DAREEN SIDE ๐Ÿซ€ ๐Ÿ

Channel
Logo of the Telegram channel DAREEN SIDE ๐Ÿซ€ ๐Ÿ
@Dareen_sidePromote
16.84K
subscribers
981
photos
212
videos
270
links
Noloshu waa dareen ka dhasha dhacdooyin YouTube: https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo Instagram : ๐Ÿ”ฝ Follow us ๐Ÿ”ฝ https://www.tiktok.com/@dareen_side_?_t=8bmg https://instagram.com/dareen_side_ Mareegta internetka 'web' : https://Dareenside.com
Qaasim Sulaymaani: ku soo dhawoow naarta jahannama sxb, kulayl iyo gaajo igu dishay meesha ee ii wehel yeel .

Xasan: belaayo kuu wehel noqotay! Ma halkanaad iigu yeedhaysay weligaa?!



Maxaa akhyaar naarta ku kulantay maanta ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜๐Ÿ˜‚
โ€‹Ka: muwaadin reer Suuriya ah
Ku: Xisbulaat

Dadka ka soo qaxaya dhanka koonfureed ee Lubnaan (shiicada Lubnaan)..
ku soo dhawaaasa gurigayga ..
Dadkayga qaxootiga ah maantow ma xasuusataan gurigaygii aan idinku soo dhaweeyay sanadkii 2006?

Waxaan jeclaan lahaa inaan idin ku soo dhaweeyo mar kale, balse waad duqayseen aqalkaygii oo waxba kama hadhin ..
Waxaan jeclaan lahaa inaan ubadkayga u diro wadooyinka si ay idiinku yeedhaan oo idiin yidhaahdaan: Guryahayagu way idiin furan yihiin ..
Ma xasuusataan markii ay idin soo dhaweeyeen 2006?
Ma heli doontaan maanta carruurtaydii, maxaa yeelay waad ku disheen xasuuqii Al-Xuula ..
Inantaydii idiin diyaarisay saxanka mac-macaanka ee aad ka hesheen xagaagii 2006 waxa lagu afduubtay gaadhi sita calan huruud/jaalle ah ( calanka Xisbulaat ) mar ay joogtay bar koontorool, dabadeedna waxaanu helnay iyada oo jidhkeeda oo la jeexjeexay oo la kufsaday!
Hooyaday oo idin diyaarin jirtay cuntada intii aad joogteen, waxay dhimatay iyadoo tiiraanyo iyo murugo u dhimatay ka dib markay aragtay walaalkay oo muuqaal la faafiyey uu jidhdilayo wiilkiinu ilaa uu ka dhintay .. Waxay kaliya rabtay inay hesho meydkiisa si ay u aasto, balse waxay u dhimatay ciil iyo caloolyow.

sidaas darteed iga raali noqda, hooyo idiin cunto karisa iyo walaal idin martigeliya toona ma jiraan.
Aabbahay oo guriga idiin dhiibay oo anaga amray inaan ku hoyano guryaha adeeraday iyo eddooyinkay waa la afduubay, dabadeed waa na lagu qasbay inaan bixino lacag, markaas ayay meydkiisii soo tuureen..
ma garanayo inaad aragteen wejiyada dhibanayaashiina, si u xasuusataan in kaasi yahay kii idin martigeliyey ka hor inta aydaad dilin.
Wallaahi waxaan jeclaan lahaa inaan idiin dhaafo wax aad cunto ka heshaan, balse ma xasuusataan gaajadii Madaaya oo aad nagu wiirsan jirteen wahtigaa iyo sawirada cuntada aad noo soo bandhigi jirteen si aad nagu quudhsataan, dhammaantiin haweenkiinna, dhalinyaradiinna, waayeelkiinna iyo carruurtiinnaba .. cuntadayadii Madaaya waxba kama hadhin maalintii ay dadku gaajo u dhimanayeen iyadoo aad na go'doomiseen idinku.
Dugsiyadii aan idinku soo dhaweyn lahaa, waad dumiseen.
Dhakhtaradii aanu idinku daweyn lahaa dhaawiciinna, waad ku duqeyseen iyadoo dhaawacayagii gudaha ku jiraan..
Sidaa darteed, waan ka xumahay inaanan maanta ku marti qaadi karin ..
Balse ma ii ogolaan doontaan inaan weydiin idin weydiiyo:
- Markaad na dili jirteen waxaad dhihi jirteen inaan nahay caqabad idinkaga hor gudban cadowga Sahyuuniyiinta, cadowgii waakaa, maxaad uga soo cararteen maanta?
- Dalkayaga waxaad ku ahaydeen geesiyaal, hub sita, dagaallo gala, waadna dagaallanteen..
Miyaydaan geesiyaal ka ahayn magaalooyinka Ximis iyo Xalab? Maxaan maanta idiin arkayaa idinkoo cararaya?
- Waxaad dagaal adag u gasheen inaad ka xorreysaan magaalada Al-Qusayr dadkeedii, maxaa maanta idinka hortaagan inaad difaacdaan guryihiinna Lubnaan?
- Waad gumaadeen dadkayagii, waad disheen dhallinyaradayadii, waad dumisay guryahayagii, waadna gawracdeen carruurtayadii, si ugu gacan banaanaataan dagaalka aad cadowga yuhuuda la geli doontaan..

