والذين ءامنوا وعملوا الصالحات لندخلنهم في الصلحين
(Kuwii rumeeye (xaqa) shaqeystay wanaag
waxaan dhax galineynaa kuwa suuban (janada)
💜
Saaxiib caawi kan taagta daran, gacan qabo agoonta, wax bar kuwa aan waxba aqoon, wanaaga far kuwa xumaha haya, baari u noqo waalidka, u dhibri kuwa qalbiga jaban, u dhoola cadeey kuwa ku xasdaya, u ducey kuwa dhibaatoonaya, dhamaan wanaagyadaan ayaa kaa dhigaya mid ka mid ah kuwa wanaagsan.
💟🙂
Wll alle ka bari inuu ku heleelsiiyo ku wanaagsan sida uu nabi yuusufba uu ugu duceystay :
تَوَفّني مُسْلِمًا وَألْحِقْنِيْ بِالصَّالِحِيْنٌ
(Allow I oofso, idhinsii aniga oo muslim ah,
ihaleelsii kuwa wanaagsan)
wanaaga aad fasho maanta ayaa ubadkaada dunida wax ugu taraya, aaqiradaadane ku anfacaya.
💙✨😇
@xaqiijiyechanne