Waxaan jeclaan lahaa inaan ku soo waco ka hor intaanan ku arkin,💯🦋 Waxaan rabaa inaan ku fahmo intaanan ku jeclaan,🌹🥰 Halkii aan ku soo afjari lahaa nolosha oo dhan, waxaan mar walba rabaa inaan mar kale sso bilaabo, waayo inaan saacad Ku moganaado marawo,💯💯
Kuuma ballan qaadi doono in noloshu ay ii qummanaan doonto, laakiin waxaan kuu ballan qaadayaa in dhammaadka maalin kasta aad heli doonto garab ku taageera oo taageeraya welwelkaaga,💯✨😘