Hogaan Dumar

Channel
Logo of the Telegram channel Hogaan Dumar
@hogaan_DumarPromote
15.58K
subscribers
746
photos
243
videos
519
links
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.center/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.center/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj
To first message
‏تذكير موعد صيام الايام البيض :
‏لشهر ربيع الاول يبدأ بإذن الله :
‏الاثنين /13🌓
‏الثلآثآء /14🌓
‏الاربعاء /15🌓
‏الخميس ترفع فيه الاعمال

‏إن استطعت فكن مع قوافل الصائمين وإن لم تستطع فذكر
‏فلا تعلم من سيصوم بسبب تذكيرك
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
𝐐𝐨𝐫𝐦𝐨 𝐤𝐮𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚.

☆ Tani waa fariin balse waa haddiyad aan udirayo dhaman dhalinyaradeena soomaliyeed ragg iyo dumarba .

☆ ogsoonoow internetka iyo baraha bulshadi sida google , Telegram, facebook ,tiktok ,twitter iyo wixii lamid ah dhamaantooda waa sidii badweeyn gunteeduna eey dheertahay badaasi waxey kulmisay wanaag iyo xuman ba.

✰Waxeey leedahay kheyr aad uxeeldheer iyo xumaan sidii hirarka kuu halaageyso oo lagu qarqamayo waa bad dhexdeeda ay ku halaagsameen Halyeedadii ugu akhlaaqda wanaagsanaa bulshadeena si gaar ahna dhalinyaradeena ragg iyo dumarba.

☆ Waa badweeyn kulmisay dhalinyaradeena iyo waayeelka qaar kamid ahba badaasi waxey liqday dhexdeedana ku halabaay xishoodkii hablaheena qaar kamid ah iyo qiiradii raggeena qaar kamid ah.

★ badaasi waxey ahalaagtay khalqi aad ubadan iska jir oo ka digtoonoow inaad quusto badaas adigana.

★ Ahaw sida shinida oo kale oo hadul istaagin ilaa bogaga ama kanalada (ciwaanada) wanaagsan mooyee iyo meelaha kheyrku yaalo hana faafin ilaa waxaad hubtid wanagiisa mooyee♡︎.

★ social mediaha waa sidii suuq aad uweyn oo kale cidwalibana waxbeey iibkeensaneysaa hadii aad aado suuqaasi haka iibsan illaa wax ku anfacayo mooyee hana iibiin ilaa wax aad ka faaideyso mooyee♡︎.

📌 Iskana jir oo ha taageerin xumaan iyo wax alle cara gelinya oo taageer wanaaga iyo kheyrka♡︎.

📌 ugu danbeyntii hadii ay dhacdo inaa badweyntaas dabaal u aadeyso ka digtoonoow muujadaha iyo moolalka aad udheer oo aad ku halaagsameysid walalaha kalana uga dig oo sii faafi qormada♡︎

𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱

https://t.center/hogaan_Dumar
"اللهم لا تدع لي أمرًا إلا ويسرته ولا حلمًا إلا وحققته ولا أمنية إلا وأسعدتني بالعيش في جمال واقعها ولا دعاء إلا واثلجت قلبي بقبوله."
Haddii ay gabadha xirato jalbaabkeeda waasaca ah, oo aysan dhagaysan 🎶 music, ay ilaaliso salaadaheeda, qur'anka ay akhriso nafteedana ay la jihaado sida ay uga fogaan lahayd xaaraanta macnaheeda maaha in ay sheekhad tahay 😳

Macnaheeda waxaa waaye in ay Muslimad tahay .
‏« ويبقى مكوثك مع القرآن
أثمن ما حزت عليه في هذه الحياة».
Forwarded from Hogaan Bulsho
-غداً صِيامُ يوم الأثنين 🌿-
قال ﷺ | من صام يومًا في سبيلِ اللهِ ،
باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا.
- رواه مسلَّم .
إن لم تكن صائمًا.. فـ كُن لغيرك مُذكّرًا


Soon berri oo isniin kana mid noqo kuwa nooleeya sunadi nebiga ﷺ❤️
Meel walba oo aad Allah ku caabudo way kugu markhaati furi, meel walba oo aad Alle ku caasiso way kugu markhaati furi hadaba markhaatiyada badso meel walba oo aad tagto rakcad ku tuko, meel walba aad booqato sadaqo bixi haba yaraatee ogowna hadalka wanaagsan iyo dhoolacadaynta waa sadaqo lacag keliya waajib maaha is caawinta xitaa waa sadaqo, dhulkan caro keliya maaha ee waa markhaati kaaga markhaati kici doona maxkammada ugu cadaalada badan oo Allah agtiisa ah.
💞
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.center/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛
Waxyaabaha uu Alle ku siin waayo ama uu kaa reebo waa doorasho uu Alle kuu dooray xikmad darteed ayuuna kuugu dooray mar walbana doorista Alle ayaa addoonka u khayr badan wax walba uu Alle inoo qadarana waa khayr haday ina xanuunjiyaan xita 🥹💞
Ilaahay wax walba aad rajaynayso wuu kuu keeni, wax walba oo aad waydiisato wuu ku siin, Ilaahayga wayn ee sharafta leh wuu karaa in adduunka oo dhan dartaa iyo Duco run oo qalbigaaga ka timid uu u bedelo oo an wax macquul ahayn macquul ka dhigo.

