View in Telegram
Qaybta 4-raad Deeqa waxay ku tiri walaasheed ka yar ismahaan abaayo wiilashaa cadeys miyey rabaan mise bal soo waydii wey utimid zxp-ka libaan wuuba ilaabay deeqa aad ayuu uga helay lkn deeqa ayaa noqotay qof u kulul libaan marka ay soo ag istaagtay ismahaan Dhalinyaradii ayna way diineyso qofba dooqiisa ayuu is ilaabay liibaan oo waxa uu u dhiibay Mobelkiisa oo ay ku qoran tahay 061 way fahan tay wayna u dhameystirtay 061**** wuu ka qaatay lkn waxaa layaab ku noqotay Asxaabta meesha fadhisay in ninkaan uu gabadha mobelkiisa u dhiibay asigoon halmdlin iyo iney u dhameystirtay iyadoon su'aalin waxaaba ladhihi karaa dadka qaar waxay moodaeeyn iney aqoon hore isku lahaayeen Meesha lagu kaftamayo Cabdirsaaq oo kamid ahaa dhalinyarada meesha fadhisay ayaa ku yiri liibaan bro lanabr maad ka reebtay qofta wuxuu ku yiri my sidee mobelkaaga ugu dhiibtay waa inan aan is garaneyno wuxuu yiri markaa OK zxp liiban wuu baxay waana lakala tagay Hpn-kii marka salada Maqrib laga baxayba wuxuu wacay liibaan waa Lees lahadlay xooga waxay waxay u sheegaty inay katimid kismaayo ayna la'nooleed hoyadeed Ayna u timid Abaheed iyo walaalaheeda kale wuxuu u sheegay inuu isagana la noolyahay Famil-kiisa uuna dhameeyay jamacad diini ah aad baa lesku bartay wana lalaka seexday
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily