55: βͺ π€Wanaagsanaantu maaha in aad ku dadaasho in aad samayso waxa laguu sheego, ee waa in aad u hurto shaqada aad goβaansatay in ay mudan tahay in aad qabato.
75: βͺ π Guul-darradu weligeed ma aha hadafka ugu dambeeya, waa in ay noqotaa waayo-aragnimada waxbarashada halkii ay ka ahaan lahayd khibrad ceeb ah.
85: βͺ πAkhriso taariikh nololeedka dadka aad majeerto, baro noloshooda, goβaamadii ay gaadheen, iyo caqabadaha ay kaga gudbeen waddadii guusha. Waxaad casharo badan ka baran kartaa khibradaha dadka kale.
Waxa aan is weydiiyaa marka aan arko dalkii soomaaliyeed dhibaabaha uu gondaha la galay, tolow ma la helayaa hogaamiye soomaaliyeed oo dalka shisheeyaha ka caydhiya, maamuuskiisii u soo weeciya, caasimadihiisii bila, bulshada ii sima, cadawgiisa rida, horumarkiisa isu xidha , gaaxdiisa lisa, baahiyihiisana isku dubbarida.π¦