Waakaa cadowgii yuhuuddu idiin yimid hadda ..
waakaa fagaaruhu idiin bannaan, idinka iyo iyaga wax idiin dhex yaal ma jiraan, maxaad iska dhiciseen?

- Waxaad u aargoosayseen Xusayn bin Cali RC, Zaynab, Ruqiya iyo Sakiina ( waa ahlu baytka ay ka been abuurteen shiicadu) iyo dhamaan sheekooyinkii sooyaalka idiinku yaaley ilaa aanay jirinba cid aydaan ka aargoosanin..
Balse maxaa sabab u ah in Sahyuuniyiinta yahuuddu maanta idin qixiyaan mar labaad iyo mar saddexaadba oo ay guryihiinna dumiyaan, dhallinyaradiinna dilaan oo madaxdiinna toogtaan, dhamaan waxaas oo hortiina ka dhacaya, miyaanay jirin aargoosi kale??!
In badan ayaan isku dayay in aanan idinku wiisan.. In badan ayaan isku dayay inaan kala sooco arrimaha, qadiyadaha iyo go'aamada aan ka qaadanayo.
Oo aan iska ilaaliyey inaan ku sugnaado meel la ii arko inaan la safanahay cadowgiinna ..

Se Ilaahay baan ku dhaartee isku koox baa tihiin yuhuudda saf keliya ku wada jira.

Ibraahim Al- Kowki, muwaadin Suuriyaan ah.
Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.

Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO

Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimo

La socod wanaagsan
https://skl.sh/3XYMWPN


Skill share waa goob aad ku baran karto xirfado kala duwan oo muhiim ah ,si free ah .
Goor dambe waxaan si weyn u garwaaqsaday odhaahdii May Siyaadah ee ahayd: "Nolosha bani'aadamka ee dhulka dushiisu waa jihaad joogto ah."
Wax kasta faahfaahintiisa iyo dhinac kasta waa jihaad, nolosheena aqalka dhexsiida , qoyska, shaqada, asxaabta xidhiidhka aan la leenahay dadka kale, waxa aynu doonayno iyo waxa aynaan rabin, raadinta aynu ugu jirno kadabka (risq) Wax si fudud ku yimaada ma jiro, maalinna si fudud kuma tagto.
Major waa barnaamij ay soo saareen Telegramka Waana airdrop cusub oo ah update cusub Telegramka ay soo saartay kaasi oo Isticmaalayaasha Telegramka ay ku helayaan abaalmarino aad u qaali ah ayadoo isticmaalkiisa yahay free,

Sidoo kale isticmaalkiisa waa reward meesha ku qorantahay adiga oo talo waxyaabaha qaar inaad samayso aad xidigo ku heleysid sida inaad ku biirto channelkooda iyo storyga saarato linkgooda iyo barnaamijyo kalr ayaa ku jiro oo la isku abaalmariyo

Meesha kale xiisaha leh ayaa ah 8 saac kasta inaad push and earn qaadato taasi oo ah inaad shaashada telkaaga riixdid ood ku qaadatid ugu yaraan 915 star.

Star muxuu faaido leeyahay Star waa sida coin camal 50 star hada wuxuu ka jogga telegramka 1.12 dollar markay so fasaxaana in lala bixi karo ka waran hadii aad heysato 20,000 star qiimahana meeshaas uun joogo imisa dollar haysataa qiyaas?

