View in Telegram
Samirkii lagu liiwaaney💍🥰🫂part3⃣ Waxaana la sameeyay arinkii ayadoo labadooda si isku mid ah loo galay, sidoo kale waqti isku mid ah ayey bogsadeen taasoo dhalisay in Cabdalla oo rafaad iyo bukaan socod nimo ay ka muuqato uu xaaskiisa kusoo booqdo qolkii lagu qalay ayadoo lagu howlan yahay in laga saaro😰🫂🫀 Salwa oo yaaban ayaa seygeeda weydiisay waxa ku dhacay, balse isagoo dareenkeeda ilaalinaya ayuu u sheegay in uu safarkii kusoo daahay, isla markaana shaqadu ku badatay. Salwa iyo Cabdalla labaduba si isku mid ah ayey u bogsadeen, 2 bil kadibna Allah ayaa ku irzaagay uurkii Ugu horeeyay ee Salwa ay yeelato😱💋🫄waxa ayna arintaasi dhalisay farxad iyo reyn reyn aad u weyn oo labadooduba. Balse arinta ugu xiisaha iyo dareenka badan ayaa timid kadib markii Salwa ay maalin maalmaha ka mid a gashay xafiiska uu ka shaqayn jiray ninkeeda isago xiligaa ka maqnaa waxayna heshay Buugiisa xasuus qorka ah oo Uusan waligiis kasoo qaadin xarunta shaqada🙆🤦‍♀💔waxa ayna guda gashay in ay aqrsi "balse wax ay kala kulantay dhamaan wixii dhacay oo qoraal ah. Runtii Salwa oohin iyo amakag ayey afka la kala qaaday, ayado oo dhamaan dareemaheeda naxariista kaantarooli weysay, waxa ayna wacday seygeeda ayadoo sidaa caruurti u ooyneysa😰💍🫂🫀 Cabdalla oo yaaban ayaa weydiiyay sababta ka oohisay xaaskisa waxa ayna durbadisa Salwa awoodi weysay in ay su'aashaas ka jawaabto. Waxa ayna taas bedelkeeda ku cel celisay: Cabdalla sidaan dhan miyaad ii jeceshahay oo aad igu sabri jirta?😰🥰🫂💍 Anigana wax aan ogahay miyaan kugu sameyn jiray? Runti Cabdalla ayaa Fahmay in Salwa ay arinka ogaatay, waxa vuna isaga laf ahaantiisu guda galay in uu dhinaciisa ka ilmeeyo😰💍🥰🫂🫀 Gabagabadii Sabirkii Cabdalla waxa uu dhalay in Rabbi SWT uu ka abaal mariyo, isagoo 10 sano aan farxad iyo hurda fican helin, ayaana mar qura noloshiidu isu bedeshay dhinaca kale. xaaskiisuna wixi maalintaas ka danbeysay waxey noqotay mid u dhaqanta si aan qoraal iyo filim intaba lagu sifeyn karin, jaceylkii iyo wanaagii iyo waliba sabirkii ay kala kulantay Cabdalla awgiis😘🫂 Rabi uun ayaaa biixiyaa Caruurta mana ahan inaad Qof ku dhahdo adigaa eeda iska leh.                    THE END👌🫡 👇: Ma jiran shekadan wax aad ka barate ama aad ka fahante fikirkada hoos nogu reeb mahadsanidin🙊🥰💯
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily