Qalbi DhayeπŸ’‘

Channel
Logo of the Telegram channel Qalbi DhayeπŸ’‘
@QalbiDhaye143Promote
15.43K
subscribers
809
photos
7
videos
44
links
16.2.2021 Dhiiragalin & Jecel & Sheekoyinka Guusha Wehel Ka Dhigo Qalbi DhayeπŸ“šπŸ’‘ Halkaas igala soo xiriir: @Abdallaakwac Halkane Saxiib igala noqo Soo Dhawaada: https://www.instagram.com/invites/contact/?i=13l3uxvwnf0sw&utm_content=z81ag1
Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.

Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO

Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimo

La socod wanaagsan
β€œHadal ma fiicna hadii uusan laheen ficil, lacag ma fiicna hadii aysan la socon deeqsinimo, saaxiib wax wanaag ah kuma jiro hadii uusan eheen daacad, sadaqo ma jiro hadii aysan la socon niyadda Wanaag, noloshuna wax wanaag ah ma laha hadii aysan laheen caafimaad iyo ammaan.”
"Mid ka mid ah noocyada ugu sarreeya ee fayo-qabka ruuxiga ah ayaa ah in kali la ahaada naftaada ay tahay farxaddaada dhabta ah.
β•šβ•β•β•β•β•β•β•β˜†β™‘β˜†β•β•β•β•β•β•β•β•
β”—β”β”β”β”β”β€’β…β€’Β°β€’βˆβ€’Β°β€’β…β€’β”β”β”β”β”β”›

✨ Somali Promotion ✨
━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ•‹ π——π—œπ—œπ—‘π—œ πŸ•‹
✦ πŸ“– @Diinteenna_Macaan
❋ 🌟 @Al_xakiim
✽ ✨ @Quruxdaislaamka
❈ 🌼 @Hidaayatu_Rabi
✀ 🌸 @hogaan_Dumar
❅ 🌺 @Dhaqan_wanaag
✎ πŸ’« @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ† π——π—›π—œπ—œπ—₯π—œπ—šπ—œπ—Ÿπ—œπ—‘ & π—«π—œπ—šπ— π—”π——π—’ πŸ†
✰ πŸ’‘ @XikmadoSom
✽ πŸ… @Dhiiragaliye
❋ πŸ“š @AishaAhmed99
✦ 🧠 @QalbiDhaye143
❉ πŸ“˜ @kalimakariim
❈ πŸ“ @xaqiiqadanolosha
✎ πŸ”₯ @Albaanichannel252
✀ 🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
✦ πŸ’¬ @Dareen_side
❋ ❀️ @Hasancaashaq
✽ 🌹 @daren_jaceyl
❉ πŸ’« @Mohametahmed
❈ πŸ¦‹ @Noqoxiddig
✎ 🌟 @FAAIDOCHANEEL
✀ 🎨 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸŽ“ AQOON & FASAALO πŸŽ“
✦ πŸ“– @maanhage
❋ πŸ› οΈ @farsamada
✽ πŸŽ“ @KobciAqoontaada2
❉ 🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ“š BUUGAAG πŸ“š
✦ πŸ“š @somalibooks
❋ πŸ›οΈ @Somalilibrary
✽ πŸ“˜ @kobciyebooks
━━━━━━━━━━━━━━━━
 β—€β”€β”€β€’‒──β—₯
 β–β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–‘β–Œ
⭐️ JOIN ALL CHANNELS
https://t.center/dareenbulsho
◣──‒‒──◒
πŸ’« Ku Sali Nebiga SCW πŸ’«
∴.Β·:¨¨:Β·. β˜™.Β·:¨¨:Β·.β™‘
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
"Noloshu maaha caajis, laakiin dadka qaarkood waxay doortaan inay dareemaan caajisku waa doorasho shakhsi ah."

- Wayne Dyer
walalkaas wuxuu furay Chennel uu kusoo gudbinaayo Mockups iyo Fonts asxaabta xiiseesa Graphic design ka waxa ay halkaas ka heli karaan Mockups iyo faro qurux badan garab istaag u muujira si uu wax qurxan idinkula wadaago
https://t.center/CaawiyeMockups
Qalbi DhayeπŸ’‘
Photo
Brazen Bull

Giriigii hore ma ehayn kaliya khabiiro falsafada ah ee sidoo kale waxay ahaayeen khabiiro kale kuwaas oo soo saari jiray wax yaabo kala duban.

Waxaa la sheegay in nin ka tirsan Maxkamada Faaris uu soo bandhigay qaab cusub oo lagu fuliyo dilalka dadka dambiyada gala. Ninka soo saare Qalabkan cusub ayaa magaciisa la odhan jiray Perillos. Wuxuu keenay barxaddii Faaris, dibi naxaash ah oo gudaha ka madhan. Qofkii la doonaayo in la ciqaabo ayaa la dhex galiya ka dibna dab ayaa dibiga hoostiisa lagu shidaa. Iyaduu oo qofka ku dhax shiilmaayo Dibigaas dhaxdiisa. Qaabka gudaha ee dibiga ayaa loo qaabeeyey in marka qofka gudaha ku jira oo uu qeyliyo kulayl dartiisa uu codkiisa ay san maqal dadka dibada jooga taas badalkeedane ay maqlaan dibi ciyey oo xanaaqsan. Farris Isagoo ka xanaaqsan ereyada Perillos wuxuu markii ugu horreysay amray Perillos in lagu dhex tuuro dibiga naxaashka ah.

Taasi waxa aynu oran karnaa waxaa rumowday odhaahdii eheed " God qiyaano ha qodin hadaad qodidna hadheeren ku dhici doontida ma ogidee" .
16.02. 2021 Sacadune Ay tahay 19:53 Habeenimo Ayey eheed Habeenki aan Channel kan Furay Postigii ugu horeyay ee aan soo dhigane wuxuu ahaa Postigan

Mararka qaar uma baahnin hadiyado qaali ah ee waxeynu u baahanhay ereyo qalbiga ka farxiya ama ubax soo nooleeya dareenka nafta ee ku dhaw taas oo qallocatayβ™₯

Ω…Ω† Ω„Ψ§ ΩŠΨ΄ΩƒΨ± Ψ§Ω„Ω†Ψ§Ψ³ Ω„Ψ§ ΩŠΨ΄ΩƒΨ± Ψ§Ω„Ω„Ω‡ β€πŸŽ‰πŸ‘πŸ‘

Mahadsanidiin Dhamaantiin
Nin ayaa u yimid khaalid binu waliid wuxuuna ku yidhi: hebal ayaa ku caayayay, wuxuu ugu jawaabay: "isaga ayaa leh' warqadiisa wuxuu doono ha ka buuxiyo"

Nin ayaa u yimid wahab binu munabah wuxuuna ku yidhi hebal ayaa ku caayayay ama ku af lagaadeynayey.

Wuxuu ugu jawaabay "shaydaanku qof aan adiga aheyn ma waayay!

Nin ayaa lagu yidhi: hebal wuu ku caayayay!

Wuxuu ku yidhi: "waran ayuu igu soo tuuray balse wuu ila gafay, ee adigu maxaad u soo qaadaysaa oo aad ii galinaysaa"

Imaamu shaafici ayaa lagu yidhi: hebal ayaa ku caayayay wuxuuna ugu jawaabay: "hadaad run sheegayso waxaad tahay isku-dire, hadaad been sheegaysana waxaad tahay faasiq"

