View in Telegram
γ
πΈοΈ
πππππππππ πππππππ
πΉοΈ
γ
Ma rabtaa inaa ilaahay aragtid?! . Dayaxa ma aragtaan? Nabiga calayhi salaatu wasalam wuxu yiri "waxad u arkaysaan rabigiin Sida dayaxaas aad u arkaysaan lakin shardi <midkiina awooda inaan laga adkaan salaadda qorraxda intaysan Soo bixin iyo intaysan dhicin waa salaadda subax iyo salaadda casar)) Maxay labadaas gaar u yihiin waayo dadka qaarkooda way ku culus tahay , immisa qof oo inaka midaa salada subax kadib intay so kacaan howl maalmoodkoda aada ama shaqo ama waxbarasho , rizqigaaga waad u kalahaysaa lakin allihi raaziqa ahaa cibaadadiisa uma kallahaysid mamulaha waad ka baqysaa ALLE se kama baqaysid
π
ALLAH ayaa ku arzaaqaya adigu ajiib(ΨΩ ΨΉΩΩ Ψ§ΩΨ΅ΩΨ§Ψ© Ψ ΨΩ ΨΉΩΩ Ψ§ΩΩΩΨ§Ψ) ALLE salladda qalbigeena haku wayneeyo hana noo danbi dhaafo
π€
πΏ
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start