Hogaan Dumar

Канал
Логотип телеграм канала Hogaan Dumar
@hogaan_DumarПродвигать
15,58 тыс.
подписчиков
746
фото
243
видео
519
ссылок
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.center/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.center/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
Xishoodka 🌺💙
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
Nabiga صلى الله عليه وسلم ayaa ku duceysan jiray ducadan adigana ku ducuceyso 💙🦋🌸
Forwarded from Hogaan Bulsho
فمن عفاواصلح فأجره على الله 🌸
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.center/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛
Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.

Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO

Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimo

La socod wanaagsan
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚🕋❤️😍

💜1.Xaramka qofkii ugu horeeyay ee daga waxay ahayd haweenay #Haajara ayayna ahayd.

💛2. ILaahay wuxuu soo dajiyay suurad la dhaho سورة النساء oo ka mid ah suuradaha ugu dheer Quraanka.

💜3.Qofkii ugu horeeyay iLaahay Dartiis u daadiya dhiigiisa waxay ahayd haweeneey #Umu_Camaar_Aala_Yaasir.

💛4.Qofkii ugu horeeyay ee rumeeya Rasuulka صلي الله عليه وسلم waxay ahayd dumar hooyo #Khadija_Bintu_Khuwaylad.

💜5.Nebiga صلى الله عليه وسلم wuxuu dhahay qofka sadex gabar barbaariya, akhlaaqdooda iyo diintooda ku dadaala wuxuu Rabbi ka xureeyaa Naarta markasay saaxaabadi dhaheen Rasuul Allow labo gabarna, wuxuuna yiri Rasuulku xitaa labo gabar qofka diinta ku barbaariya.
💛
📌Dunidoo hagagtay waa dumarkoo hagaagay Ragga waxa sosaara Dumarka hadii aad dooneesan Rijaal waaweyn oo Qiima leh kudadaala Dumarka oo iyaga bara diintu waxey tahay.
💜
Walaashey qaaliyeey Waxaa kutahay daaciyad Akhlaaqdaada wanaagsan Xijaabkada sharcigaa Hadal wanaagaada dhaqankaadu siduuyahay.
💛
Hasahlan doorkaada dacwada kuna dadaal inaa noqoto daaciyad mida ugu kheyrkabadan insha allaah
waa dhanbaal kusocda gabarkastoo

𝗪/𝗤 𝗡𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱

https://t.center/hogaan_Dumar
دعواتكم لي يا أحبابي ❤️
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
‏﴿إنّ الله وملائكته يصلّون على النَّبِيِّ يا أيها الذين آَمَنُوا صَلّواعليه وَسَلّمِوا تَسْلِيمًا﴾

‏اللهم صلّ وسلّم على نبيّنا محمد❤️

@hogaan_Dumar
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid 💙🦋)
قال صلى الله عليه وسلم:
‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
‏حديث صحيح

Nebiga scw wuxu dhahay:
Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa.

‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️

@hogaan_Dumar 🦋
Forwarded from Hogaan Dumar (Nimco cabdirashiid)
جمعة مباركة، لا تنسو
١_ قراءة في سورة الكهف.
٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم
٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة.


Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina

1_Akhrinta suratul kahfi
2_ku salinta nebiga (scw)
3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹

https://t.center/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐💛
╚═══════☆♡☆═══════╝
┗━━━━━•❅•°•❈•°•❅•━━━━━┛

Somali Promotion
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
📖 @Diinteenna_Macaan
🌟 @Al_xakiim
@Quruxdaislaamka
🌼 @Hidaayatu_Rabi
🌸 @hogaan_Dumar
🌺 @Dhaqan_wanaag
💫 @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
💡 @XikmadoSom
🏅 @Dhiiragaliye
📚 @AishaAhmed99
🧠 @QalbiDhaye143
📘 @kalimakariim
📝 @xaqiiqadanolosha
🔥 @Albaanichannel252
🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
💬 @Dareen_side
❤️ @Hasancaashaq
🌹 @daren_jaceyl
💫 @Mohametahmed
🦋 @Noqoxiddig
🌟 @FAAIDOCHANEEL
🎨 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 AQOON & FASAALO 🎓
📖 @maanhage
🛠️ @farsamada
🎓 @KobciAqoontaada2
🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 BUUGAAG 📚
📚 @somalibooks
🏛️ @Somalilibrary
📘 @kobciyebooks
━━━━━━━━━━━━━━━━
 ◤──••──◥
 ▐░░░░░░░░░░░░░▌
⭐️ JOIN ALL CHANNELS
https://t.center/dareenbulsho
◣──••──◢
💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫
∴.·:¨¨:·. ☙.·:¨¨:·.♡
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
اللهم اغفرلي و اصلِحني واهدني ورُدّني إليك ردًا جميلاً.
‏قال رسول الله ﷺ( سبق المفردون )

‏ قالوا : وما المفردون يا رسول الله ؟
‏ قال : الذاكرون الله كثيرا والذاكرات

‏ • سبحان الله.
‏ • الحمدلله.
‏ • لا اله الا الله.
‏ • الله أكبـر.
‏ • أستغفــرالله.
‏ • لاحول ولا قوة الا بالله.
‏ • سُبحان الله وبحمده.
‏ •سبحان الله العظيم
لقوله تعالي (فإنها لا تعمي الأبصار ولكن تعمي القلوب التي في الصدور)

Indha Beelka Dhabta kan arag mahn Ee indha Beelka dhabta waa kan Quluubta ku Sugan .


Dadka waxaa laga yaaba in ay is dhahaan qalbiga ma wax baa laga arkaa balse cilmiga caafimaad ayaa mar dhow soo ikhtiraacay in qalbiga leeyahay unugyo ama cells sida maskaxda oo kale ah brain like cells loo yaqaana taasna waxa ay noo cadaynaysa in qalbiga sida maskaxda wax xifdiyo waxna xasuusto

Ilaahoow run badane ayaa tahay anaga un bilaa cilmi ah adigaa fataax ah noo furfur
Ещё