Daarul dacwaa

Channel
Logo of the Telegram channel Daarul dacwaa
@daaruldacwaaPromote
1.16K
subscribers
92
photos
9
videos
15
links
Nagu soobiir oo kalasoco kanalkan Daarul dacwaa waxyaabo aad ka heli doontid sida. 👉 wacdi iyo waano. 👉Dhiirigelin iyo xirfaddo. 👉Qisooyin iyo talooyin.
To first message
*٤٥ إستغفارات جميله جدا مد من.*
*تعال استغفر معي ..*

*استغفر الله العظيم*
من كل ذنب أذنبتـــــه
*استغفر الله العظيم*
من كل فرض تركتـــه
*استغفر الله العظيم*
من كل إنسان ظلمتــه
*استغفر الله العظيم*
من كل صالح جفوتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل ظالم صاحبتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل بر أجلتـــــــــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل ناصح أهنتـــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل محمود سئمتـــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل زور نطقـت بـه
*أستغفر الله العظيم*
من كل حق اضعتــــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل باطل إتبعتـــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل وقت أهدرتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل ضمير قتلتـــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل سر أفشيتــــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل أمين خدعتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل وعد أخلفتـــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل عهد خنتـــــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل امرئ خذلتـه
*أستغفر الله العظيم*
من كل صواب كتمتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل خطأ تفوهـت بـه
*أستغفر الله العظيم*
من كل عرض هتكتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل ستر فضحتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل لغو سمعتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل حرام نظرت إليـه
*أستغفر الله العظيم*
من كل كلام لهوت بــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل إثـم فعلتـــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل نصح خالفتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل علم نسيتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل شك أطعتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل ظن لازمتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل ضلال عرفتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل دين أهملتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل معصية عصيت بها ربي
*أستغفر الله العظيم*
من كل ما وعدتك به ثم عدت فيه من نفسي ولم أوف به
*أستغفر الله العظيم*
من كل عمل أردت به وجهك فخالطني به غيرك
*أستغفر الله العظيم*
من كل نعمة أنعمت علي بها فاستعنت بها على معصيتك
*أستغفر الله العظيم*
من كل ذنب أذنبته في ضياء النهار أو سواد الليل في ملأ أو خلا أو سر أو علانية
*أستغفر الله العظيم*
من كل مال إكتسبته بغير الحق
*أستغفر الله العظيم*
من كل علم سئلت عنه فكتمته
*أستغفر الله العظيم*
من كل قول صالح لم أعمل به وخالفتــه
*أستغفر الله العظيم*
من كل فرض خالفته ومن كل بدعة إتبعتهــا
*أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه*
*استغفرك ربي لتقصيريّ وقلة صبري*
*استغفرك ربي حتى تغفر ليّ وترحم ضعفيّ*
*استغفرك ربي حتى ترضى عني وتدخلني جنتك إنك أنت التوّاب الغفور *ملاحظة :
*إذا استغفرت الله الآن باذن الله يكون لك أجر.. وإذا أرسلتها من الممكن ان يكون أكثر من ألف واحد يستغفرون الله بسببك فيكون لك مثل أجورهم دون أن ينقص من أُجورهم شيء.*
*رجاءً إرسالها و لا تجعلها تقف عندك.*
*بل اجعلها صدقة جارية لك ولوالديك و لمن أحببت و لمن أحبّك، ولجميع من َأخلص لله في الوحدانية، أُللُّهُمَّ عيننا على أنفسنا ياااااالله

W/Q @daaruldacwaa
WAA MAXAY WANAAG -

Anshaxa (morality) waxay khusaysaa TAYADA WANAAGSAN iyo TAYADA XUN. QOFKA WANAAGSAN waxaan u naqaan - sida qofka akhlaaqda leh - daacadda ah, runlowga ah, aamminka ah. Laakiin AKHLAAQDU DIIN MAAHA; xitaa Alle-koodka (atheist) wuxuu noqon karaa NIN WANAAGSAN, sababtoo ah dhammaan sifooyinkaas NINKA WANAAGSAN kuma jiraan cibaadada!

Shaqada inoo taal ma aha in aan QOF WANAAGSAN ahaano oo keliya, balse waa inaad ka gudubtaa LABA-LA-QABSIGA (duality) WANAAGGA iyo XUMAANTA. Waa halkan halka uu Rasuulku yihi,
بُعِثْتُ لِأُتَمِّمَ حُسْنَ الْأَخْلَاق.

Qofka DIINTA LEH maaha NIN WANAAGSAN oo kaliya ee WAA KA SII BADAN YAHAY! Waa halkii faylasuufkii weynaa ee CONFUCIUS lahaa, "THE GOODIE GOODIES ARE THE THIEVES OF VIRTUE!" Oo ka dhigan in NIYADDA WANAAGSAN aysan dammaanad qaadin NATIIJO WANAAGSAN.

QOFKA WANAAGSAN, WANAAG baa u dhan; QOFKA DIINTA LEH, wanaaggu waa uun wax-soo-saar (by-product). Ma aha HADAF iyo YOOL midna. Waa WANAAG ka yimid AHAADA QOFKA. Qofka Diinta leh waa kan NAFTIISA YAQAAN, mid naftiisa ku BARAARUGSAN. Isla marka aad ku BARAARUGSAN tahay nafsaddaada, WANAAGGU Wuxuu Kuu Raacayaa Sida Hadh Oo Kale! Markaa looma baahna DADAAL KASTA SI AAD U NOQOTO QOF WANAAGSAN; WANAAG ayaa dabeecaddaada kuu noqonaya!

Qofka WANAAGGA ku dadaala oo isku tahla sidii uu QOF WANAAGSAN u noqon lahaa iyo QOFKA WANAAGSAN waa laba ayni oo kala duwan! Qofka wanaagsan, ama BULBULIYA WANAAGGA (the flowering of goodness) MA WANAAGSANA! In lagu dadaalo in QOF WANAAGSAN LA NOQDAANA waa WANAAGGA oo la diido. Sida geeduhu u cagaaran yihiin ayuu NINKA DIINTA LEH U WANAAGSAN YAHAY!

Laakiin NINKA WANAAGSANI maaha mid diineed. Wanaaggiisu waa dadaal badan, wuxuu la dagaallamayaa sifooyin xun - been ama tuugo, been-abuur, daacad-darro, colaad! Oggow waxay ku dhex jiraan NINKA WANAAGSAN, laakiin kaliya waa la cadaadiyay - WAXAY QARXI KARAAN DAQIIQAD KASTA!

NINKA WANAAGSAN wuxuu si fudud isugu beddeli karaa NIN XUN, iyada oo aan wax dadaal ah kaga bixin - sababtoo ah dhammaan sifooyinkaas xun ayaa ku jira, kaliya way dhex hurdaan, oo waxaa lagu cadaadiyay DADAALKA. Waa tirabbeel inta jeer aad aragtay QOF WANAAGSAN, oo isu beddelay QOF XUN. Asalka hore ayaa waxa aan WANAAG u naqaan ahayn WANAAG!

Haddii aad in yar DADAALKA KA DHINTID, dhammaan sifooyinkaa ayaa isla markaaba noloshaada ku qarxi doona! SIFOOYINKAAGA WANAAGSANINA waa KUWO LA BEERAY oo kaliya, ee maaha KUWO DABIICI AH. Qof walba waxa uu isku dayay oo dhib badan kala kulmay sidii uu daacad u ahaan lahaa, beenta iskaga dhaafi lahaa - balse waxay ahayd dadaal iyo daal!

QOFKA WANAAGSAN had iyo jeer waa kakan yahay (serious), SABABTOO AH WUXUU KA BAQAYAA DHAMMAAN SIFOOYINKA XUN EE UU CABBUDHIYEY; wuuna ku kakan yahay, waayo HOOS waxa uu rabaa in lagu SHARFO WANAAGGIISA, si loogu abaal mariyo! Ma Ila Fahantay Qofka Wanaagsan?! Ma hayo waddada WANAAGGA. Hammigiisu waa in La Ixtiraamo. Awliyooyadeenna waxay u badan yihiin RAG WANAAGSAN!
W/D @daarurdacwaa
MA JECESHAHAY AKHRISKA ?
DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!

🔆🔆🔆🔆 🔆🔆🔆🔆

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
◇◇◇ ◇◇◇◇ ◇◇◇

Kooxda kulmis part two

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
                  𒊹︎︎︎
Ku biir kannaalada waan ku hubaa way ku anfici. Magaca ku dhufo oo JION dheh.



🏆DHIIRI GALIN 🏆

🌙 QURAANKA IYO SAYNISKA.
🌐MUCJISOOYINKA QURAANKA
KAABAHA NOLOSHA


➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️NASIIB 149
➡️ HORUMARI NAFTAADA
➡️FAHANKA NOLOSHA
➡️ BARASHADA CILAANKA

➡️DAREENKA NOLOSHA
➡️ MAALIKAT MAARIYA
➡️PROGRO
➡️ RAJADA NOLOSHA

➡️ DHIIRI GALIN
➡️NOLOSHA JOOGTAYNTA
➡️XAMAASAD
➡️ DAREENKA NOLOSHA


🎓WAX BARASHO🎓

➡️ AL: FURQAN ONLINE SCHOOL
➡️ IFIYE ACADEMY
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ SOMALI SCHOLARSHIP
➡️BARASHADA ENGLISHKA
WAAYAHA AAADANAHA


