View in Telegram
Qalbi Dhaye
💡
Mid ayaa yiri: waxaan arkay hooyadey oo habeen waqti dambe guriga hagaajineysa, waxaan ku iri hooyo kheyr majiroo? Maxaa waaye waqtiga aad nadaafad gashay? Waxay tiri: Subixi waqti hore ayey marti inoo iman doontaa... Sidi ayeyna noqotay oo waxaa gurigeenna soo buuxiyay dad inooga tacsiyeyna geerida hooyo!! Dadka qaar geeridooda waa loo sii sheegaa. Xigasho
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start