*~Waxaa dhici doonta mararka qaar inu qof si lama Filaan ah noloshaada usoo galo hadana si lama filaaN ah aad u waydo*๐ฅบ *Be careful qofka ku so maraya๐ซต*
*Qiimaynta naftu maaha in la isla weynaado oo loo dhaqmo si aan anshax iyo ixtiraam midna ku jirin blse waa in la is dhul dhigo loona dhaqmo si wanaagsan oo nabadaysan noole walbana uu raali ku noqon karo ilaa kan is kibriya maahane ..*๐ฟ๐๐ด
โโโโ @Ogaansho_Team โโโ ๐ฅ Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1
โโโโ @Ogaansho_Team โโโ ๐ฅ Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1
*-Waxaad noqon doontaa qof kasta oo aad rabto inuu noqdo maalin uun, riyadaadu way kori doontaa, waxaadna ku kori doontaa guushaada iyo go'aankaaga* โค๏ธ.