๐ด๐๐๐๐ฆ๐ ๐ ๐ฝ๐๐๐๐ฆ๐
โฅ๏ธ part 2
Mamaโdi Hanad Dhashay Safarkedi Ayay U Baxday Ugu danbey Way Nabad Tagtay Oo Tuuladi Way Gadhay
Hanad Isaga Guriga Laba Cisho Kamu Bixin Werwer Dartis io Nolol Aanu Raali Ka Ahayn Inu Galo
Mamaโda Hanad Dhashay reerki Markay Dhawr cisho Joogtay Tuuladi Kuso Dalxiistay Ayay Hawshay U timid Gashay Islaanti Aay Saxibka Ahayn Aay u timid Mamaโdu Ayay Wada Hadlayn Una Sheegty Arinkay U timid
Ugu Danbey Hanad Waxa Lo Doonay Gabar Sagal La idha Wana Gabar Qurux io Wanaag Isku darsaty io Haybad
Hanad Muruga Ku Dhan Sababto Ah Gabar Aanu jeclayn Oo Waliba Rer tuulo Ah siden Xaas Uga Dhigta Ayuu Kolba Saxibadi ku leyahy isaga Oo Diidaya Hadhaw in Lagu xadnto Madaama U Yahay Wiil rer magaal Ah Oo hanti Leh Kolba Wadan U Dalxiis Taga Sidu gabar Rer miyi Ah u Guursaday isago Helaya Gabar Aay Isku Level Yihiin
Sagal gurigi Aaya La keenay Hanad io Hooyadi Dagnayen Halks Aayna Dagi Doonan Madaama Mamaโdu Kaliged Tahay wiilkedu Kama Guuri karo Wayna isla Qaten
Sagal iyadu Jawiga io Dadka Magaalada Wali Lama Qabsan Inkasto Mamaโdu Garab tagan Tahay Sagal Hanad io Hooyadi Aaya Iyago Wada Hadlaya Mamaโdu tidhi Waxan Raba Ina Aroos Weyn dhigano Hanad Intu Naxay indhaha Tagay Aayay Hooydi ku tidhi Wiilkygi Maxa Kugu Dhacay Wuxu ku dhahay Hooyo Waxba Ma jiran Kadib Aayay Ku tidhi wan Seexanaya Subaxa Hayno Ahato Hanad Oo Yaaban Oo Inu Magaalada Ka Cararo inyar iskaga Haaya Ayaa Qolkisa Galay Tan io malinti u guurka maqlay Mu seexan
Sagal Oo Iyadu Qol kale Dagan Oo Wali Lo diyaarinayo Arooska Aaya iyaduna Dhankeda Murug io Fikir Kula jirta
Hanad Arooska Si u iskaga Joojiyo Ayu Ka fikiraya Markas Ayuu Qolkeda ku gaaracay Albaabka Markas Ayu ku dhahay Ina kula hadlo raba Meel balakoon Ah Ayay fadhisten Wuxuna U Sheegay Guurka io Arinkan Inanu Raali Ka Ahayn Uu Hooyadi Darted U sameenayo Wuxuna ka codsaday Inay iyadu ku Qanciso Hooyadi inanay Aroos Rabin Sagal Arinka Wayba Fahmi Ladahay Lkn Waa Gabar Aqli io Wanaag Leh Waxay ku tidhi Aana Hooyo Ku sheegi Doona bari Oky Saas Aayaynu Isku Ognahay Ayu idhi Qolkisa Ayuu ku Labty
Sagal Aya Subaxi Madaami u Sheegtay kana Dhadhicisay Inanay Aroos rabin Madaama Uu Hanad Ka Codsaday isago diidaya in Lagu arko sagal Mamaโdi Aya ku tidhi Hadad happy ku Tahay waan Iska daynayna Inantydiyay
Hanad Marku soo kacay miiski quracda u imid ayay Hooyadi u sheegtay In sagal aroos rabin Markas ayuu dhahay Haday Rabin inaga Dhaf isago niyada ka farxay kadib u quracday Una baxay Sagal io mamaโdi aya Qolka fadhiga Wada Fadhistay Waxayna Mamaโdu u keentay Sagal dhar io dahab io shopping Mahadsanid waxayna u raacisay Hooyo Hanad Maxad Ugu dooni wayday Gabar Rer Magaal Ah Mamaโdi intay dhoola cadeysay Ayay ku tidhi adiga ayan kula jecladay rerkagana io hooyadana Waxanu Nahay Dad Aad isku Yaqaana Aqoon isku leh adigana Waxan Oghay ina ku habon Wiilkyga
Like isaar
@AishaAhmed99 kala soco qeybaha kale