AL XAKIIM CHANNEL

Channel
Logo of the Telegram channel AL XAKIIM CHANNEL
@Al_xakiimPromote
17.07K
subscribers
2.05K
photos
96
videos
434
links
Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan @Abdalle_Yuusuf
Qofka daacada ah waxa uu ballanta qaadaa asagoo murugsan, waxa uu garanayaa culayska ay leedahay ballantu.
Mararka qaarkood xusuusaha qofka waxa ay ku raagtaa noloshaada in ka badan qofka laftiisa. Balse adigu waxaad noqotaa mid qaluubta dadka uga taga xusuuso wanaagsan oo loogu xiiso marka lagu soo xasuusto.
Waxaa heynaa Channel iib ah oo ku jirto 10k+ qof, haddii uu jiro qof doonaya inuu iibsado qiimo dhimis balaadhan ayaana ku samaynay ee nagala soo xiriira: @Abdalle_Yuusuf
Kalsoonidu kama timaado inaad mar walbaa saxnaato balse waxay ka timaadaa inaadan ka baqin inaad wax qalad.
Noqo qof marka ay dadka arkaan ay dhahaaan aduunka weli qeyr kama dhamaan. Ha rajo dhigin maxaa yeelay rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo iyo waxa kaliya ee sabab u noqon karta inaad guuleysatid.
Taariikhda lagama haayo ilaa iyo hadda qof hammigiisu sare yahay oo ka go'an tahay inuu ka dhabeeyo hammigiisa siduu ku gaari lahaa oo dib u dhac uu la kulmayo, waa laga yaabaa in qofkaas uu ka celiso qadarta Allaah balse marnaba ma dhacayso inuu ka hadho asaagiisa, sababtoo ah shey kasta waxa uu ubaahan yahay in laabtaada ay kasoo go'do marka aad ku dhaqaaqi rabtid. Isku soo wada duub fadlan isku day inaad noqoto qof meel hiigsanaya oo aan celinayn caqabadaha nolosha, maanta dadaal beri waad guuleysan Insha'Allah.
Marnaba dadka ha ugafin waxna haka sheegin, sidoo kale iska ilaali inaad qof wllka ah aad caydid iyo ceebaysid sababto ah diin ahaan iyo akhlaaq ahaanba ma ahan wax wanaagsan.
Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.

Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO

Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimo

La socod wanaagsan
Naftaada marka ugu horeyso bar farxadda, ilaa ay farxadda ku soo doonato adigana aad u faraxdid.
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Waad noqon kartaa qofkaad rabto inaad noqoto mustaqbalka balse waxa kaa hortaagani waa cabsida oo kaliya, iska saar cabsida horeyna u dhaqaaq.
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Caqabadaha kusoo waajaha ma keeni karaan geeri, hasr agaatee dilaaga nolosha waa walwalka iyo murugada faraha badan.
Waxa ugu adag ee qofku ku samayn karo is-badal waa naftiisa. Haddaad naftaada ka guuleysato waxkasta oo aad dooneyso nolosha waad ku guuleysan.
Dhiirigalintu waa waxa kaliya ee kugu dhaqaajin kara, shaqo aad rabto inaad qabato. Hadaadab dhiiranayn, karti uma yeelanaysid inaad si xamaasadaysan u qabato waxaas. Waxa qofkasta u fududeeyo inuu gaadho hankiisa, waa dhiiri galin. Waa shidaalka uu qofku u isticmaalo xaqiijinta yoolkiisa.

Waa maxay dhiiri galin?
Waa waxa ugu muhiisan ee qofka gaadhsiiya hadafkiisa. Waxa qofka riixaya, ee keenaya inuu ka dhabeeyo yoolkiisa. waa dhiiranaanta uu ku qabanayo hawlihiisa.

Sidee ku noqon kartaa qof dhiiran?
Si aad u noqoto qof dhiiran, waxaa muhiima inaad heli karto qof ku dhiirigalinaya, oo ku jecel.

Sida waalidka.
Walaaladaa.
Asxaabta.
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Waligaa ha ka quusan riyadaada, waayo ma ogid inta aad u dhowdahay inaad gaarto. Xusuusnow in dulqaadka loogu dulqaato caqabadaha kaa hor yimaadaan intaad ka gaareysid yoolkaaga inay qeyb ka tahay Guusha.
Guusha waa natiijada dadaalka joogtada ah. Ha joojin inaad dadaasho, sababtoo ah waqti kasta oo aad bixiso waxaad u dhowaanaysaa guushaada, waana inay noqotaa guushu hadafka aad hiigsanayso.
More