mxaynu ugudiyaar garownaa Bisharamaadaan
🌕Bisha Ramdaan 🌙waa fursad dahabiya 💎.
Waa bishii dambi💎🤲-dhaafka Waa bishii la iska maydhayey 🌊
dambigii qofku galay 🤲.
💢Waxyaabaha aynu kaga
faa’id❣️eysanayo waxa kamida :-
1️⃣In aan niyadda la wanaajiyo 🧠, acmaashana ❤️Alle dartii loo
qabto🤲👆.
2️⃣In Alle aan ka barino 🤲inuu ina gaadhsiiyo 🌙bisha soon 🌛,
🌠inana waafajiyo ka faa’ideysigeeda 🌝.
3️⃣In aan is saamaxno🤔 , si camalkeena loo aqbalo🥰.
❤️🔥In aan ka toobad keeno🤲.
4️⃣In aan badsano🤲 acmaasha wanaagsan💕.
5️⃣In aan dadka👥️ xuquuqda innagu leh u celino👏 xuquudooda🤝
6️⃣In aan la saaxiibnno🤝 dadka wanaagsan🫂 ,
si ay daacada 👨👦
Alle inoogu kaalmeeyaan.🤲
7️⃣In aynaan🤞 soomin maalinta la shakisan👎 yahay.
lasoco qodobka
8aad
Qaybta { 3aad }