Hal Elrod, waxa uu ku soo warinayaa dhiganihiisa lagu magacaabo "
Waaberiga la yaabka ah", -kaas oo beddelay nolosha kumanaan qof- sida uu jarmaadku uga badbaadiyay xaalad halis ah oo uu ku sigtay in uu isdeldelo. Muddo dheer oo uu ku noolaa nolol ay ka buuxaan guulo iyo shaqooyin-bulsheed, dhigane uu qorayna la daabacay, ayay hal mar is beddeleen wax kastaa. Wakhtigii ay dheceen dhibaatooyinkii dhaqaale ee sanadkii 2007dii ayuu hal mar is arkay isaga oo bilaa shaqo ah, gashin badan lagu leeyahay, isla markaana aan bixin karin kirada guriga uu galo, waxa aanu gaadhay xalaad iskugu jirta quus iyo qalbi jab.
-------------------
Waa bog kamid ah boggaga buugga Salaad baa idhaaftay
Kala dag halkaan
๐ Download__
-> Join
@Somalibooks-> Join
@Dhiiragaliye