ILAAHAYOW KA ILAALI CARAB-YADEENA XANTA, BEENTA IYO XUMAAN OO DHAN..!!
⭕️♑ Somali Promotion ♑⭕️

━━━━━━━━━━━━━━━━ 
πŸ•‹ π——π—œπ—œπ—‘π—œ πŸ•‹ 
β–  πŸ“– @Diinteenna_Macaan 
β–  🌟 @Al_xakiim 
β–  ✨ @Quruxdaislaamka 
β–  🌼 @Hidaayatu_Rabi 
β–  🌸 @hogaan_Dumar 
β–  🌺 @Dhaqan_wanaag 
━━━━━━━━━━━━━━━━ 
πŸ† π——π—›π—œπ—œπ—₯π—œπ—šπ—œπ—Ÿπ—œπ—‘ & π—«π—œπ—šπ— π—”π——π—’ πŸ† 
β–‘ πŸ’‘ @XikmadoSom 
β–‘ πŸ… @Dhiiragaliye 
β–‘ πŸ“š @AishaAhmed99 
β–‘ 🧠 @QalbiDhaye143 
β–‘ πŸ“˜ @kalimakariim 
β–‘ πŸ“ @xaqiiqadanolosha 
β–‘ πŸ”₯ @Albaanichannel252 
β–‘ 🌟 @Ruuxda 
β–‘πŸ’ͺ@TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━━ 
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 
β–  πŸ’¬ @Dareen_side 
β–  ❀️ @Hasancaashaq 
β–  🌹 @daren_jaceyl 
β–  πŸ’« @Mohametahmed 
β–  🌈 @Noqoxiddig 
β–  🎨 @DunnidaSuugaanta 
━━━━━━━━━━━━━━━━ 
πŸŽ“ AQOON & FASAALO πŸŽ“ 
β–‘ πŸ“– @maanhage 
β–‘ πŸ› οΈ @farsamada 
β–‘ πŸŽ“ @KobciAqoontaada2 
β–‘ 🌟 @guuleyso11 

━━━━━━━━━━━━━━━━ 
πŸ“š BUUGAAG πŸ“š 
β–  πŸ“š @somalibooks 
β–  πŸ›οΈ @Somalilibrary 
β–  πŸ“˜ @kobciyebooks 

━━━━━━━━━━━━━━━━ 
       ━━━━━━━━━━ 
β™‘ JOIN ALL CHANNELS
       ━━━━━━━━━━ 
*ku Sali nebiga SCW


https://t.center/dareenbulsho
Jimca wanaagsan
πŸ”΅ Kacaanka ‡️‡️ Telegram
━━━━━━━
                 πŸ•‹  π——π—œπ—œπ—‘π—œ  πŸ•‹
[ πŸ“₯ JOIN ]β”Œ @Diinteenna_Macaan
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Al_xakiim
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Quruxdaislaamka
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Hidaayatu_Rabi
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @hogaan_Dumar
[ πŸ“₯ JOIN ]β”” @Dhaqan_wanaag
━━━━━━
πŸ† π——π—›π—œπ—œπ—₯π—œπ—šπ—œπ—Ÿπ—œπ—‘ π—œπ—¬π—’ π—«π—œπ—šπ— π—”π——π—’ πŸ†
━━━━━━
[ πŸ“₯ JOIN ]β”Œ @XikmadoSom   
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Dhiiragaliye
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Mucaashaq_Jacayl
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @AishaAhmed99        
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @kalimakariim
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @xaqiiqadanolosha
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Albaanichannel252   
[ πŸ“₯ JOIN ]β”” @Ruuxda
[ πŸ“₯ JOIN ]β”” @QalbiDhaye143
━━━━━━━
     🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Dareen_side   
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Hasancaashaq
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @daren_jaceyl 
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Mohametahmed    
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Noqoxiddig   
[ πŸ“₯ JOIN ]β”” @DunnidaSuugaanta

━━━━━
       πŸŽ“  𝗔𝗀𝗒𝗒𝗑+π—™π—”π—¦π—”π—Ÿπ—’ πŸŽ“
━━━━━
[ πŸ“₯ JOIN ]β”Œ @maanhage
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @farsamada   
[ πŸ“₯ JOIN ]β”” @KobciAqoontaada2  
━━━━━━━
            πŸ“š  π—•π—¨π—¨π—šπ—”π—”π—š  πŸ“š
━━━━━━━
[ πŸ“₯ JOIN ]β”Œ @somalibooks
[ πŸ“₯ JOIN ]β”œ @Somalilibrary  
[ πŸ“₯ JOIN ]β”” @kobciyebooks

β”β”β”πŸ”Ίβ”β”
πŸ’ŽPresented by @zomalibot
β”β”β”β”πŸ”»β”β”
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
β€œHa u malayn in naftada ay tahay tan kuu horseeday in aad camal wanaagsan samayso, balse ogow in aad tahay addoon Eebbe jeclaaday oo ku ilhaamiyey in aad camal wanaagsan samayso .”

Ibnul-Qayyim
More