📕 BUUGAAG 📒

➡️ KAYD BOOKS
➡️ TUSMO BOOKS
➡️ HOYGA AKHRISKA

😂QOSOL IYO QARAAXO😁

➡️ ILA QOSOL


🎙 ORAAHYO 🎙
➡️ DURUUSTA NOLOSHA
➡️ ISBADALKA NOLOSHADA
➡️HASAN CISHQI
➡️ TALADA QOYSKA IYO GUURKA

➡️ GARNAQSI CHANEL
➡️ IBRAHIM SAMAFALE
➡️ WEHELKA QALBIGA
CILMI NAFSIGA
PHILOSOPHY الفلسفة
➡️ AMIIRATU BI NAFSIHAA
➡️ QORMO

➡️XIKMADA MAANTA
➡️DHIIRIYE CHANEL
➡️JACAYL QORE
UGBAADKA NOLOSHA


🔊 ARIMAHA BULSHADA 🔊
➡️ WEHEL CAASHAQ
➡️ MUSTQABLKA CAAFIMAADKA
➡️ AWAYS CISHQI SIDE
➡️ JACEYL SIDE

➡️ FAHANKA NOLOSHA
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ QALBI DAREEN 143
➡️ HAGAAJI NAFTA
➡️ HOGAANKA GUUSHA


🕋 DIINI 🕋

➡️ BADBAADI NAFTAADA
➡️ DAARU TAFSIIR
➡️ WANAAG MEDIA
➡️DAARU DACWA.
➡️ DAARUL DACWA

➡️ MUCJISOOYINKA QURAANKA
➡️ SU'AALO DIINI AH
➡️ TAARIIKHDA ISLAAMKA
➡️ DHAXAL REEB
➡️ DHIIRIGALIN MAALIN LE A
➡️ WADADA GUUSHA
➡️ ibrahin geedi


📚 AQOON GUUD 📚
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️ FAARIS TUBE
HALYAYADII HORE
SAMAKAAL SIDE 24
➡️ Xikmadaha nolosha

KADIS AQOON
XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
سلسلة التعليم لغة العربية
➡️ AQOON RAADIS
➡️ GARAADJAAL CHANEL

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Isku dubaridka linkiyada : @kooxda_kulmis




Ma leedahay kanaal ma doonaysaana inaad ku biirto kooxda ubalaadhan telegramka si aad u hesho dad badan oo ku xidhan kanaalkaaga . la xidhiidh➡️ @Abdirahmanmohamed1



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
↪️ APPROVED AND SPONSERED BY

QURAANKA IYO SAYNISKA

ALFURQAN ONLINE SCHOOL

KAYD BOOKS

NASIIB 149


■□■□■□■□ - ■□■□■□■


ma tahay qof ganacsi leh ,misana raba in gamacsigiisa uu u helo macmiil badan.
Si laguugu xayaysiiyo ganacsigaaga ciwaankan hoose la xidhiidh.
@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Fariin muhiim ah

1- Noqo gabar adag oo aanan qofna ku tiirsanaanin mar waliba Noloshaada dhiso oo wax qabso oo shaqayso.

2- Hadaad waxbarasho ku jirtid ku dadaal waxbarashada oo isku day inaad Noqoto dadka ugu sar sareeya meesha aad wax ka barato.

3- Qofkaan ku rabin ama dan aanan kaa lahayn ha ku qasbin Noloshaada oo ha kadaba cararin sharafkaaga ilaasho.

4- Qofna qalbigiisa ha dhaawicin qof aadan si dhab ah u rabina been ha u sheegin.

5- Xirfad baro oo aad ku shaqaysan karto sida cilaan saarka, cunta karinta iyo waxyaaba kale oo badan oo Noloshaada dhisi kara.

6- Hadaad tahay marwo la qabo reerkaaga masuuliyad iska saar qof adagna iska dhig ilmahaaga iyo odeygaagaba quruxso.

7- Nin waliba Noloshaada haku aaminin gabarey sharaftaada iyo sumcadaada ilaasho, jacaylku yuusan ku indha tirin iyo kalsoonida beenta ee rageena qaar gabdhaha ay ku sasabtaan...!!

-Sharafta qoyskaaga iyo taadaba adigaa ilaashan karo, Nina hakula kulmin meel gooni ah, waa isjecelnahay iyo waaan ku kalsoonahay iska ilaaw ragga qaar waa bahalo sow ma arkin waxa muuqaal baraha bulshada wareegaya Taxadarkaada badi.

8- I aamin haday maalmaha kugu xunyihiin dhawaanahan way isbadali doonaan wayna laa farxin doonaan Maalmaha nagu soo aadan.

