View in Telegram
ใ
๐ธ๏ธ
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐น๏ธ
ใ
*Udir qof ubaahan* 3daan Dhibaato haday ku haysato 3daan ku xaLi 1= Hadii Laguugu imtixaanay Wax walba Oo nafta jeceshahay inaad sameyso { Salaada dib ugu laabo soona sax } Waxaana daliil u ah Hadalkii Eebe: ูุฎูู ู ู ุจุนุฏูู ุฎูู ุฃุถุงุนู ุงูุตูุงุฉ ูุฃุชุจุนูุง ุงูุดููุงุช } ูุณูู ููููู ุบูุง 2= Hadii aad dareento Caafimaad La'aaN iyO towfiiq La'aaN, { Dib ugu noqo waalidkaada Oo baari unoqo } Waxaana daliil u ah hadaLki Eebe. ูุจุฑุง ุจูุงูุฏุชู ููู ูุฌุนููู ุฌุจุงุฑุง ุดููุง } 3= Hadii aad dareento niyad jab iyo Cariiri Xaga nolosha aH { Dib ugu laabo Qur'aanka } 3= Hadii aad dareento niyad jab iyo Cariiri Xaga nolosha aH { Dib ugu laabo Qur'aanka } Waxaana daliil u ah Hadali Eebe. { ูู ู ุฃุนุฑุถ ุนู ุฐูุฑู ูุฅู ูู ู ุนูุดุฉ ุถููุง } โขHadii la yiri gacmihiina wey idinku marqaati furi donaan mxaa ka qurux badan inaa maalin alle dartii usoo qorto Allahu Akbar ุงููู ุฃูุจุฑ . ู ู ุฏุงู ุนูู ุฎูุฑ ููุง ุนูู.
@Lawadaag
wallkada Khayrka jeceL.
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start