Dhibane Jaceyl
Канал
@Dhibanejaceyl
Продвигать
327
подписчиков
59
фото
ERAYO JACEYL ✅ XIGMAD ❤
Dhibane Jaceyl
Dhibane Jaceyl
Intaad wax badan hadli laheed wax badan aqri saad aqoon ukororsato
☝
🖊
📋
.
Dhibane Jaceyl
....
•𝖱𝖺𝖺𝗅𝗂𝗒𝗈 𝗁𝖺𝗐𝖾𝖾𝗇𝖾𝖾𝗒
•𝖱𝖾𝖾𝗑𝖺𝗇 𝗎𝖽𝗀𝗈𝗈𝗇𝖾𝖾𝗒
•𝖱𝖺𝗌𝖺𝗆𝖺𝖺𝗅𝗄𝗂𝗂 𝖽𝗎𝗇𝗂𝖽𝖺𝖺𝗒
•𝖱𝗂𝗒𝖺𝖽𝖾𝖾𝗒𝖽𝗂𝗂 𝗇𝗈𝗅𝗈𝗌𝗁𝖺𝖺𝗒
•𝖱𝖺𝗃𝖺𝖽𝖾𝖾𝗒𝖽𝗂𝗂 𝖼𝖺𝗅𝖺𝖿𝗄𝖺𝖺𝗒
•𝖱𝗎𝗇𝗍𝖺 𝗍𝖺𝖺𝗇 𝗐𝖺𝖽𝖺𝖺𝗀𝗇𝖺𝖺𝗒
•𝖨𝖿𝗄𝖺 𝗍𝖺𝖺𝗇 𝗋𝖺𝖿𝗂𝗂𝗊𝗇𝖺𝖺𝗒
•𝖪𝗎 𝗁𝗂𝖻𝖾𝖾𝗒𝖾𝗒 𝗋𝗎𝗎𝗑𝖽𝖾𝖾
•𝖠𝖽𝗇𝖺 𝗄𝖺 𝗋𝗎𝗇 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀 𝗃𝖺𝖼𝖺𝗒𝗅𝗄𝖺....
❤️
😍
.....
Dhibane Jaceyl
Dhiirigelinta iyo wakhti siinta naftaadu waa shidaalka awoodeed ee adi hore kuu sii dhaqaajin kara
✨
Dhibane Jaceyl
Jacaylka adaa ibarayy
Adaa beerkayga Dagayy
Kuu baahdee hayga baaqan
❤️
Dhibane Jaceyl
Darajiyo Adigaa Mudann
Daa,in Kuu Dhaliyayy
Adigaa Da,adaa Dhaafay oo.
Dunida Ii Dooran
❤️
🫂
Dhibane Jaceyl
Qalpi waxaa tahay mid kamid ah
Hadiyadaha ugu qaalisan ee Allah
Iihadiyeey
❤️
waxaa tahay garabkeyga midig.
❤️
Dhibane Jaceyl
Dhibane Jaceyl
Forwarded from
GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022
Jacaylku waa shay wanaagsan. Waxa uu kaa dhigaa mid faraxsan, waxa uuna ku dareensiiyaa in aad tahay qof dhameystiran. Runtii jacaylku waa wax cajiib ah waxa uu kugu beerayaa niyad-jab iyo welwel marka aadan heysan qofka aad jeceshahay.
💯
🖤
🦋
✨️
🫂
❤️🩹
😍
Dhibane Jaceyl
Forwarded from
GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022
Kaama maarmo waa rune
Kuma daayo Dhab nolol
Kaalay dhaxanta iga dhowr
♥️
💯
✅
@Geeraarjacayl
♥️
Dhibane Jaceyl
Ubaxyow udgoon
Caashaqa midaan u qaaday
Udgoon kuma gaari kartid.
✨
♥️
Dhibane Jaceyl
Qalbigu wuxuu raadiyaa Ruux ay dareen wadaag yihiin kaasoo ka dhowra dhaawaca Gudaha iyo dibaddaba kaga imaan kara.
❤️
😍
🌹
"Anoo nafta kuu hibeeyay
Xidhiidhka hadii aan gabay
Haw malaysan inaan ku nacay"
❤️
😍
🌹
Waxaan ahay Noole Aan ka quusanin xagaaga waayo ma rabo si qiyaali ah inaad ugu fogaato Qalbigeyga
🫀
❤
✨
Dhibane Jaceyl
Adiga ayaaan ku xushaY
🥺
🫀
Adiga ayaaan ku doortay
❤
🥰
Adigaaa ayaaan ku cashaqay
🌺
❤
Adiga aayaan kugu koobay jaceylkayga
❤
Adiga ayaan ka heley
💗
❤
Adiga ayaan jacayl ku qaday
💗
🥺
Adiģa ayaan ereyada galgacalka khaas kaga dhigay........
🥰
❤️🩹
🥺
Dhibane Jaceyl
𝖶𝖺𝗑𝖻𝖺 𝖴𝗆𝖺 𝖺𝗋𝗄𝗈 𝖲𝗎𝗀𝗂 𝗍𝖺𝖺𝗇𝗄𝖺 𝖽𝗁𝖾𝖾𝗋 𝖴𝗀𝖺 𝖽𝖺𝗇𝖻𝖾𝖾𝗇 𝖶𝖺𝗑𝖺𝗇 𝖱𝖺𝗐𝖺 𝗂𝗇𝖺𝖺𝗇 𝖫𝖺𝗐𝖺𝖽𝖾𝗒𝗇𝖺 𝗂𝗌 𝗁𝖾𝗅𝗇𝗈.
