*~Waxaa dhici doonta mararka qaar inu qof si lama Filaan ah noloshaada usoo galo hadana si lama filaaN ah aad u waydo*🥺 *Be careful qofka ku so maraya🫵*
*Qiimaynta naftu maaha in la isla weynaado oo loo dhaqmo si aan anshax iyo ixtiraam midna ku jirin blse waa in la is dhul dhigo loona dhaqmo si wanaagsan oo nabadaysan noole walbana uu raali ku noqon karo ilaa kan is kibriya maahane ..*🌿😇🌴
*-Waxaad noqon doontaa qof kasta oo aad rabto inuu noqdo maalin uun, riyadaadu way kori doontaa, waxaadna ku kori doontaa guushaada iyo go'aankaaga* ❤️.