Shekada yar ee mcn 😋 aan ka haaya ayaa ah wiil ayaa lawa isbuuc ka hor gatay ( 1,000 Coin🪙 ) halki koyn markaa wuxuu maraayay 0.5$ lacagta ka gashayna waxay ahay 500$ 0.5×1,000=500$
Kadib 12 maalmood oo dagaallo aan kala joogsi laheydn ay ka socdeen intabadan gobollada wadanka Suuruiya ayay ugu dambeyn xoogagga mucaaradka Suuriya lawareegeen talada wadanka. Wararka ka imaanaya Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo xalay fiidkii ka billaawday magaalada Ximis oo ah caasimadda 3aad ee wadanka ay sababtay in ay burburaan ciidamadii dowladda Bishaar Al-Asad.
Najmo: yarta aan warka kuu gaabiyo , waa taan isku sir qarsan jirnay e , mala socotaa in uu cabas xiriir la leeyahay Safiyo
Raaxo: xiriir walaaltinimo oo kaliya ayaan ku ogaa e see wax u jiraan
Najmo: yarta , saakay ayaan safiyo i imaaday oo aay i sheegtay in aay cabaas wax kala dhexeeyaan oo aay waliba meel fiican u mareeyso
Raaxo: oo maxaa ka dhaxeeya hadalka ii faahfaahi
Najmo o jaaniskaasi ka faaideysaneyso misane dareentay in aay raaxo hadalka u dhuun daloosha ayaa ku dhahday
Najmo: hada ayaan ka soo tagay safiyo oo waxeey la hadleysay cabaas , marka hadala ROMATIek ah oo aay ku hadlayaan ayaan soo dhageysan wayay , maka waxaan goaansaday iin aan ku sheego wixi jira
Raaxo : oo yaaban ku dhahday ..... romatiek noocee ah
Najmo: hadii aadan i aamineeynin bal wac cabaas oo weeydii ee bal iskud ay in uu telfoonka ka qabanayo iyo inkale , war filimpo aad u mac ayaa ku socota ee sidaas wax ula soco
wixii aay shekada socotaba waxa lagu hishiiyay in aay raaxo cabaas wacdo si aay hadalka u xaqiiqsato , balse nasiib daro cabaas ma uusan qaban CALLWAIT kii aay raaxo ku soo gashay
raaxo ayaa aad uga coortay(maseertay) telfonka laga qaban wayay , waliba dhidid waa weeyn ka soo daatay .
wixii aay raaxo telfoonka ku celcelisoba ugu danbeynti waxey goanstay in aay mobilekiisa ka wacdo balse maxa dhacay
cabaas: hello , salaman ka dheh qaali xooga ka dib wac ayaa igu jirtay
Raaxo:oo marka aaad sheekda romatika ah so dhameysato wac miyaad is dhaheysay
Cabaas: adiga kaftanka ayaan kugu jeclahay marka aniga ayaa ku so wacayo qaali ee wax yar lee isug
raaxo: calaa iyo xal waxaan rabaa in aan ogaado qofka aad callka ugu jirto "?
Cabaas: waa safiyo ee maxaa jiran waan maseray miyaad i dhihi rabtaa "?
cabaas ayaa raaxo ku qanciyo in aay telfoonka isa saarto oo aay is dajiso wixii aay rabtone weydin karto balse raaxo hadalkaasi maku qancin oo waxeey is dhahday , ninka sheeko mac ayaa u socota
dhowr daqiiqo ka dib cabas ayaa safiyo u sheegay in uu markale so wici doono o aay sidaasi isku macsalaameyaan
balse cabaas ayaa markii uu telfoonka isa saaray goansday in uu soo casheeyo ka dib lee u waco
balse inta uu ka maqnaa telfonka aya waxa so wacday raaxo oo telfoonkane laga qaban wayay xitaa mobile , ayada oo xanaaqii aay xanaaqsadii uu sii lixaadsaday
balse waqti koban ka dib ayuu cabas so wacay raaxo oo waxaa dhax martay sheekdaan iyo doodaan
Deeqa waxay ku tiri walaasheed ka yar ismahaan abaayo wiilashaa cadeys miyey rabaan mise bal soo waydii wey utimid zxp-ka libaan wuuba ilaabay deeqa aad ayuu uga helay lkn deeqa ayaa noqotay qof u kulul libaan marka ay soo ag istaagtay ismahaan Dhalinyaradii ayna way diineyso qofba dooqiisa ayuu is ilaabay liibaan oo waxa uu u dhiibay Mobelkiisa oo ay ku qoran tahay 061 way fahan tay wayna u dhameystirtay 061**** wuu ka qaatay lkn waxaa layaab ku noqotay Asxaabta meesha fadhisay in ninkaan uu gabadha mobelkiisa u dhiibay asigoon halmdlin iyo iney u dhameystirtay iyadoon su'aalin waxaaba ladhihi karaa dadka qaar waxay moodaeeyn iney aqoon hore isku lahaayeen
Meesha lagu kaftamayo Cabdirsaaq oo kamid ahaa dhalinyarada meesha fadhisay ayaa ku yiri liibaan bro lanabr maad ka reebtay qofta wuxuu ku yiri my sidee mobelkaaga ugu dhiibtay waa inan aan is garaneyno wuxuu yiri markaa OK zxp liiban wuu baxay waana lakala tagay Hpn-kii marka salada Maqrib laga baxayba wuxuu wacay liibaan waa Lees lahadlay xooga waxay waxay u sheegaty inay katimid kismaayo ayna la'nooleed hoyadeed Ayna u timid Abaheed iyo walaalaheeda kale wuxuu u sheegay inuu isagana la noolyahay Famil-kiisa uuna dhameeyay jamacad diini ah aad baa lesku bartay wana lalaka seexday