👥
❤️🩹
💍
Dhibane Jaceyl
Dhibane Jaceyl
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
✯ ━━━ ✧ ━━━ ✯
╔═════• ✯ •══════╗
🕋
DIINI
🕋
🕌
@DUCA12
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
❤️
JACEYL
❤️
🔴
➠:
@Erayojaceyl1
🔴
➠:
@Geeraarjacayl
🔴
➠:
@murtimaal1
🔴
➠:
@geeraaro1mm
🔴
➠:
@Hadaf_MUSALSAL
🔴
➠:
@tixjaceyl
🔴
➠:
@cilminafsijacayl
🔴
➠:
@xaqiijiye
🔴
➠:
@halgnka
🔴
➠:
@xabsijacayl12
🔴
➠:
@SYL_MEDIA
🔴
➠:
@somalikaah
🔴
➠:
@buugmaalchanel
🔴
➠:
@suaalodiini12
🔴
➠:
@saaxiibka_Kheyrka
🔴
➠:
@DhuuxJaceyl
🔴
➠:
@dhiiriye
🔴
➠:
🔴
➠:
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🎤
🧭
DHIIRIGALIN
🧭
🎤
♦️
➠:
@Dhibanejaceyl
♦️
➠:
@QISOJACAYL24
♦️
➠:
@Qoraaladii_Qarniga
♦️
➠:
@Ogaansho12
♦️
➠:
@JIILKAMAANTA1
♦️
➠:
@dhiirigalin100
♦️
➠:
@Naadigamidowgaakhriska
♦️
➠:
@AKHRI_AMA_QOR
♦️
➠:
@Xigmada_maanta
♦️
➠:
@hayaanka
♦️
➠:
@AQOON_AROOR
♦️
➠:
@hagahanolosha7
♦️
➠:
@harjanno
♦️
➠:
@musharaxa
♦️
➠:
@Hiil_qaran_family
♦️
➠:
@Dareen_caashaq24
♦️
➠:
@hoygaxikmada7
♦️
➠:
@Balaashaan
♦️
➠:
@ErayoMacaanchannel
♦️
➠:
@halgnka
♦️
➠:
@qalbijabjaceyl
♦️
➠:
@Jiilka_wacyiga1
♦️
➠:
@Madasha_Caruusha123
♦️
➠:
@XasUus_QoR_JecEYl
♦️
➠:
@xikmad_channel
♦️
➠:
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🖥️
GRAPHIC DESIGN
🖥️
🔴
➠:
@SAHAN_GRAPHIC
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
📙
WAXBARASHO
📚
🔴
➠:
@Hiilsan_Academy
🔴
➠:
@Farqurxin_2024
🔴
➠:
@xisaab_barasho
🔴
➠:
@daarul_iimaan
🔴
➠:
@sahan_graphic
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
━━━━
@Ogaansho_Team
━━━
🥇
Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye:
@shaafi1
Waxaa ✯ Maalgaliyey
👇
◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶
@GEERAARJACAYL
O━━ ❷
@Murtimaal1
O━━ ❸
@Erayojaceyl1
O━━ ❹
@HIILSAN_ACADEMY
⎉_-Dhamaad-_⎉
Dhibane Jaceyl
Waxaa aad qalbigeyga ku
Abuurtay geed mirihiisu
Eydhamaaneyn ilaa qiyamaha
🥰
❤️🩹
Dhibane Jaceyl
Xidigtaan jeclaadee
🤍
Jaceylkeeda isaaqee
💟
Safar baan soo ahee
❤️🩹
Inaan reer yagleeniyoo
🩷
Guri wadagnaa baan
🩶
Doonaa.
💝
🫀
Dhibane Jaceyl
Waa dagal aduunyadu
💥
Qabyo aan dul joogno
💥
Doc markad ka awdaba
💥
Dacal kugu banan yahy
💯
Dawga ay ku socotana
💫
Cidi kama duwaysee
💢
Dawadedu waxay thy
💥
In aan diinti Eebiyo
💥
Dacadnimadi laga tagin
💯
💥
Dhibane Jaceyl
Waxba hello hay oran
Kusoo jeesan maayee
Kaligaa iska ahaaw.
Kuma shaafin kaRayee.
😢
💔
Dhibane Jaceyl
🦋
KHALID
🦋
❤️
Qofba tahaY qaliYoo
❤️
❤️
QudhaYda ani ku weYn
❤️
❤️
QayrkaY idhaafsho
❤️
❤️
Qalad aan lahaYno
❤️
❤️
QulubTaYda deeqaYe
❤️
❤️
Qadarin aan dhamman ban qaliyow ku hayaaye
❤️
❤️
QadirkaY ku daa
❤️
Dhibane Jaceyl
Dhibane Jaceyl
Ruuxdiyo jirkeygaad
Ku dhax nooshoo
Fikirkeygaad ku maran tahay
Halkaan eegaba suuradaadaa
Wacaney iiga muuqaneysoo
Bu'da isheydaad malaha
Ku sawiran tahay
👁
👁
❤️
🥺
Dhibane Jaceyl
Waxaad tahay iftiinkeyga, waxaad tahay muraayadii qalbigeyga, waxaa tahay mustaqbalkeyga, maanta, beri iyo weligeedba.
Ещё