View in Telegram
قَال رسول الله: «أَحَبُّ الكَلامِ إلى اللهِ أرْبَعٌ: سُبْحانَ اللهِ، والْحَمْدُ لِلَّهِ، ولا إلَهَ إلَّا اللَّهُ، واللَّهُ أكْبَرُ، لا يَضُرُّكَ بأَيِّهِنَّ بَدَأْتَ.» رواه مسلم Rasuulku ❪ﷺ❫ waxa uu yidhi: ❪Hadalka xagga ilaahay loogu Jacaylka badanyahay waa afar: {سُبْحانَ اللهِ، والْحَمْدُ لِلَّهِ، ولا إلَهَ إلَّا اللَّهُ، واللَّهُ أكْبَرُ} ku dhibi maayo kooda aad ku bilawdaa.❫ – Muslim Ilaahay agtiisa afar tan kalmadood ayaa loogu jacayl badanyahay, ee farabadso in aad dhahdo midkii aad doontana waad ku bilaabi kartaa oo waad kala hormarin kartaa. Ha noqdo carrankaagu mid ka qoyan mar walba xuska iyo digriga ilaahay oo marna ha noqon mid moogan xuska ilaahay.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily