Mid dadka kamid ah Aya yiri, waxan aha mid qorsheeye in Uu Adunka wax kabadalo, waqtigii waa Uu. idhaafay waxana ogaaday inan Adunka hagaajin karin, waxa Aan iri bal dawladada hagaaji, waqtiga Wuu idhafay, waxana ogaaday inan dawladeyda toosin karin, waxan dhahay bal magaldadi hagaaji waqtiga Waa Uu idhafay waxna ogaday inana hagajin karin magaldeydi, waxn dhahay bal xafadad toosi waqtiga waa uu iso maray waxna ogaday inan toosin karin xafadeyda , waxn dhahay bal gurigaga toosi waqtiga waa uu idhafay waxna ogaday inan gurigayga Aan toosin karin waxa Uu leeyahay mnta wakan waxn kusugnhay firaashkeygi xita nafteydi xita waan awoodi wye inan toosiyo, markasu yiri hadii toosinta io wanajinta nafsadeyda kabilawi laha wan Awoodi laha inan qoyskyga toosiyo, kadibna Aan gurigyag toosiyo, kadib wan Awoodi laha inan magaldeyda toosiyo kadibna Aan adunka wax kabadalo, arintaas waxa cadeyn kugu filan alle inuu yiri {Ψ₯Ω Ψ§ΩΩΩ ΩΨ§ΩΨΊΩΨ± Ω
Ψ§Ψ¨ΩΩΩ
ΨΨͺΩ ΩΨΊΩΨ±Ω Ω
Ψ§Ψ¨Ψ£ΩΩΨ³ΩΩ
}