Hadaba barnaamijkaan waxaa ka faaideysan karo qofkasta Telegram isticmaalo si aad isku diiwaangaliso shuruudo ma jiraan kaliya linkga gal kadibna baashaal

https://t.me/major/start?startapp=421072812
Xeerka labaad

Ha amaanin Dadka kale si xad dhaaf ah ,ama ha siin amaan uusan leheyn .
Qof aan kaftan aqoon hala kaftamin .
Talooyinkan waxay ku saabsan tahay in la ahaado qof run-sheeg ah oo amaanta uu bixinayo aysan ka eheyn dacaayad iyo kaftan ,haddii aad qof amaaneyso ku amaaan wuxuu yahay ama qabtay hana siin amaan xad dhaaf ah uusan u qalmin qofka ,ahoowna qof tixgeliyo dadka kale:

Ha noqon saxiib Qof been ka sheega amaanta dadka kale si uu kasbadi qofkaas ama aad jeceel ugu abuurtid ,gabar foolxun haddii aad maanto dhan ku heysid xuurul ceyn yar ah ayaad tahay waligaa kaa aamini meyso kaliye isku day qofka inaad si dhab ah u bogaadiso .
Haddii aad dadka u amaanto si aan daacad eheyn ama aad ku dhahdid waxa ay aysan eheyn ,waxa un aad faaiday in ay kaa shakiyaan oo aaminaada lagaala laabto .

"Hala ciyaarin qof aan jeclayn in lala ciyaaro": Tani waxay ka dhigan tahay inaadan isku dayin inaad qofka ku qosolsiiso, ama kaftan iyo ciyaar la sameyso haddii qofkaasi aanu raali ka eheyn ama uusan rabin .
Dadka qaarkood ma jecela in lala qoslo ama lala ciyaaro, waxayna noqon kartaa in ay ka xumaadaan ama raaxo-darro dareemaan .

Ixtiraam xuduudaha iyo doorbidida dadka kale.

@mrxoosh
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ˜†โ™กโ˜†โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ”—โ”โ”โ”โ”โ”โ€ขโ…โ€ขยฐโ€ขโˆโ€ขยฐโ€ขโ…โ€ขโ”โ”โ”โ”โ”โ”›

โœจ Somali Promotion โœจ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
โœฆ ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan
โ‹ ๐ŸŒŸ @Al_xakiim
โœฝ โœจ @Quruxdaislaamka
โˆ ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi
โœค ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar
โ… ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag
โœŽ ๐Ÿ’ซ @TAMARSIINTARUUXDA
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โœฐ ๐Ÿ’ก @XikmadoSom
โœฝ ๐Ÿ… @Dhiiragaliye
โ‹ ๐Ÿ“š @AishaAhmed99
โœฆ ๐Ÿง  @QalbiDhaye143
โ‰ ๐Ÿ“˜ @kalimakariim
โˆ ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha
โœŽ ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252
โœค ๐ŸŒŸ @Ruuxda
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โœฆ ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side
โ‹ โค๏ธ @Hasancaashaq
โœฝ ๐ŸŒน @daren_jaceyl
โ‰ ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed
โˆ ๐Ÿฆ‹ @Noqoxiddig
โœŽ ๐ŸŒŸ @FAAIDOCHANEEL
โœค ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“
โœฆ ๐Ÿ“– @maanhage
โ‹ ๐Ÿ› ๏ธ @farsamada
โœฝ ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2
โ‰ ๐ŸŒŸ @guuleyso11
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š
โœฆ ๐Ÿ“š @somalibooks
โ‹ ๐Ÿ›๏ธ @Somalilibrary
โœฝ ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
 โ—คโ”€โ”€โ€ขโ€ขโ”€โ”€โ—ฅ
 โ–โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–Œ
โญ๏ธ JOIN ALL CHANNELS
https://t.center/dareenbulsho
โ—ฃโ”€โ”€โ€ขโ€ขโ”€โ”€โ—ข
๐Ÿ’ซ Ku Sali Nebiga SCW ๐Ÿ’ซ
โˆด.ยท:ยจยจ:ยท. โ˜™.ยท:ยจยจ:ยท.โ™ก
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
"Qofna ma uu ogeyn in laga yaabo in aanu la noolaano loolan gudaha ah erey la inagu yidhi aawadii, iyo in nafaha gariiraya uu dejin karo erey keliya." ๐Ÿค๐Ÿฅฐ
Iska jir inaad jeclaato qof aan ku jeclayn. Waa run in jacaylku leeyahay soojiidasho gaar ah oo mararka qaar aan la iska goyn karin, balse ma jiro waqti lagu lumiyo dad aanba ogayn jiritaankaaga. I rumee, inaad jeceshahay qof aan ku jeclayn waxay la macno tahay inaad ku dhacday god madow oo aad ka soo bixi doonto kaliya markaad lumiso qaybo badan oo naftaada ah. Haka filan inaad qof ku qanciso inaad mudan tahay jacaylkiisa; qof aan ku jeclaan daqiiqadii ugu horreysay, marnaba kuuma jeclaan doono xitaa haddii aad wax kasta sameyso. Waxa aad u qori doontaa ereyo badan oo jacayl ah mana akhrin doonto. Waxa ay iska indho-tiri doontaa falalka ku dhibaya ee kaa xanaajinaya. Xitaa haddii aad tahay qof aad u naxariis badan, warcelinteedu weli waxay ahaan doontaa mid wahsi leh oo qabow. Inkasta oo aad diyaar u tahay inaad wax walba u hurto farxaddeeda darteed, weli kuma qiimeyn doonto, mana dareemi doonto xitaa. Aggow haddii aad iska indho-tirtid maqnaanshiyaheeda iyo dayacaaddeedaa, weligeed kama damqan dootno iskamana beddeli doonto inay sii maqnaato oo ku dayacdo mar walba, maxaa yeelay adigu xitaa qeyb yar kama tihid maskaxdeeda.

Ma awoodi doontid inaad ku canaanato inay ku niyadjabisay, mana canaanan doontid markaad aragto inaad ku sii qulquleyso murugo iyo rajo xumo, sababtoo ah iyadu ku lama sii joogi doonto. Xitaa haddii aad si adag ugu dhagto oo aad, waxay heli doontaa siyaabo ay kaaga tagto, iyadoo helaysa cudur daarro iyo sabab uu kuu nabadgelyeyso adoon dareemin wax xumaan ah. Waxay ku siin doontaa yididiilo yar oo ku saabsan suurtagalnimada inaad wada sii joogtaan, adna waxaad ku dadaali doontaa inaad sameyso wax kasta oo aad awooddo si aad u qanciso oo uga farxiso. Waxay qaadan doontaa dhammaan tamartaada, waxayna addeegsan doontaa wadnahaaga iyo dareenkaaga, laakiin ugu dambeyntii waxay ku odhan doontaa, "Adigu waad fiican tahay, balse qofkii igu habboonaa ma tihid," wayna kaa tagi doontaa.

-
Ma rabtaa inaad Barto xirfad si bilaash ah .
Waxaan kuu hayaa website aad ku baran karto xirfad kasta si bilaash ah
Ku dhufo halkaan;
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
:https://coursecareers.com/a/1ee8fc06

@mrxoosh
โญ•๏ธโ™ก Somali Promotion โ™กโญ•๏ธ

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
โ–  ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan
โ–  ๐ŸŒŸ @Al_xakiim
โ–  โœจ @Quruxdaislaamka
โ–  ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi
โ–  ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar
โ–  ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โ–ก ๐Ÿ’ก @XikmadoSom
โ–ก ๐Ÿ… @Dhiiragaliye
โ–ก ๐Ÿ“š @AishaAhmed99
โ–ก ๐Ÿง  @QalbiDhaye143
โ–ก ๐Ÿ“˜ @kalimakariim
โ–ก ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha
โ–ก ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252
โ–ก ๐ŸŒŸ @Ruuxda
โ–ก๐Ÿ’ช@TAMARSIINTARUUXDA
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โ–  ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side
โ–  โค๏ธ @Hasancaashaq
โ–  ๐ŸŒน @daren_jaceyl
โ–  ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed
โ–  ๐ŸŒˆ @Noqoxiddig
โ–  ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“
โ–ก ๐Ÿ“– @maanhage
โ–ก ๐Ÿ› ๏ธ @farsamada
โ–ก ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2
โ–ก ๐ŸŒŸ @guuleyso11