Qalbigaaga xasilli, naftaada iyo qalbigaagana Alle ku amaaneeso Alle wuu kuu rumayn wixii aad doonto Ilaahay waa xishood badane deeqsi ah wuu ka xishooda addoon gacmihiida kor ugu qaaday in uu soo celiyo ayagoo eber ah.

💜🥳Yaa Habiibi Yaa Allah
ان المحب لمن يحب يطيع 💕
Kan wax jecel qofka uu jecelyahay wuu adeecaa oo amarkiisuu qaata raali ahaanshihiisa ayuu raadiya.

Hadaba sideed u sheegataa in aad Alle jeceshahay adiga oo weliba caasinaya?
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.center/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛
Ⓜ️Somali Promotion 🅿️
━━━━━━━🔺━━━━━━

📚Somali Free Books 📙
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
📘Somali Librarians 📒
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
Xikmado iyo murti🗣
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
📘Kobciye Books📗
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🪴Dhiirigaliye nolol🍀
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
⚙️Hoyga Farsamda💭
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🌟 Aqoon Kobciye 🔆
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👤Quruxda islaamka🫂
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
xaqiiqada Nolosha🪜
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🪢 alxakiim channel 👔
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🌱Dareen Side channel🪴
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🧕 Aisha bin Ahmed🗣
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
💹 Hassan Caashaq ❇️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👩 Hogaan Dumar
🧕
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👳‍♂️ Dinteena suuban💚
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
✉️ Tamarsinta ruuxda ✨️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🔴 Guulaayso bet 🟢
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
♒️ Kalimat Kariim ♉️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
💬 albaani channel
🗯
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
📒 Qoraalo kooban 👀
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🫧 MaanHage School 💫
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🫧 Ruuxda channel 💫
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🎓 Qalbi Dhaye 🖇
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
✨️Qalbiyadeena ❣️💔
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
━━━━━━━━━━
⭐️
JOIN ALL CHANNELS
━━━━━━━━━━
ku Sali nebiga SCW
*Towbad keen😢*
Waxaa laga yaabaa in aad xirato saacadaada xaraggada ah kadibna aad soo dhimato oo uu kaa furto kii dhaxlayay, waxaa laga yaaba in marka aad sii baxaysay aad albaabka gaarigaaga gacantaada ku xiratay kadibna aad dhimato oo uu kaa furo ninka kaxaynaya ambulance 🚑 ta , waxaa laga yaaba in dharka aad gacantaada ku xiratay saakay galabkiina qofka meydkaaga dhaqaya uu kaa bixiyo, waxaa laga yaaba in aad seexato qolkaaga kadibna aad soo toosto iyadoo qabriga lagu dhigay oo labadii malag ku hor fadhiyaan.

Towbada u deg-deg dhamaanteen waxa aanu nahay janaazo socota balse wakhtigeedii wax ka dhimanyihiin, geerida kuma sugayso ilaa aad wadada saxda ah kaga toosnaanaysid ee adiga hada is toosi oo geerida sug.
Wakhtiga sakaraadka qofka waxa uu ku hadlayaa wixii uu wakhtigiisa ku bixin jiray oo qalbigiisana ka buuxa hadii ay hees ama musalsal wakhtiga kaaga dhamaadeen iyaga un baa ku hadli ee hadaba qalbigaaga qur’aanka ka buuxi🥹

Ilaahay waxa aan waydiisanayna in qalbigeena qur’aanka uu ka buuxiyo kadibna na oofsado isaga oo naga raali ah. 🤍🌸
*Inta aad wakhtiga hayso towbad keen abaayo gacaliso*😢🌸

الاخت: فردوسه 🕊️🤍
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
سيأتي يوم على أمتي يحبون خمس وينسون خمس 🍂

Rasuulka scw wuxuu yidhi: waxaa iman doonta maalin ay ummaddaydu shan shay jecel yihiin, shan shayna ilaawi doonan.

يحبون الدنيا وينسون الآخرة 💗

Waxey jecel yaihiin aduunyada Akhirana wey ilaabeen

يحبون القصور وينسون القبور ⚰️🥹
يحبون المخلوق وينسون الخالق ......☝️💖

Waxey jecel yaihiin daaraha waaweyn waxayna ilaabeen qubuuraha

Waxey jecel yaihiin abuurista , weyna iloobaan kii abuuray

يحبون المال وينسون الحساب 💵
يحبون معصية وينسون التوب .. ... ....💗

Waxey jecel yaihiin lacagta weyna iloobaan in laxisabin doono
Waxey jecel yaihiin dambiga weyna iloobaan inay toobad Keenan........
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
وإليك نمد ايادينا ❤️🤲
More