hanad u tagay lkn maxay kaso doonty halkn markas ayay mamadi dhahday is daji waynu eegi doona waxa jire

Malika qolka ayay iskaga nafisaysa iyado is waydinaysa gabarty albaabka kuso aragty inay tahay xaaska hanad
sagal aya diyaarinaysa Qadadi mamaโ€™da qolkeda ayu dhahay ugu keen cuntada lkn mamaโ€™di aya dhahday may miiska imanaya waxba hayso qadin hooyo
Kadib wayso wada fadhisten malika markiba kursiga hanad u dhaw ayay fadhisaty sagal io mamaโ€™da aya hoosta iska eegay
Malika hanad ayay hadal dhaha kaga qaday inti miiska la fadhiyay sagal aad ayay ula yaaban tahay naagtan dhiirananteda Mamaโ€™dana Raali kama aha malika lkn wiilkeda ayay ku dhafaysa

Like iyo love badan saara๐Ÿ‘โค๏ธ
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 5

Sagal Waxad Moda Inay Jacayl U Qadayso Hanad Iyado is waydinaysa Qofka sidan kula dhaqmaya sababty niyada uga rabto hadana way is diidsinaysa Waxa qalpigeda ka Guuxaya

Hanad Marna niyadisa kuma so dhacdo sagal xta inay qof tahay io in kale maba kala yaqan
Iyasu wuxu aad u jecel yahay inu  iska bashaalo imika maagalada Intas ayuba i imid
isagu Halkana Saxibad ayu ku le yahay magaceda la idha Malika
Malika waa gabar qurux badan hanad waxay u daba socota lacagtisa io inu yahay nin meel wlba laga yaaqan Isaga io iyada maagalada Ayay kuso dalxiisen Iyago Doon โ›ด wada fushan ayuu ku dhahay dhib aya i haysta marka ayay waydisay Maxa jira markas ayu dhahay Naag rer miyi ah aya guursaday intay indhaha tagtay ayay ku tidhi Maxad dhahday Oo imika xaas aya ledahay intu Xanaaqay ayu dhahay aniga xaas ima aha mana jecli kaliya hooyaday aya ku raali galinaya pas

Malika niyada ayay iskala hadashay waxayna goโ€™aan ku gadhay naagtas inay ka furi doonto
Iyado ku leh Hanad Naag rer miyi ah ma qabi kartid kuma qalanto dadka haysku ceebayn
Hanad aya kugu jawaabay hadalka iga xidh meshan uma iman hadalkeede

Hanad io Malika Hal guri ayay ku wada nool yihiin kolba Xaflad io dalxiis ayay ku maqan yihin

Hooyadi Aya wacday habenki wiilkeda iyado leh ila manta imad so wicin ma fican tahay
Markas ayu dhahay haa hooyo mcn alhm seitahy wan yara mashquulsana manta
Cabar yay wada hadlayen Mamaโ€™da iyado Hadlaysa Ayay tidhi Watan Sagal imika timid suuqa ayay ku maqnayde Hoo Lasi Hadal Markas ayu dhahay hooyo imika wada hadlaynay iyada sagalna way yaabty iyado og inay iskugu danbeysay malinku guriga ka baxay ee uu tagay is kamay jidhine Waxay dhahday haa hooyo imika wada hadlaynay
Qolkeda intay gashay yay is waydinaysa Herka intas leg u isku diidsinayo Way iska aamusty Hanad wuxu Maqan Yahay mudo ah 5 bilood Sagalna intas waxa Barasho ayay ku jirta iyado diidaysa aqoon laโ€™aanta io in kolba hanad ku idhahdo isku level ma Nihiin

Mamaโ€™da aya ah qofka mar wlba sagal garabka sinaya leh waxbaro dharkan xidho hanad haku imado ado isaga ka aqoon io rer maagalnimo badane mamaโ€™du way dareensan tahay sagal io Hanad inanay isku ficnayn hadana hoosta ayay ka wadata isku so dhawan shaha labadooda

Mudo ka din waxay laso baxday sagal qurux io aqoon dheeri ah iyado kuwa maagalka ka badisa mamaโ€™da Aya Hadyad ugu keentay sagal Gaadhi

Sagal waxay ogโ€™aan ku gadhay mamaโ€™da inay wax walba u sheegto io iyada io hanad siday isku yihiin Habenki marka la garay ayay u timd Mamada Waxayna ku tidhi hooyo aniga waxa tahay saxibtyda waxana ku sheegaya wax walba oo jira oky ii sheeg aye ku tidhi
Waxay tidhi hooyo aniga hanad marna ixtiraam ima siiyo sababto ah guurka io aniga midna raali kama aha imika wuxu ku maqan yahay maha shaqo Ee Naag ayu u tahay malika u dhaho mar walba isaga aya igu qasbi jiray ina ku dhaho aroos ma rabo ina ku dhaho u iso xidhiidhiya intasba isaga igu qasbay

Mamaโ€™da intay ilin ka timid ayay ku tidhi hanad wanu fahmayne hooyo labad ayu haysta qof kale waxs uma adkaysten markas ayay ku tidhi inantydiyay wan aqaan dhaqanka hanad lkn waxs kama filayn isug wada wacaya sagal aya ku tidhi may hooyo iska dhaaf waxna how sheegine Mamaโ€™di qolkeda ayay gashay wayna  salaad walba u ducaysa sagal

Subaxdi marki laso kacay ayay sagal mamada wada quracden Kadib mamaโ€™di aya dhahday sagal sidan wax fican maha inu ninkaga naag kale ku maqnado lkn fikir ayan ino haya si u uso noqdo waxan dhahaya wan xanuunsanaya ee kalay wan huba inu markina imanayo way isku raacen

Hanad io malika Oo iska jimicsanaya aya laso wacay hanad markas ayay ku tidhi sagal setahy isna u ku damiyay mobelka mar kale ayay so wacday intu ka qabtay ayu dhahay maxad rabta yaah markas bay tidhi kaliya waxan ku sheegayay inay xanuunsa nayso hooyo wayna ku jartay intu Naxay ayu kuso celiyay lkn kamay qaban

.Like saara Azaxapy iyo loveta haka ilaawinaโค๏ธ๐Ÿ‘
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 4

Sagal aya ka daba kacday markay qolki gashay way iska seexaty isna sidii dhaqankisa ahayd dhulka intu seexday ayu mobelkisi laso baxay isago asxabtisa la sheekeysanaya Kadib Gabar ayu wacay  isago farxad io sheeko isla watan ayu dhahay quruxey Bari Wan ku Imanaya Aad Ayan Kugu xiise Sagal intas way maqlaysa Lkn dhag uma dhigin Wayna iska seexaty
Subaxdi Marki laso kacay ayay sagal quracdi diyaarisay Marki miiska lays kugu imid Ee la Quracday ayu Hanad dhahay Hooyo Safar aya saka ahay wana bixi raba Halke ayay ku tidhi Mamaโ€™di markas ayu idhi (Canada ) tagaya halkas ayan hawlo ka leyahay Mamaโ€™di aya ku tidhi mad iska joogtid hooyo markas ayu dhahay wa qasab ina baxa hooyo markas haye ku dhahday Markas ayu dhahay wan diyaar garoobaya qolkisa ayu galay kadib sagal aya dhahday hooyo isug hanad aya diyaarinayaye markay qolka ugu gashay ayay ku dhahday kalaay hooyo mad runta u sheegtid ina Naago u tagaysid Marks intu uso dhawaday ayu ku dhahay Aniga noloshyda faraha lama so gali kartid waxna kama galin runtayda  io bentyda oky sagal ilin aya kuso istagtay wayna iska Aamustay markas ayu u raaciyay hooyaday waxba uma sheegi kartid   sagal wayka baxday qolkisa bananka intay tagtay kuso oohin dhamaysaty markas ayay wax ay sameeyso garan wayday mamaโ€™da haday runta la wadaagi lahyd Xanuuno ayay ledahay oo naxdinta io warwarka wa laga ilaaliya

Sagal ma laha hablo ay saxib la tahay oy wax la wadaagto rerkeeda uma sheegto dhibkay ku jirto Wayna iska samirty ilahy ayay talo saraty

Hanad asxaabtisa aya u imid siโ€™ay usi keexeyan uso baxay hooyadi ayu macsalaameyay una baxay โœˆ๏ธ

Sagal wajigeeda murug aya ka muqata mamaโ€™di ayaa ku tidhi ma waxad ka warwarsan tahay tagi tanka hanad sagal dhibka maba ay dareensin sidi laba qof oo isku fican inay kala tagen Camal ayay u tidhi hooyo haa safarku u iska naxdin badan yahay markas ayay qolkeda gashay iyado leh ilahow nin aan waxba ogayn ha Cadaabin

Mamaโ€™da waxay moodaysa inay Nin io naagti isku yihiin maba oga colaada dhextala labadan qof

Hanad hooyadi ayu so wacay una sheegay inu nabad tahay sagal oo mamaโ€™da agjoogty aya maqlaysa iyado niyada ka tidhi alhamdulilah

Sheekada inti macaanka io murugta ahayd wayso socota ๐Ÿฅบ

Ee comments igu dhiirigeliye aan cajisinee๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ข

Like saara Azaxapy iyo loveta haka ilaawinaโค๏ธ๐Ÿ‘
Xigasho: @AishaAhmed99
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ˜†โ™กโ˜†โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ”—โ”โ”โ”โ”โ”โ€ขโ…โ€ขยฐโ€ขโˆโ€ขยฐโ€ขโ…โ€ขโ”โ”โ”โ”โ”โ”›

โœจ Somali Promotion โœจ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
โœฆ ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan
โ‹ ๐ŸŒŸ @Al_xakiim
โœฝ โœจ @Quruxdaislaamka
โˆ ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi
โœค ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar
โ… ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag
โœŽ ๐Ÿ’ซ @TAMARSIINTARUUXDA
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โœฐ ๐Ÿ’ก @XikmadoSom
โœฝ ๐Ÿ… @Dhiiragaliye
โ‹ ๐Ÿ“š @AishaAhmed99
โœฆ ๐Ÿง  @QalbiDhaye143
โ‰ ๐Ÿ“˜ @kalimakariim
โˆ ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha
โœŽ ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252
โœค ๐ŸŒŸ @Ruuxda
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โœฆ ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side
โ‹ โค๏ธ @Hasancaashaq
โœฝ ๐ŸŒน @daren_jaceyl
โ‰ ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed
โˆ ๐Ÿฆ‹ @Noqoxiddig
โœŽ ๐ŸŒŸ @FAAIDOCHANEEL
โœค ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“
โœฆ ๐Ÿ“– @maanhage
โ‹ ๐Ÿ› ๏ธ @farsamada
โœฝ ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2
โ‰ ๐ŸŒŸ @guuleyso11
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š
โœฆ ๐Ÿ“š @somalibooks
โ‹ ๐Ÿ›๏ธ @Somalilibrary
โœฝ ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
 โ—คโ”€โ”€โ€ขโ€ขโ”€โ”€โ—ฅ
 โ–โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–Œ
โญ๏ธ JOIN ALL CHANNELS
https://t.center/dareenbulsho
โ—ฃโ”€โ”€โ€ขโ€ขโ”€โ”€โ—ข
๐Ÿ’ซ Ku Sali Nebiga SCW ๐Ÿ’ซ
โˆด.ยท:ยจยจ:ยท. โ˜™.ยท:ยจยจ:ยท.โ™ก
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘ฆ๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 3

Mamaโ€™du Ayaa ku tidhi hanad Waa Wiil kaligi Ah Wxan Raba Inu ka baxo Nolashas Mamaโ€™du Waxay Arin walba u sheegtay si anay sagal u dhibsan la dhaqanka adag ee hanad
Sagal waxay Is waydinaysa Hanad si aay isku fahmi lahayen

Lkn hanad maha mid sagal io guurkeda midna uso jeeda
Wuxu mar walba Ku dhaha sagal aniga xaaskyga ma tihid kaliya raali ahanta hooyaday aya ku qaaba  io ina iyada nafteeda u ilaaliyo

Sagal maha mid dhag u dhigta hadalka hanad waayo hooyadi ayaba wax wlba u sharaxday io hanad dabeecadisa Sagal waxay ku mashquulsan tahay la qabsiga guriga waxana ka cawisa mamaโ€™da Waxadba mooda inay tuulo ka iman ay waligedba guriga ku nolayd siday mamaโ€™da u wada Sheekaystan io is dhexgalkoda Habenki Ayuu Hanad guriga imid wuxuna imid hooyadi Oo Seexaty kaliya Sagal so jeedo Waxayna Ku tidhi fadhiso Aan Casho kuso diyaariye Lkn intu iska dhafay ayuu dhahay asxabtyda laso casheeyay

Qolkisa ayuu galay Sagalna waykaso daba gashay Sidii Dhaqankisa ahayd Dhulka ayu seexday Mobelkisa ayu laso baxay isago hablo la sheekaysanaya video call aadna u qoslaya anay kaba qasnayn Sagal dhaqankiisa io isaga tona uma bogin lkn mamaโ€™da darted ayay ugu samraysa Subaxdi Sagal Waxay diyaarisay Quracdi waxayna so yedhay mamaโ€™di hanadna uso baxay halki aya lagu wada quracday mamโ€™di aya hadal kaftan ah kuso turtay hanad io sagal waxayna tidhi incha allh malin dhaw waxa miiska buxin doona ciyaalka ayeeyda u noqon doona wan farxad aad u weyn Hanad aya marku maqlay hadalki  hooyadi ku saxday cuntadi isago ka Naxay hadalkas Markas ayay hooyadi ku tidhi Hoo biyaha maxa kugu dhacay marku Cabay ayu dhahay waxna kaliya
wan saxday Markas ayu baxay sagal aya qolkedi iska gashay mamaโ€™di Aya uso gashay Oo ku tidhi Sagalay mid samee Cuntada hanad cunaya shaqalaha haw dirin adiga gacantaada ugu so kari qolkisana adiga hagaji waxay ka caawinaysa inu hanad dhaqankisa badalo Wana ku baraya cuntoyinka u jecel yahay haye hooyo ayay ku tidhi mamaโ€™da aya aad ula dhacda dhaqanka wanaagsan ee sagal io siday u ixtiraanto anay hadalkeda u diidin

Sagal waxay is waydisa mamaโ€™da wanaagsan io wiilkan dhaqanka xun haddana waxay ku hilmamta xumantisa hooyada xanaanadeda fican Mamaโ€™di io sagal waxay wada diyaariyen Casho aad U Qurux badan Hanadna u jecel yahay kadib ayay Mamaโ€™di ku tidhi sagal orod dharkas so xidho sagal qolka ayay gashay wayna so xidhaty iyado dhibsanaysa waxanba Markay so baxday Ayay mamaโ€™di aad ula dhacday Quruxda sagal kuna tidhi m.a inantydiyay Hanad aya so galay guriga Markas intu qolkisa galay ayu so baxay halki io miiska cashada imid iyago hooyadi ku leh mamo seetahy is yara wareysten kadib Cashadi la so wada dul fadhistay markas ayay mamโ€™du aragty hanad inanu marna ishu kaga dhacayn Una xageda egayn Markas ayay mamaโ€™di dhahday hanad Hooyo waxad heshay Gabar aad u qurux badan una fican iyado rabta inu eego sagal lkn hanad waxasi uma jeedo isago eeginba ayu dhahay haye hooyo Cafimaad igu cashe kadib qolkisa ayu Tagay

Like saara iyo loveta
Xigasho: @AishaAhmed99
Alxamdulilaah โค๏ธ๐Ÿ˜
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐ฝ๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘ฆ๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 2

Mamaโ€™di Hanad Dhashay Safarkedi Ayay U Baxday  Ugu danbey Way Nabad Tagtay Oo Tuuladi Way Gadhay

Hanad Isaga Guriga Laba Cisho Kamu Bixin Werwer Dartis io Nolol Aanu Raali Ka Ahayn Inu Galo

Mamaโ€™da Hanad Dhashay reerki Markay Dhawr cisho Joogtay Tuuladi Kuso Dalxiistay Ayay Hawshay U timid Gashay Islaanti Aay Saxibka Ahayn Aay u timid Mamaโ€™du Ayay Wada Hadlayn Una Sheegty Arinkay U timid

Ugu Danbey Hanad Waxa Lo Doonay Gabar Sagal La idha Wana Gabar Qurux io Wanaag Isku darsaty io Haybad

Hanad Muruga Ku Dhan Sababto Ah Gabar Aanu jeclayn Oo Waliba Rer tuulo Ah siden Xaas Uga Dhigta Ayuu Kolba Saxibadi ku leyahy isaga Oo Diidaya Hadhaw in Lagu xadnto Madaama U Yahay Wiil rer magaal Ah Oo hanti Leh Kolba Wadan U Dalxiis Taga Sidu gabar Rer miyi Ah u Guursaday isago Helaya Gabar Aay Isku Level Yihiin

