Cajiib hadal aan lacajabay ayaa ahaa
Imaam abuu daauud ayaa asagoo doon saaran waxa uu maqlay nin bada xeebteeda ku hindhisay oo kafogaa markaas waxa uu kiraystay doon yar hal dirham ayuu ku kirystay markaa ayuu ninkii utagay wuxuuna ku yiri
يرحمك الله
Ninkii ayaa asna wxuu kuyiri
يهديكم الله ويصلح بالكم
Dadkii doonta ayaa waydii imamka maxaa sidaa usamaysay wuxu yiri soo lagama yabo inuu yahay mid ducadiisa la aqbalo
Markaa habenkii la gaaray ayay maqleen cod aan laga raneynin oo dhahaayo Hadal ah "ogaada abuu daauud wuxuu janadii ku helay hal dirham".
Hadaba hayaraysan ducada qofkasta oo mu,min ah lagayaano inuu yahay mustajaabu dacwo.
Abdullahi Aadam
✍#AdoontiiRabbi @AishaAhmed99