View in Telegram
🌹🕋𝙁𝘌𝙄𝙄'𝘿𝘌𝘿𝘌 𝘜𝙄𝙎𝙃𝘌 𝙍𝘌𝙈𝘌𝘿𝘌𝘌𝙉 🕋 🌹  { 1 } 🧡Soonka bisha 🕋Ramadaan🌙 waa mid kamida tiirarka diinta💫 islaamka,waana ku waajib qof kasta oo muslim ah🥰 , qaangaadh ah🧔👩 , miyir qaba👀 , degan oo aan musaafir ahayn 👳‍♂, cafimaad qaba 🫅, kana madhan waxyabaha soonka buriya 🫄🀱 sida dhiigga caadada ama dhiigga dhalmada.🩞 ♥Xukunkan waxa sugay 📜Qur’aanka sharafta leh iyo Sunnada Nebiga (N.N.K.H.) , sidoo kale waxa ku isku waafaqay 👳‍♂ muslimiinta oo dhan.🧕👳 Alle (S.W.T.) wuxu yidhi:👆 يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا كُتَِؚ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتَِؚ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَؚْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ (183) “Kuwa Alle rumeeyow🀏 waxa la idinku faral yeelay soonka 🌙, sidii loogu faral yeelay oo kale kuwii idinka 🌓 horreeyey”. 🌞Barashada aqoonta islaamku waa mid ku waajiba qof kasta oo diintan haysta 🌈, cid kastoo baratana waxa ku waajiba🌳 in ay dadka sii barto🍁 , anoo taas ka duulaya 🥰 waxan walaalahayga aan 💟jecelahay halkan ugu soo gudbinayaa qodobo💀 kooban oo ku saabsan Axkaamta Soonka. 🀲Allaha qaadirka waxan ka baryayaa inuu miisaanka ⏳ xasanaadka noo saaro . Ammiin🀲 .. Ammiin🀲 𝙻𝚊𝚜𝚘𝚌𝚘 𝚚𝚎𝚢𝚋𝚝𝚊 { 2𝚊𝚊𝚍. }
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily