Daarul dacwaa

Channel
Logo of the Telegram channel Daarul dacwaa
@daaruldacwaaPromote
1.16K
subscribers
92
photos
9
videos
15
links
Nagu soobiir oo kalasoco kanalkan Daarul dacwaa waxyaabo aad ka heli doontid sida. 👉 wacdi iyo waano. 👉Dhiirigelin iyo xirfaddo. 👉Qisooyin iyo talooyin.
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
OGAYSIIIS OGAYSIIS muhiim ah!
Dhamaan qofkasta oo ay fariintani soo gaadho hala digtoonaado chanelkaa sare oo dad tuugo ah ku midoobeen .
Waa channel dadka kusoo xerogaliya channelo iib ah ayaanu haynaa iyago raba inay lacagta ka dhacaan dadka.
Dad ayaa ila soo xidhiidhay ay hore sidani ugu dhacday .
Ciwaankan hoose waa ciwaankooga ay ku dhacaan dadka .
@Ninwayn1477
Hadaad jeceshay hal eray oo tuugnimadooda muujinaya waad u qori kartaa.

Fariintan waxy kaaga timi midawga channels ka somaalida ee telegramka: Team kulmis💪🦾
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from Kooxda Kulmis
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kotdhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha kooraski waa 9 dollar .
Mudadu waa 5 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
💞kulmis one Community ++      ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k+ cilmi nafsi🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k+ 📘ibrahin geedi📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🪴xikmad badan 🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ Faafinta khayrka 🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.9k+♒️ Dareen dahsoon  ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

6.5k+ 💹 Xigmadle❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 maskax kaab  💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali  💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂


+4k 🔺Sahamiye software 💫
JOIN US 🆕
➡️➡️➡️Handise channel

💞 Kulmis publishing center💞

💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah .
Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah.
Halkan iska diwan gali👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
#dhiirigalin

Duruufuhu kulama dhalan
Kaliya waa waxyar intaad dareemeysid nolosha adaG adkeyso una jaheyso dhanka
Hormarka iyo wnaagga

Noloshu maaha jiljileec iyo inaad helayso wax waliba ood rabto

Balse waa adkeysi iyo sabar

JABKASTOO aad soo marto waxaa ka danbeeya guuL

GUULKASTO oo aad haysidna waxaa ka horeeyey jab

Haquusan hana niyad jabin
Balanteenu waa DADAAL iyo Hormar

W/Q @daaruldacwaa
Jumca Mubbaarak.

Maalinta Jumcaha waa maalin fadli badan, waayo waa ciidda muslimiinta, waa maalin ay muslimiinta ku kulmaan masaajidka iyagoo ka kala yimi meelo kala fog si ay u dhagaystaan xuska ALLE iyo wacdiga Imaamka. Qofka hadduusan dhageysan wacdi muddo dheer qalbiga aya mirira marka xiggana khayrka dhan ayaa ka xirma.

Nebiga naxariis iyo nabad gelyo EEBBE korkiisa ha yeelee wuxuu yiri: Ragga haddii eeysan ka joogin ka tegidda ay ka tegeyaan salaadaha jumcooyinka ILAAHAY
ka dabooli doonaa quluubta, kaddibna waxay noqonayaan kuwo kheyrka halmaansan.

Jumcada waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto ILAAHAY ka aqbalayo ducada.

Nebiga (SCW): Maalin ay qorraxi usoo baxdo waxaa u kheyr badan maalinta jumcaha, waayo waa maalintii la abuuray Nebi Aadam, waana maalinta jannada la geliyay, waanna maalintii xageeda laga soo bixiyey, qiyaamaduna dhici mayso maalinaan jimco aheyn. Sidaa awgeed ALLE kor ahaaye wuxuu noo dardaarmay in loo degdego salaadda jumce marka laysugu yeero.

Wuxuuna ALLE yiri: Kuwa ALLE iyo xaqa rumeeyow marka la adimo salaadda jumce u degdega xuska ALLE kana taga wax kala iibsiga saasaana idiin kheyr roon haddaad tihiin kuwo wax garanaya.

Haddaba waxaa habboon in loo darbado jumcaha oo qofka muslimka ah uu qubeysto oo weyso qaato, Nebiga (SCW): Qof kasta oo Muslim ah waxaa ku waajibay inuu qubeysto maalinta jumcaha iyo inuu ku labisto dharkiisa kuwa ugu wanaagsan, iyo inuu is carfiyo hadduu heli karo.

Maaddaama jumcaha loogu talagalay in dadka la wacdiyo lana waaniyo waxaa waajib ah in la dhageysto khudbada imaamka, mana bannaana in la hadlo ama la buuqo intey khudbadu socoto nebiga (SCW): Jumcaha markuu Imaamka khudbeynayo, haddaad saxiibkaa ku tiraahdo “aamus” hadalkaagu waa mid micno darro ah.

Hadduuse qof qaldamo oo uu hadlo ama buuqo waxaa waajib ah in laga aamuso intey khudbadu socoto kadibna si xigmad leh loogu sheego.

Salaadda jumcaha Nebi Muxammad (SCW) wuxuu akhrin jiray suuradaha kala aha suuradda Al-Jumucaah iyo suuradda Al-munaafiquun.

W/Q @daaruldacwaa
Fadliga ay kala lee yihihiin acmaasha wanaagsan
:::::::::;;;;;;:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
qofka muslimka ah wardiga uu maalintii uu sameyo waxa u fadli badan
1- salaada subax illaa cadced soo baxa
2- ama salaada casar illaa tan maqrid wardiga lasameyo
::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
hadii aad u baahantahay in lagu siiyo shahaado dhanka illaahay kaga imaaneysa oo aad kaga xoroobeyso naarta jahanamo iyo munaafuqnimo. 40 bari marnaba yeysan ku dhaafin takbiiratul ixraamka.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
acmaasha la sameeyo 10 maalmaha ah eeu horeeyo ee bisha dulkxij acmaasha kaleeto oo idil wey ka fadli badan yihiin
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
xiliga afurka wey ka fadli badan yihiin.
hadii la dadajiyo wey ka fadli badan tahay hadiii dib loo dhigo.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
ducada ayaa kala fadli badan.
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay qofka soomani baryo ayuu leeyahay aan la celinin waa marka uu afurayo.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay cumrada la cumreysto Ramadanka waxa ay u dhagantaa xaj oo aniga la iila xajay.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
habeenka isku fadli maahan.
qeebta hore ee habeenka waxaa ka fadli badan qeebta danbe.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
maalinta jimcaha wey ka fadli badan tahay maalmaha kale.
Nabigeena scw waxa uu dhahay maalinta jimcaha saacad baa ku jirta qofka haddii uu illaahay baryo
baryadiisana waa la aqbalaa.
waa saacadee ?
culimada laba meelood wey ku tilmaameen jimcada marka uu imaamku mimbarka uu saaran yahay illaa iyo inta uu salaada kabaxayo.
jimcada salaada casar dabadeed illaa ka dhaceyso saacad ku jirta.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay salaada subax dabadeed illaa cadced soo baxa oo wardidid waa xaj dhameystiran. sadax goor ayuuna ku celceliyay taamah (dhameystiran)
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay ducada lama celiyo labada aadaan inta u dhaxeysa(waa aadaanka iyo akhinka inta u dhaxeysa ).
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa la weydiiyay duco teebaa loogu maqal badan yahay.
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay habeenka bartankiisa iyo salaadaha gadaashooda (ee waa ataxyaatka ama salaada kadib)
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;::::::::::::::::

W/Q:@daaruldacwaa
*دعــــاء مـرتــب حســب تـرتيــب المصحــف الشـريـف أهــديــه لكــل عـزيـز وغـــالي على قلــــبي*

💮ﺭﺑﻨﺎ ﺗﻘﺒﻞ ﻣﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﺃﻧﺖ ﺍﻟﺴﻤﻴﻊ ﺍﻟﻌﻠﻴﻢ، ﻭﺗﺐ ﻋﻠﻴﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﺃﻧﺖ
ﺍﻟﺘﻮﺍﺏ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺁﺗﻨﺎ ﻓﻲ ﺍﻟﺪﻧﻴﺎ ﺣﺴﻨﺔ ﻭﻓﻲ ﺍﻵﺧﺮﺓ ﺣﺴﻨﺔ ﻭﻗﻨﺎ ﻋﺬﺍﺏ ﺍﻟﻨﺎﺭ،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺃﻓﺮﻍ ﻋﻠﻴﻨﺎ ﺻﺒﺮﺍ ﻭﺛﺒﺖ ﺃﻗﺪﺍﻣﻨﺎ ﻭﺍﻧﺼﺮﻧﺎ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﻘﻮﻡ ﺍﻟﻜﺎﻓﺮﻳﻦ💮،
💮 ﺭﺑﻨﺎ ﻻ ﺗﺆﺍﺧﺬﻧﺎ ﺇﻥ ﻧﺴﻴﻨﺎ ﺃﻭ ﺃﺧﻄﺎﻧﺎ، ﺭﺑﻨﺎ ﻭﻻ ﺗﺤﻤﻞ ﻋﻠﻴﻨﺎ ﺇﺻﺮﺍ ﻛﻤﺎ ﺣﻤﻠﺘﻪ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﻣﻦ ﻗﺒﻠﻨﺎ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﻭﻻ ﺗﺤﻤﻠﻨﺎ ﻣﺎ ﻻ ﻃﺎﻗﺔ ﻟﻨﺎ ﺑﻪ ﻭﺍﻋﻒ ﻋﻨﺎ ﻭﺍﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﻭﺍﺭﺣﻤﻨﺎ ﺃﻧﺖ ﻣﻮﻻﻧﺎ ﻓﺎﻧﺼﺮﻧﺎ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﻘﻮﻡ ﺍﻟﻜﺎﻓﺮﻳﻦ💮
💮ﺭﺑﻨﺎ ﻻ ﺗﺰﻍ ﻗﻠﻮﺑﻨﺎ ﺑﻌﺪ ﺇﺫ ﻫﺪﻳﺘﻨﺎ ﻭﻫﺐ ﻟﻨﺎ ﻣﻦ ﻟﺪﻧﻚ ﺭﺣﻤﺔ ﺇﻧﻚ ﺃﻧﺖ ﺍﻟﻮﻫﺎﺏ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﺟﺎﻣﻊ ﺍﻟﻨﺎﺱ ﻟﻴﻮﻡ ﻻ ﺭﻳﺐ ﻓﻴﻪ ﺇﻥ ﺍﻟﻠﻪ ﻻ ﻳﺨﻠﻒ ﺍﻟﻤﻴﻌﺎﺩ💮،
💮 ﺭﺑﻨﺎ ﺇﻧﻨﺎ ﺁﻣﻨﺎ ﻓﺎﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﺫﻧﻮﺑﻨﺎ ﻭﻗﻨﺎ ﻋﺬﺍﺏ ﺍﻟﻨﺎﺭ💮،
💮ﺭﺏ ﻫﺐ ﻟﻲ ﻣﻦ ﻟﺪﻧﻚ ﺫﺭﻳﺔ ﻃﻴﺒﺔ ﺇﻧﻚ ﺳﻤﻴﻊ ﺍﻟﺪﻋﺎﺀ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎﺁﻣﻨﺎ ﺑﻤﺎﺃﻧﺰﻟﺖ ﻭﺍﺗﺒﻌﻨﺎ ﺍﻟﺮﺳﻮﻝ ﻓﺎﻛﺘﺒﻨﺎ ﻣﻊ ﺍﻟﺸﺎﻫﺪﻳﻦ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﺫﻧﻮﺑﻨﺎ ﻭﺇﺳﺮﺍﻓﻨﺎﻓﻲ ﺃﻣﺮﻧﺎ ﻭﺛﺒﺖ ﺃﻗﺪﺍﻣﻨﺎ ﻭﺍﻧﺼﺮﻧﺎ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﻘﻮﻡ ﺍﻟﻜﺎﻓﺮﻳﻦ💮،
💮 ﺭﺑﻨﺎ ﻣﺎ ﺧﻠﻘﺖ ﻫﺬﺍ ﺑﺎﻃﻼ ﺳﺒﺤﺎﻧﻚ ﻓﻘﻨﺎ ﻋﺬﺍﺏ ﺍﻟﻨﺎﺭ💮،
💮 ﺭﺑﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﻣﻦ ﺗﺪﺧﻞ ﺍﻟﻨﺎﺭ ﻓﻘﺪ ﺃﺧﺰﻳﺘﻪ ﻭﻣﺎ ﻟﻠﻈﺎﻟﻤﻴﻦ ﻣﻦ ﺃﻧﺼﺎﺭ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺇﻧﻨﺎ ﺳﻤﻌﻨﺎ ﻣﻨﺎﺩﻳﺎ ﻳﻨﺎﺩﻱ ﻟﻺﻳﻤﺎﻥ ﺃﻥ ﺍﻣﻨﻮﺍ ﺑﺮﺑﻜﻢ ﻓﺂﻣﻨﺎ، ﺭﺑﻨﺎ ﻓﺎﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﺫﻧﻮﺑﻨﺎ ﻭﻛﻔﺮ ﻋﻨﺎ ﺳﻴﺌﺎﺗﻨﺎ ﻭﺗﻮﻓﻨﺎ ﻣﻊ ﺍﻷﺑﺮﺍﺭ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﻭﺍﺗﻨﺎ ﻣﺎ ﻭﻋﺪﺗﻨﺎ ﻋﻠﻰ ﺭﺳﻠﻚ ﻭﻻ ﺗﺨﺰﻧﺎ ﻳﻮﻡ ﺍﻟﻘﻴﺎﻣﺔ ﺇﻧﻚ ﻻ ﺗﺨﻠﻒ ﺍﻟﻤﻴﻌﺎﺩ💮
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺃﺧﺮﺟﻨﺎ ﻣﻦ ﻫﺬﻩ ﺍﻟﻘﺮﻳﺔ ﺍﻟﻈﺎﻟﻢ ﺃﻫﻠﻬﺎ ﻭﺍﺟﻌﻞ ﻟﻨﺎ ﻣﻦ ﻟﺪﻧﻚ ﻭﻟﻴﺎ ﻭﺍﺟﻌﻞ ﻟﻨﺎ ﻣﻦ ﻟﺪﻧﻚ ﻧﺼﻴﺮﺍ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﻇﻠﻤﻨﺎ ﺃﻧﻔﺴﻨﺎ ﻭﺍﻥ ﻟﻢ ﺗﻐﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﻭﺗﺮﺣﻤﻨﺎ ﻟﻨﻜﻮﻧﻦ ﻣﻦ ﺍﻟﺨﺎﺳﺮﻳﻦ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻓﺘﺢ ﺑﻴﻨﻨﺎ ﻭﺑﻴﻦ ﻗﻮﻣﻨﺎ ﺑﺎﻟﺤﻖ ﻭﺃﻧﺖ ﺧﻴﺮ ﺍﻟﻔﺎﺗﺤﻴﻦ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻓﺮﻍ ﻋﻠﻴﻨﺎ ﺻﺒﺮﺍ ﻭﺗﻮﻓﻨﺎ ﻣﺴﻠﻤﻴﻦ، ﺃﻧﺖ ﻭﻟﻴﻨﺎ ﻓﺎﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﻭﺍﺭﺣﻤﻨﺎ ﻭﺃﻧﺖ ﺧﻴﺮ ﺍﻟﻐﺎﻓﺮﻳﻦ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﻻ ﺗﺠﻌﻠﻨﺎ ﻓﺘﻨﺔ ﻟﻠﻘﻮﻡ ﺍﻟﻈﺎﻟﻤﻴﻦ ﻭﻧﺠﻨﺎ ﺑﺮﺣﻤﺘﻚ ﻣﻦ ﺍﻟﻘﻮﻡ ﺍﻟﻜﺎﻓﺮﻳﻦ💮،
💮رﺏ ﺇﻧﻲ ﺃﻋﻮﺫ ﺑﻚ ﺃﻥ ﺃﺳﺎﻟﻚ ﻣﺎ ﻟﻴﺲ ﻟﻲ ﺑﻪ ﻋﻠﻢ ﻭﺇﻻ ﺗﻐﻔﺮ ﻟﻲ ﻭﺗﺮﺣﻤﻨﻲ ﺃﻛﻦ ﻣﻦ ﺍﻟﺨﺎﺳﺮﻳﻦ💮،
💮 ﺭﺏ ﺃﻧﺖ ﻭﻟﻴﻲ ﻓﻲ ﺍﻟﺪﻧﻴﺎ ﻭﺍﻵﺧﺮﺓ ﺗﻮﻓﻨﻲ ﻣﺴﻠﻤﺎ ﻭﺃﻟﺤﻘﻨﻲ ﺑﺎﻟﺼﺎﻟﺤﻴﻦ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﺗﻌﻠﻢ ﻣﺎ ﻧﺨﻔﻲ ﻭﻣﺎ ﻧﻌﻠﻦ ﻭﻣﺎ ﻳﺨفى ﻋﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻣﻦ ﺷﻲﺀ ﻓﻲ ﺍﻷﺭﺽ ﻭﻻ ﻓﻲ ﺍﻟﺴﻤﺎﺀ💮،
💮ﺭﺏ ﺍﺟﻌﻠﻨﻲ ﻣﻘﻴﻢ ﺍﻟﺼﻼﺓﻭﻣﻦ ﺫﺭﻳﺘﻲ ﺭﺑﻨﺎ ﻭﺗﻘﺒﻞ ﺩﻋﺎﺀ، ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻏﻔﺮ ﻟﻲ ﻭﻟﻮﺍﻟﺪﻱ ﻭﻟﻠﻤﺆﻣﻨﻴﻦ ﻳﻮﻡ ﻳﻘﻮﻡ ﺍﻟﺤﺴﺎﺏ💮
💮ﺭﺏ ﺃﺩﺧﻠﻨﻲ ﻣﺪﺧﻞ ﺻﺪﻕ ﻭﺃﺧﺮﺟﻨﻲ ﻣﺨﺮﺝ ﺻﺪﻕ ﻭﺍﺟﻌﻞ ﻟﻲ ﻣﻦ ﻟﺪﻧﻚ ﺳﻠﻄﺎﻧﺎ ﻧﺼﻴﺮﺍ💮،
💮 ﺭﺑﻨﺎ ﺁﺗﻨﺎ ﻣﻦ ﻟﺪﻧﻚ ﺭﺣﻤﺔ ﻭﻫﻴﺊ ﻟﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺮﻧﺎ ﺭﺷﺪﺍ، ﺭﺏ ﺇﻧﻲ ﻭﻫﻦ ﺍﻟﻌﻈﻢ ﻣﻨﻰ ﻭﺍﺷﺘﻌﻞ ﺍﻟﺮﺃﺱ ﺷﻴﺒﺎ ﻭﻟﻢ ﺃﻛﻦ ﺑﺪﻋﺎﺋﻚ ﺭﺏ ﺷﻘﻴﺎ،
ﺭﺏ ﺍﺷﺮﺡ ﻟﻲ ﺻﺪﺭﻱ ﻭﻳﺴﺮ ﻟﻲ ﺃﻣﺮﻱ ﻭﺍﺣﻠﻞ ﻋﻘﺪﺓ ﻣﻦ ﻟﺴﺎﻧﻲ 💮ﻳﻔﻘﻬﻮﺍ ﻗﻮﻟﻲ، ﺭﺏ ﺯﺩﻧﻲ ﻋﻠﻤﺎ💮،
💮ﻻ ﺍﻟﻪ ﺇﻻ ﺃﻧﺖ ﺳﺒﺤﺎﻧﻚ ﺇﻧﻲ ﻛﻨﺖ ﻣﻦ ﺍﻟﻈﺎﻟﻤﻴﻦ💮،
💮ﺭﺏ ﻻ ﺗﺬﺭﻧﻲ ﻓﺮﺩﺍ ﻭﺃﻧﺖ ﺧﻴﺮ ﺍﻟﻮﺍﺭﺛﻴﻦ 💮،
💮 ﺃﻧﻲ ﻣﺴﻨﻲ ﺍﻟﻀﺮ ﻭﺃﻧﺖ ﺍﺭﺣﻢ ﺍﻟﺮﺍﺣﻤﻴﻦ💮،
💮ﺭﺏ ﺃﻧﺰﻟﻨﻲ ﻣﻨﺰﻻ ﻣﺒﺎﺭﻛﺎ ﻭﺃﻧﺖ ﺧﻴﺮ ﺍﻟﻤﻨﺰﻟﻴﻦ💮،
💮ﺭﺏ ﺃﻋﻮﺫ ﺑﻚ ﻣﻦ ﻫﻤﺰﺍﺕ ﺍﻟﺸﻴﺎﻃﻴﻦ ﻭﺃﻋﻮﺫ ﺑﻚ ﺭﺏ ﺃﻥ ﻳﺤﻀﺮﻭﻥ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺁﻣﻨﺎ ﻓﺎﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﻭﺍﺭﺣﻤﻨﺎ ﻭﺃﻧﺖ ﺧﻴﺮ ﺍﻟﺮﺍﺣﻤﻴﻦ💮
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺍﺻﺮﻑ ﻋﻨﺎ ﻋﺬﺍﺏ ﺟﻬﻨﻢ ﺇﻥ ﻋﺬﺍﺑﻬﺎ ﻛﺎﻥ ﻏﺮﺍﻣﺎ ﺇﻧﻬﺎ ﺳﺎﺀﺕ ﻣﺴﺘﻘﺮﺍ ﻭﻣﻘﺎﻣﺎ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﻫﺐ ﻟﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﺯﻭﺍﺟﻨﺎ ﻭﺫﺭﻳﺎﺗﻨﺎ ﻗﺮﺓ ﺃﻋﻴﻦ ﻭﺍﺟﻌﻠﻨﺎ ﻟﻠﻤﺘﻘﻴﻦ ﺇﻣﺎﻣﺎ💮
💮ﺭﺏ ﻫﺐ ﻟﻲ ﺣﻜﻤﺎ ﻭﺍﻟﺤﻘﻨﻰ ﺑﺎﻟﺼﺎﻟﺤﻴﻦ ﻭﺍﺟﻌﻞ ﻟﻲ ﻟﺴﺎﻥ ﺻﺪﻕ ﻓﻲ ﺍﻵﺧﺮﻳﻦ ﻭﺍﺟﻌﻠﻨﻲ ﻣﻦ ﻭﺭﺛﺔ ﺟﻨﺔ ﺍﻟﻨﻌﻴﻢ ﻭﻻ ﺗﺨﺰﻧﻲ ﻳﻮﻡ ﻳﺒﻌﺜﻮﻥ ﻳﻮﻡ ﻻ ﻳﻨﻔﻊ ﻣﺎﻝ ﻭﻻ ﺑﻨﻮﻥ ﺇﻻ ﻣﻦ ﺃﺗﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﺑﻘﻠﺐ ﺳﻠﻴﻢ💮،
💮ﺭﺏ ﻧﺠﻨﻲ ﻭﺃﻫﻠﻲ ﻣﻤﺎ ﻳﻌﻤﻠﻮﻥ💮،
💮 ﺭﺏ ﺃﻭﺯﻋﻨﻲ ﺃﻥ ﺍﺷﻜﺮ ﻧﻌﻤﺘﻚ ﺍﻟﺘﻲ ﺃﻧﻌﻤﺖ ﻋﻠﻰ ﻭﻋﻠﻰ ﻭﺍﻟﺪﻱ ﻭﺍﻥ ﺍﻋﻤﻞ ﺻﺎﻟﺤﺎ ﺗﺮﺿﺎﻩ ﻭﺍﺩﺧﻠﻨﻰ ﺑﺮﺣﻤﺘﻚ ﻓﻲ ﻋﺒﺎﺩﻙ ﺍﻟﺼﺎﻟﺤﻴﻦ💮،
💮 ﺭﺏ ﺇﻧﻲ ﻇﻠﻤﺖ ﻧﻔﺴﻲ ﻓﺎﻏﻔﺮ ﻟﻲ، ﺭﺏ ﺍﻧﺼﺮﻧﻲ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﻘﻮﻡ ﺍﻟﻤﻔﺴﺪﻳﻦ💮
💮ﺭﺑﻨﺎ ﻭﺳﻌﺖ ﻛﻞ ﺷﻲﺀ ﺭﺣﻤﺔ ﻭﻋﻠﻤﺎ ﻓﺎﻏﻔﺮ ﻟﻠﺬﻳﻦ ﺗﺎﺑﻮﺍ ﻭﺍﺗﺒﻌﻮﺍ ﺳﺒﻴﻠﻚ ﻭﻗﻬﻢ ﻋﺬﺍﺏ ﺍﻟﺠﺤﻴﻢ💮،
💮 ﺭﺑﻨﺎ ﻭﺃﺩﺧﻠﻬﻢ ﺟﻨﺎﺕ ﻋﺪﻥ ﺍﻟﺘﻲ ﻭﻋﺪﺗﻬﻢ ﻭﻣﻦ ﺻﻠﺢ ﻣﻦ ﺁﺑﺎﺋﻬﻢ ﻭﺃﺯﻭﺍﺟﻬﻢ ﻭﺫﺭﻳﺎﺗﻬﻢ ﺇﻧﻚ ﺃﻧﺖ ﺍﻟﻌﺰﻳﺰ ﺍﻟﺤﻜﻴﻢ ﻭﻗﻬﻢ ﺍﻟﺴﻴﺌﺎﺕ ﻭﻣﻦ ﺗﻖ ﺍﻟﺴﻴﺌﺎﺕ ﻳﻮﻣﺌﺬ ﻓﻘﺪ ﺭﺣﻤﺘﻪ ﻭﺫﻟﻚ ﻫﻮ ﺍﻟﻔﻮﺯ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻛﺸﻒ ﻋﻨﺎ ﺍﻟﻌﺬﺍﺏ ﺇﻧﺎ ﻣﺆﻣﻨﻮﻥ💮،
💮ﺭﺏ ﺃﻭﺯﻋﻨﻲ ﺃﻥ ﺍﺷﻜﺮ ﻧﻌﻤﺘﻚ التی أنعمت ﻋﻠﻰ ﻭﻋﻠﻰ ﻭﺍﻟﺪﻱ ﻭﺍﻥ ﺍﻋﻤﻞ ﺻﺎﻟﺤﺎ ﺗﺮﺿﺎﻩ ﻭﺃﺻﻠﺢ ﻟﻲ ﻓﻲ ﺫﺭﻳﺘﻲ ﺇﻧﻲ ﺗﺒﺖ ﺇﻟﻴﻚ ﻭﺍﻧﻲ ﻣﻦ ﺍﻟﻤﺴﻠﻤﻴﻦ💮،
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﻭﻹﺧﻮﺍﻧﻨﺎ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺳﺒﻘﻮﻧﺎ ﺑﺎﻹﻳﻤﺎﻥ ﻭﻻ ﺗﺠﻌﻞ ﻓﻲ ﻗﻠﻮﺑﻨﺎ ﻏﻼ ﻟﻠﺬﻳﻦ ﺍﻣﻨﻮﺍ💮
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﺭﺀﻭﻑ ﺭﺣﻴﻢ، ﺭﺑﻨﺎ ﻋﻠﻴﻚ ﺗﻮﻛﻠﻨﺎ ﻭﺍﻟﻴﻚ ﺃﻧﺒﻨﺎ ﻭﺍﻟﻴﻚ ﺍﻟﻤﺼﻴﺮ، ﺭﺑﻨﺎ ﻻ ﺗﺠﻌﻠﻨﺎ ﻓﺘﻨﺔ ﻟﻠﺬﻳﻦ ﻛﻔﺮﻭﺍ ﻭﺍﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﺭﺑﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﺃﻧﺖ ﺍﻟﻌﺰﻳﺰ ﺍﻟﺤﻜﻴﻢ💮
💮ﺭﺑﻨﺎ ﺍﺗﻤﻢ ﻟﻨﺎ ﻧﻮﺭﻧﺎ ﻭﺍﻏﻔﺮ ﻟﻨﺎ ﺇﻧﻚ ﻋﻠﻰ ﻛﻞ ﺷﻲﺀ ﻗﺪﻳﺮ💮
💮ﺭﺏ ﺍﺑﻦ ﻟﻲ ﻋﻨﺪﻙ ﺑﻴﺘﺎ ﻓﻲ ﺍﻟﺠﻨﺔ ﻭﻧﺠﻨﻲ ﻣﻦ ﺍﻟﻘﻮﻡ ﺍﻟﻈﺎﻟﻤﻴﻦ💮،
💮ﺭﺏ ﻻ ﺗﺬﺭ ﻋﻠﻰ ﺍﻷﺭﺽ ﻣﻦ ﺍﻟﻜﺎﻓﺮﻳﻦ ﺩﻳﺎﺭﺍ ﺇﻧﻚ ﺇﻥ ﺗﺬﺭﻫﻢ ﻳﻀﻠﻮﺍ ﻋﺒﺎﺩﻙ ﻭﻻ ﻳﻠﺪﻭﺍ ﺇﻻ ﻓﺎﺟﺮﺍ ﻛﻔﺎﺭﺍ💮،
💮ﺭﺏ ﺍﻏﻔﺮ ﻟﻲ ﻭﻟﻮﺍﻟﺪﻱ ﻭﻟﻤﻦ ﺩﺧﻞ بﻴﺘﻲ ﻣﺆﻣﻨﺎ ﻭﻟﻠﻤﺆﻣﻨﻴﻦ ﻭﺍﻟﻤﺆﻣﻨﺎﺕ ﻭﻻ ﺗﺰﺩ ﺍﻟﻈﺎﻟﻤﻴﻦﺇﻻ ﺗﺒﺎﺭﺍ💮

💮ﺃﺭﺳﻠﻬﺎ ﻭﺍﺣﺘﺴﺐ ﺍﻷﺟﺮ ﻋﻨﺪ ﺍلله💮
𝐅𝐀𝐀𝐈𝐃𝐀𝐃𝐀 𝐓𝐈𝐌𝐈𝐑𝐓𝐀 𝐗𝐈𝐋𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐅𝐔𝐑𝐊𝐀

𝐃𝐢𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐭𝐢𝐦𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐟𝐮𝐫𝐨 – 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐒𝐂𝐖 𝐮𝐮 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲.

Sida uu weriyay Anas Binu Maalik Radiyallahu Canhu), Nabiga SCW, wuxuu ku afuri jiray timir markaa uun geedka laga soo jaray, ka dib ayuu salaadda Maqrib tukan jiray. Haddii uu waayo timir fereesh ah, wuxuu cuni jiray timir qalalan, haddii uu waayana, biyo ayuu kaban jiray. Waxaa Xadiiskaas weriyay Imaamu Tirmidhi.

Timirtu waxa ay u noqon kartaa cunto aad u wanaagsan dadka sooman maadaama ay dhawr faa’iidooyin bixiyaan. Waa kuwan qaar ka mid ah faa'iidooyinka ka iman kara cunista timirta xilliga soonka:

𝟏. 𝐍𝐚𝐟𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧: Timirta ayaa ah il wanaagsan oo laga helo nafaqooyin dhowr ah, oo ay ku jiraan fiber, potassium, magnesium, iyo vitamin B6.

𝟐. 𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐭𝐚𝐦𝐚𝐫𝐭𝐚: Timirta ayaa ah il wanaagsan oo laga helo gulukoosta, fructose, iyo sukrose, kuwaas oo si degdeg ah u kordhiya tamarta wakhtiga soonka.

𝟑. 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐨𝐫 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐫𝐞𝐠𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚: Timirta waxa ku badan maadada fiber-ka, taas oo gacan ka gaysan karta kor u qaadida dareenka dheregsanaanta iyo qancinta qofka inta lagu jiro xilliga soonka.

𝟒. 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐢𝐬𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐧𝐤𝐨𝐫𝐭𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐠𝐚: Timirtu waxa ay leedahay tusaha glycemic hooseeya, taas oo la macno ah in ay ku yar tahay in ay keento kor u kaca heerka sonkorta dhiigga. Tani waxay faa'iido u yeelan kartaa shakhsiyaadka qaba sonkorowga ama caabbinta insulin.

𝟓.𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐨𝐫 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐧𝐝𝐡𝐢𝐜𝐢𝐫𝐤𝐚:Timirta waxa ku jira fiber prebiotic ah,kaas oo ka caawin kara quudinta bakteeriyada faa’iidada leh ee ku jirta mindhicirka iyo kor u qaadida caafimaadka mindhicirka.

𝟔. 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐲𝐚𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚: Timirta ayaa laga yaabaa inay caawiso yaraynta bararka (barar ay keento dareeraha xad-dhaafka ah ee jirka) sababtoo ah waxa ku jira potassium sare. Potassium waa macdan lagama maarmaan ah oo ka caawisa isu dheelitirka dareeraha jidhka iyo electrolytes, waxayna kaa caawin kartaa yaraynta xajinta dareeraha iyo bararka.

Waxaa muhiim ah in la ogaado in timirta ay ku badan tahay kalooriga waana in si dhexdhexaad ah loo isticmaalo xilliga soonka.

W/Q @daaruldacwaa
Ramadan kareem dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed aan kafaa ideysano fursadaan qaaliga ah Allah nagu garab galo acmaasha wanaagsan

W/Q @daaruldacwaa
Runtu way kaa nixisaa ee kuma disho(1)

Masaajida,Dugsiyada iyo goobaha lagu barto Culuumta Shareecada waxay matalaan Diinta islaamka, waxay Farxad iyo ilqabowsi u tahay Qof walba oo qalbigiisa iimaan kujiro.

Waxaan dareenaa rayn rayn iyo wanaag Markaan aragno kumanaan gabdhood oo xijaaban kuwaas oo kusii qul qulaya Xarumaha Iimaanka iyo Alla kacabsiga.
Waxaan shaki kujirin in aad Rajo iyo Mustaqbal iftiimaya dareemi markaad aragto wiilal yar yar oo khamiisya wata kuwaas oo gacanta ku haysta Caqiido,Xadiis, Siro iyo Culuumta kale ee Islaamka!

Arintani waxay walwal,walbahaar iyo murugo ku haysaa cid walba oo diinta Islaamka iyo dadkeeda naceb.
Waxaa hubaal ah in ay cabsi badan kaqabaan diintaan dunidii kusii fidaysa ayadoo aysa jirin Dowlado iyo Hay’ado maalgalinaaya.

Waxaa la ogyahay in uu cadawgu tabo badan adeegsado si uu Dhaqanka, Diinta iyo dadkeedaba u suuraxumeeyo.
Waxaan haynaa dhacdooyin badan oo lagu been Abuurtay Culimo, Macalimiin iyo Masaajido.
Mase ogtahayba in Gurigii Nabiga S.C.W lagu been abuurtay si Suubanaha iyo Qoyskiisa loo kala geeyo!

Ugu danbayn: Waa hubaal Macalimiitu in ay ka mid yihiin Aadamaha caadiga ah gafna uu ka dhicikaro, cidii danbi ku cadaadana waxaa waajib ah in cadaallada la horkeeno, waxaadse ogaataa Dugsiyada,masaajida iyo Maraakistu in ay ahaanayaan kuwo aan xagooda nalaga marikarin, cidii ku xadgudubtana waxaan u aqonsanaynaa Qof islaamka kusoo duulay.

W/Q @daaruldacwaa
📿 *Faaiidooyinka istiqfaarta*
📿📿📿📿📿

📿 *istiqfaartu* waa saabuunta dambiga Aan iskaga maydhayno ee uu Allah inoogu deeqay.

📿Nabigu sallahu calayhi walsam *100 jeer ayuu maalinkii istiqfaar dalbi jiray isaga oon ognahay in loo dhaafay dambigiisii hore iyo kiisii dambaba.*

📿Istiqfaartu waxaa kuugu dagaya qalbiga, raaxo ayaanad dareemaysa.

📿 *Waxaad ku helaysaa wax kasta oo kugu Adkaada Hadii aad laasimto*.
من لزم الاستغفار جعل الله من كل ضيق مخرجا ومن كل هم فرجا
📿Dambiga ayaa lagaaga tirtiraya.

📿 *Murugada, tiiraanyada iyo Hamiga ayay kaa daawaynaysaa.*

📿 Roobka ayaa lagu helaa iyo raxmada Allah.🛤
فقلت استغفروا ربكم إنه كان غفار يرسل السماء عليكم مدرارا
📿Awlaad khayr qabta Hadaa rabto unuu Allah ku siiyo istiqfaarta badi.
ويمددكم بأموال وبنين
📿 *istiqfaarta badi Irsaaqda ayaa laguugu waasicine.*

📿Cadaabka Ayuu Allah kaga bad-baadi.
وما كان الله معذبهم وهم يستغفرون

📿 *istiqfaartu Waxay kaa mashquulin xanta, beenta, iyo dhamaan hadalka aan macnaha kuu lahayn.*

📿Maalinka qiyaame Ayaad ka nabad gali inaad Shallaytooto.

-------------
📿 *istiqfaarta badi Gaar ahaan xilliga suxuurta ee subaxa ka horaysa oo uu Allah Amaanay.* وبالاسحار هم يستغفرون

📿 *Istiqfaarta qaabka loo Akhriyo waxaa kamida:*
استغفرالله Astaqfirullah

استغفرالله وأتوب اليه
Astaqfirullah wa atuubu ilayhi.

استغفر الله الذى لا الئه الا هو الحي القيوم وأتوب اليه
Asataqfirullah Alladii Laailaah illahuwal Xayyul qayuumu wa atuubu ilayh

📿📿📿📿
*Istiqfaarta badi hadii aad Rabto Aduun iyo Aakhirabab*.

*waxkabaro diintaada*
Xikmad aad u Cajiib ah

1: Qofkii Sahay doonayo cabsida Alle ayaa ku filan

2: Qofkii sharaf doonayo islanimada ayaa ku filan

3: Qofkii cadalad doonayo xukunka Alle ayaa ku filan

4: Qofkii saxiib doonayo Qur’aanka ayaa ku filan

5:Qofkii cibro qadasho doonayo Geerida ayaa ku filan

6: Qofkii heybad doonayo cilmiga ayaa ku filan

7: Qofkii wehel doonayo xuska Alle ayaa ku filan

8: Qofkii hodon tinimo doonayo qanacada ayaa ku filan

9: Qofkii qurux doonayo akhlaaqda ayaa ku filan

10: Qofkii raaxo doonayo aakhiro ayaa ku filan
More