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š
โ–  ๐Ÿ“š @somalibooks
โ–  ๐Ÿ›๏ธ @Somalilibrary
โ–  ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
       โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
โ™ก JOIN ALL CHANNELS
       โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
*ku Sali nebiga SCW


https://t.center/dareenbulsho
๐Ÿ”ต Kacaanka โคต๏ธโคต๏ธ Telegram
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @Diinteenna_Macaan
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Al_xakiim
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Quruxdaislaamka
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hidaayatu_Rabi
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @hogaan_Dumar
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Dhaqan_wanaag
โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โ”โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @XikmadoSom
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dhiiragaliye
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mucaashaq_Jacayl
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @AishaAhmed99
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @kalimakariim
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @xaqiiqadanolosha
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Albaanichannel252
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Ruuxda
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @QalbiDhaye143
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dareen_side
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hasancaashaq
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @daren_jaceyl
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mohametahmed
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Noqoxiddig
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @DunnidaSuugaanta

โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“
โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @maanhage
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @farsamada
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @KobciAqoontaada2
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @somalibooks
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Somalilibrary
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @kobciyebooks

โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”
๐Ÿ’ŽPresented by @zomalibot
โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”ปโ”โ”
๐Ÿคฅ
โ“‚๏ธโž•Somali Promotion โž•๐Ÿ…ฟ๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“—
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”†
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘”
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar
๐Ÿง•
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โœ‰๏ธ Tamarsinta ruuxda โœจ๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ’ฌ albaani channel
๐Ÿ—ฏ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸŽ“ Qalbi Dhaye ๐Ÿ–‡
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โœจ๏ธQalbiyadeena โฃ๏ธ๐Ÿ’”
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
โญ๏ธ
JOIN ALL CHANNELS
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
ku Sali nebiga SCW
โ“‚๏ธโž•Somali Promotion โž•๐Ÿ…ฟ๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”

๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“—
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”†
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘”
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar
๐Ÿง•
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โœ‰๏ธ Tamarsinta ruuxda โœจ๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ’ฌ albaani channel
๐Ÿ—ฏ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜
๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ
โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
โญ๏ธ
JOIN ALL CHANNELS
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
ku Sali nebiga SCW
Alfurqan online qaybteeda courses ka gaagaaban waxay ugu bushaaraynaysaa ardayda sanadkan jaamacadaha bilaabaysa tobabar ku saabsan sidee ayaad ku dooran kartaa faculty ka kugu haboon eejaamacada oo soconaaya mudo hal maalin ah
waxa aanu ka kooban yahay laba Mawduuc oo muhiim ah
1: sidee kudoorta kuna gartaa faculty igu haboon , waxaynu dul istaagaynaa shanta qodob ee
ugu muhiimsan
2: qodobka labaad: faculty yada jaamacada lagu dhigto iyo midkastaa waxa uu ku saabsan yahay
==Diwaangalintu waxa ay xirmaysaa 25/8/ 2024
Hadaba si aad isku diwaan galiso riix linkiga hoose @alrahma_academy. @alrahma_academy @alrahma_academy
AmA
whatsapp: 0633010134
Fursadan ka faaidayso
Waan ku guuldaraystay inaan qof u noqdo mid dhamaystira, waxaan ahay qof kala-dhiman oo iini badan, qof keliya ku fiican jacaylka dhinaca keli ah ee fog.

- Kaafka
๐Ÿ”ต Kacaanka โคต๏ธโคต๏ธ Telegram
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @Diinteenna_Macaan
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Al_xakiim
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Quruxdaislaamka
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hidaayatu_Rabi
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @hogaan_Dumar
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Dhaqan_wanaag
โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ†
โ”โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @XikmadoSom
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dhiiragaliye
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mucaashaq_Jacayl
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @AishaAhmed99
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @QalbiDhaye143
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @kalimakariim
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @xaqiiqadanolosha
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Albaanichannel252
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Ruuxda

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dareen_side
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hasancaashaq
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @daren_jaceyl
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mohametahmed
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Noqoxiddig
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @FAAIDOCHANEEL
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @DunnidaSuugaanta

โ”โ”โ”โ”โ”
๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“
โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @maanhage
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @farsamada
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @haqabtire1
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @KobciAqoontaada2
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @somalibooks
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Somalilibrary
[ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @kobciyebooks

โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”
๐Ÿ’ŽPresented by
@zomalibot
โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”ปโ”โ”
More