Raaxo oo ku faraxsan aay dib u maqasho gacaliyaheeda codkiisa ayaa dhahday
Raaxo: macaanka aad baan u faraxsanahay in aad codkaada dib u maqlo
Cabaas: dabcan anigane sido kale ee ma guursatahay hee mudo ayaan kala maqneyn e
Raaxo: hadii aan guursanayo xitaa waxaa lama huraan ah in aad xafladeeyda ka soo qeyb gasho
Cabaas: woooow , saas ayaa lagaa rabaa, macaanto aad baan u daalanahay oo wali xalay o dhan ma hurdin oo safar baan ku soo jirnay marka waan sii seexanayaa ee macsalaamo
raaxo oo aan ku qancin macsalaameyska cabaas ayaa ku dhahday
Raaxo: macaanka macsalaameys aan jecleysan ayaad i macsalaameysay ee hurdo wacan by by
cabaas oo madaxa ciida ka ceshanaya mise is adkeeynayo ayaa ku dhahay
Cabaas: oke mahadsanid by
dhan kale Najmo aad beey ugu faraxsaneyd in aay cabaas iyo raaxo aay intaas oo dhan i moogaadaan , najmo ayaa isku dayday in aay raaxo dhowr jeer wiilal kale ku qalqaaliso balse waa aay ka diiday
raaxo aad beey ula socotay in aay najmo cabaas jeceshahay balse wax xumaan ah ma matusin dhankeeda
Najmo ayaa ku faraxday in aay maqashay in uu cabas dalka dib ugu soo noqday, goaansatayne in aay cabaas caadi u so salaanto
najmo ayaa markii aay guriga cabaas imaaday loo sheegay in uu qolka fadhiga ku jiro walibane asiga kaligiis
Najmo:yarka sanadka , hadii dalka laga tagay xitaa dib maloo soo wacay dadka miyaa
Najmö: Dabcan nifsdeeyda ayaa ku tawday , oo in aan dib kuu arko aad baan ugu faraxsanahay
cabaas: hadal waaweeyn baad ku hadaleeysa oo aanan fahmin , mise aniga ayaa qalad wax u fahmay
Najmo: wax garad baa tahay oo waxa aan ka hadlayo waad dareemi kartaa cabaas , balse hada waan kaa si tagayaa oo markale ayaan fursad fiican ku wada sheekeeysaneeynaa
Cabaas; fursadaan fursad ka weyn in aay ku soo mari doonto ma ila ahan oo wixii aad qabto maanta waad sheegi kartaa , oo madaxa korkiisa baad i sarantahay
Najmo oo dib u fadhiisatay ayaa ku dhahday
cabaas nafsadeeyda ayaa ku jecel waliba si wanaag ah oo daacad ah kuu jecel , hadalka aan ku hadlanayo afka ka dhihin e qalbiga ayaa ka dhahay , please codsigeeyga aqbal
cabaas: waligeey kuma fikirin in aan xiriir kula sameeyo mana laga yaabo in aan fikiro , iga raali noqo , waad dareemi kartaa sababta aan ku diidayo
cabaas: hahahahahahah qalbiga ayaad waayeel ka noqotay , najmo waan ku jeclahay waxaana kuu jeclahay qaab walaaltinimo sorry
Najmo: hadii aad rabto waad ka soo fakiri kartaa, balse arintaan waa sir aan kugu qarsaday ee fadlan qofna ha iga sheegin hadane waan sii baxay
cabaas aya markii aay najmo baxday goaan ku gaaray in uu aado garoonka TEERI si uu banooni(kubad) ugu ciyaaro. nasiib wanaag inta uu wada ku sii socday asiga iyo ragii aan wada ciyaari rabeen ayaa waxaa ka hor imaaday raaxo
raaxo: macaanka shalay leed imaaday maantane banooni ayaa u socodaa see camal
Cabaas: macaanto malmahan oo dhan kubad ma ciyaarin marka maanta aan kaa so baashaalo ee halkeed u socotaa
Raaxo: waxaan rabay in aan ku soo booqdo balse marba hadii aan kubad u socoto horay ayaan kuu raacayaa si aan kuu soo daawado
raaxo iyo cabaas mudo bil ku dhaw ayeey wada sheekeeysanayeen ayaga oo aan wali is raali galin oo qofba qofka kale ayuu difaac kaga jiray
ugu danbeeyntii raaxo ayaa ku goaan ku gaartay in aay gacaliyaheda ka raali galiso niyad jabkee aay u geesatay
cabaas aad buu ugu farxay in aay dib u hishiiyaan balse najmo ayaa aad ugu xumaaday in aay cabaas iyo raaxo dib u hishiiyaan
Hadaan idila kaftamo duhurkaan waxaan rabaa inaan ogaado inta gabar iyo inta garoob ee ku xeran channel-ka cid badan labadooda magabadha mise garabot-ta gabadhala like-saara halka garoobadana loves-saara Marka cida badan ayaan arkaynaa🤣🥴