Sagal gurigi Aaya La keenay Hanad io Hooyadi Dagnayen Halks Aayna Dagi Doonan Madaama Mamaโ€™du Kaliged Tahay wiilkedu Kama Guuri karo Wayna isla Qaten

Sagal iyadu Jawiga io Dadka Magaalada Wali Lama Qabsan Inkasto Mamaโ€™du Garab tagan Tahay Sagal Hanad io Hooyadi Aaya Iyago Wada Hadlaya Mamaโ€™du tidhi Waxan Raba Ina Aroos Weyn dhigano Hanad Intu Naxay indhaha Tagay Aayay Hooydi ku tidhi Wiilkygi Maxa Kugu Dhacay Wuxu ku dhahay Hooyo Waxba Ma jiran Kadib Aayay Ku tidhi wan Seexanaya Subaxa Hayno Ahato Hanad Oo Yaaban Oo Inu Magaalada Ka Cararo inyar iskaga Haaya Ayaa Qolkisa Galay Tan io malinti u guurka maqlay Mu seexan

Sagal Oo Iyadu Qol kale Dagan Oo Wali Lo diyaarinayo Arooska Aaya iyaduna Dhankeda Murug io Fikir Kula jirta

Hanad Arooska Si u iskaga Joojiyo Ayu Ka fikiraya Markas Ayuu Qolkeda ku gaaracay Albaabka Markas Ayu ku dhahay Ina kula hadlo raba Meel balakoon Ah Ayay fadhisten Wuxuna U Sheegay Guurka io Arinkan Inanu Raali Ka Ahayn Uu Hooyadi Darted U sameenayo Wuxuna ka codsaday Inay iyadu ku Qanciso Hooyadi inanay Aroos Rabin Sagal Arinka Wayba Fahmi Ladahay Lkn Waa Gabar Aqli io Wanaag Leh Waxay ku tidhi Aana Hooyo Ku sheegi Doona bari Oky Saas Aayaynu Isku Ognahay Ayu idhi Qolkisa Ayuu ku Labty

Sagal Aya Subaxi Madaami u Sheegtay kana Dhadhicisay Inanay Aroos rabin Madaama Uu Hanad Ka Codsaday isago diidaya in Lagu arko sagal Mamaโ€™di Aya ku tidhi Hadad happy ku Tahay waan Iska daynayna Inantydiyay

Hanad Marku soo kacay miiski quracda u imid ayay Hooyadi u sheegtay In sagal aroos rabin Markas ayuu dhahay Haday Rabin inaga Dhaf isago niyada ka farxay kadib u quracday Una baxay Sagal io mamaโ€™di aya Qolka fadhiga Wada Fadhistay Waxayna Mamaโ€™du u keentay Sagal dhar io dahab io shopping Mahadsanid waxayna u raacisay Hooyo Hanad Maxad Ugu dooni wayday Gabar Rer Magaal Ah  Mamaโ€™di intay dhoola cadeysay Ayay ku tidhi adiga ayan kula jecladay rerkagana io hooyadana Waxanu Nahay Dad Aad isku Yaqaana Aqoon isku leh adigana  Waxan Oghay ina ku habon Wiilkyga

Like isaar @xaqiiqadanolosha

Hadad ka heshay love saar qaybta xigta waxan ka arkaya xiisihiinaโค๏ธ๐Ÿ˜‹
Xig: @AishaAhmed99
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘ฆ๐‘™   โ™ฅ๏ธ part 1

Hanad Waa Wiil Madi Ah Wana Wiil Ka Dhashay Rer Hanti Badan Leh

Hanad Waa Kibrani Aad Iskula Weyan
Hooyada Hanad Dhashay Aya Mar Walba Jecel Inu Wiilkadu Guursado Si U Kalinimada Uga Baxo Lkn Isaga Guur io Arimaha Ma Jecla Inu Iska Bashalo Kolba Wadan u tago Mooye

Malin Isaga io Hooyadi Oo Wada Qadenaya Ayay Mamaโ€™du Ku Tidhi Hanadow Hooyo Waxan Raba Ina Manta Si Weyan Kula Hadlo Hanad Intu Si Kalgacal Leh Uso Egay Ayuu Dhahay Hooyo Ii sheeg

Kadib Mamaโ€™di Ayaa Ku Tidhi Hooyo Waxan Raba Ina Caruurtaada Arko madaama Imika Qof Weyan Noqday Xata Hadday Tayda noqoto Micnaha Aan Dhinto Aniga Oo Garabkaga Ku Og Xaas io Caruur

Hanad Ayaa Dhahay Hooyo Incha allh Wan Guursan Wali Wakhti Ayan Haysta Lkn Imika Guur uma Jeedo Isago Raba Inu Qanciyo Hooyadi Si Aay Guurka Dib Ugu Dhigto
Lkn Mamaโ€™da Hadalkedi Ayay Ku Tagan Tahay Wayna Ku Adkaysay Arinta
Isaga Oo Raali Galin Naya Hooyadi Ayuu Aqbalay Arinti

Mamaโ€™da Aad Ayay u Faraxday Farxad Ayay is Kala Garan Ladahay Kadib Ayay u Raacisay Inay Gabadh Fican iyada U Dooni Doonto Hal Week Kadib

Hanad Aad Ayu U Warwarsan Yahay Murug io ciil Ayuu La Seexan Wayay Habenki Isago Diidaya Guurka io Gabadh Aanu Aqaan U Lahayn Sidu Uu Gursan Laha

Mamaโ€™da Ayaa La Hadashay Islaan Aay Saxibo Ahayen Oo Magaalo Tuulo Ah Dagan Una sheegtay Bari In Aay Safar Uso Tahay Tuulada
Mamaโ€™da Waxay U Baxaysa Hawsha Wiilkeda Una Dooni Rabta Gabar Dhaqan io Hidihi Leh Oo Wanaagsan

Hadad ka heshay love saar qaybta xiga waxan ka arkaya xiisihiinaโค๏ธ๐Ÿ˜‹
Xig: @AishaAhmed99
โญ•๏ธโ™ก Somali Promotion โ™กโญ•๏ธ

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
โ–  ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan
โ–  ๐ŸŒŸ @Al_xakiim
โ–  โœจ @Quruxdaislaamka
โ–  ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi
โ–  ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar
โ–  ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โ–ก ๐Ÿ’ก @XikmadoSom
โ–ก ๐Ÿ… @Dhiiragaliye
โ–ก ๐Ÿ“š @AishaAhmed99
โ–ก ๐Ÿง  @QalbiDhaye143
โ–ก ๐Ÿ“˜ @kalimakariim
โ–ก ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha
โ–ก ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252
โ–ก ๐ŸŒŸ @Ruuxda
โ–ก๐Ÿ’ช@TAMARSIINTARUUXDA
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โ–  ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side
โ–  โค๏ธ @Hasancaashaq
โ–  ๐ŸŒน @daren_jaceyl
โ–  ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed
โ–  ๐ŸŒˆ @Noqoxiddig
โ–  ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“
โ–ก ๐Ÿ“– @maanhage
โ–ก ๐Ÿ› ๏ธ @farsamada
โ–ก ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2
โ–ก ๐ŸŒŸ @guuleyso11

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š
โ–  ๐Ÿ“š @somalibooks
โ–  ๐Ÿ›๏ธ @Somalilibrary
โ–  ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
       โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
โ™ก JOIN ALL CHANNELS
       โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
*ku Sali nebiga SCW


https://t.center/dareenbulsho
ู„ุง ุชุญุฒู† ู…ู‡ู…ุง ุฃู†ูƒุณุฑ ู‚ู„ุจูƒ ู„ุงู† ุงู„ู„ู‡ ุณูŠุนุชู†ูŠ ุจูƒ

Ha murugoon, si kasta oo qalbigaagu u jaban yahay, waayo Ilaah baa ku daryeeli doonaโ™ฅ๏ธ๐Ÿฅน
Wuxu nacabki dhibsaday sidaynu naho
Marka inaan sidan noqona bu namiimki diidan yahay naftaydiyaw hadii hadii nooci xumaa nacsii isa so dhahaan anaa so niyad jabshee u sheeg noloshena wacan๐Ÿ’‘๐Ÿ™ˆ

โค๏ธ๐Ÿ˜๐Ÿ‘
Wixii talo iyo tusaale ah halkan igala soo xidhiidha , Hadii aad Rabtaan mawduucyo garaa aad Rabtaan xataa waad iga soo sheegi kartaan adigoo magacaga iyo halkad ku nooshahay soo raacinaya

halkana saaxiib igala noqda walaalayaalโค๏ธ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

My what's app
Http://wa.me/+252634785649
More