*Udir qof ubaahan*
3daan Dhibaato haday ku haysato 3daan ku xaLi
1= Hadii Laguugu imtixaanay Wax walba Oo nafta jeceshahay inaad sameyso
{ Salaada dib ugu laabo soona sax }
Waxaana daliil u ah Hadalkii Eebe:
فخلف من بعدهم خلف أضاعو الصلاة وأتبعوا الشهوات } فسوف يلقون غيا
2= Hadii aad dareento Caafimaad La'aaN iyO towfiiq La'aaN, { Dib ugu noqo waalidkaada Oo baari unoqo }
Waxaana daliil u ah hadaLki Eebe.
وبرا بوالدتي ولم يجعلني جبارا شقيا }
3= Hadii aad dareento niyad jab iyo Cariiri Xaga nolosha aH { Dib ugu laabo Qur'aanka }
3= Hadii aad dareento niyad jab iyo Cariiri Xaga nolosha aH { Dib ugu laabo Qur'aanka } Waxaana daliil u ah Hadali Eebe.
{ ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا }
•Hadii la yiri gacmihiina wey idinku marqaati furi donaan mxaa ka qurux badan inaa maalin
alle dartii usoo qorto Allahu Akbar الله أكبر
. من دال علي خير كفا عله.
@Lawadaag wallkada Khayrka jeceL.