9- Taleefonkaaga haku qaadan sawir ama Muuqaal aad iska duubtay adigoo aysam cawradaada asturnayn Telka wuu kaa dhumi karaa, qof baad u dhiibi kartaa waa lagaa dirsan karaa, iska ilaaliya Snapka aad iska duubaysan Muuqaaladiina idinkoonan asturnayn waa lagaa jabsan karaa.

10- Waalidiintaada haday kuu Noolyihiin ka faaideyso oo ka duceyso oo Noqo gabar baariyad ah.

11- Jadwal u samayso Noloshaada oo Noqo qof ku socda jadwal u qoran asaga.

12- Maalinkaaga yeysan dhamaanin adigoonan xusin Eebe wayne oo badi akhrinta quraanka iyo adkaartaba.

13- Xanta, beenta iyo khiyaanadaba waa howl Munaafiq iska ilaali oo ha caadeysan.

14- Dhafarka aad wehelka la tahay iska yareey oo nafsadaada ha cadaabin.

15- Noloshaada quruxso ku dadaal Nadaafadaada, Xijaabka ha xoorin, salaadaha waqtigooda ha dhaafin.

16- Hadaadan wali helin qofkaagii dhabta ahaa ama aad isleedahay guurka waad ka daahday oo ay murugi kaa hayso xasuuso wax waliba oo wanaagsan ay soo daahaan dulqaad iyo dadaal wehesho Rabbina Talada u dhiibo.

Nala wadaag qodob si gaar ah kuu soo jiitay........?
Maanta waa jimce aan badino salliga nabiga (N.N.K.H)
Xikmad aad u Cajiib ah

1: Qofkii Sahay doonayo cabsida Alle ayaa ku filan

2: Qofkii sharaf doonayo islanimada ayaa ku filan

3: Qofkii cadalad doonayo xukunka Alle ayaa ku filan

4: Qofkii saxiib doonayo Qur’aanka ayaa ku filan

5:Qofkii cibro qadasho doonayo Geerida ayaa ku filan

6: Qofkii heybad doonayo cilmiga ayaa ku filan

7: Qofkii wehel doonayo xuska Alle ayaa ku filan

8: Qofkii hodon tinimo doonayo qanacada ayaa ku filan

9: Qofkii qurux doonayo akhlaaqda ayaa ku filan

10: Qofkii raaxo doonayo aakhiro ayaa ku filan
Faa'iodooyinka salaad kasta🕌
1.salaadda Subax:waxay siyaadisaa nuurka wajiga.
2.Salaadda duhur:waxay siyaadisaa awooda qofka.
3.Salaadda casar:waxay siyaadisaa caafimaadka.
4.Salaada maqrib:waxay siyaadisaa firfircoonida qofka.
5.Salaadda cishaha:waxy siyaadisaa xasiloonida qofka .

Marka kudadaal shan ta salaadood oo kutugo wakhtikooda.🕌

W/Q @daaruldacwaa
🥀🥀Shubahaadka u dhaxeeya Xalaasha iyo xaaraanta 🥀🥀

Rasuulka scw waxuu Inoo sheegay xalaasha ay cadahay Oo mad madowna uusan ku jirin xaaraantuna ay cadahay wax madow ah uusan ku jirin,

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " إن الحلال بين والحرام بين،

Rasuulka scw asagoo hadalka sii wata ayuu yiri xalaasha iyo xaaraanta waxaa u dhaxeeya Arimo aad isugu dhow Oo aad isku shabaha dadkuna inta badan ma yaqaanaan arimahaasi,

وبينهما أمور مشتبهات لا يعلمهن كثير من الناس،

Halka aan u socono waa Arimaha u dhaxeeya xalaasha iyo xaaraanta Sida Rasuulka scw sheegayna waa arimo ay adag tahay in la kala saaro dadkuna aysan aqoonin inta badan,

Sida ugu fudud ee aad arimahaasi ku xalin karta ayaa ah Inaad Raacdid Talada Rasuulka scw ee ah Inaad isaga Tagtid Oo iska dhaaftid wax waliba Oo ku shaki galiya kana dooratid wax aadan shaki ka Qabin,

عن الحسن بن علي بن أبي طالب قال : حفظت من رسول الله صلى الله عليه وسلم : دع ما يريبك ، إلى ما لا يريبك،، رواه الترمذي

Ha dhayalsan Taladaasi waayo Rasuulka scw waxuu Taladaas siiyay Qoyskiisa wiilka uu ugu jeclaa,

Qofka Muslim ka ah inuu xalaasha Quutaa waa u muhiim waayo wax waliba waxay kuu ansaxayaan markaad xalaasha Quudatid waayo camal kasta Oo aad samaysaa adigoo xaaraan quutay camal kaasi waa hal bacad lagu lisay,

Qofka diintiisa islaamka ah waxa u kheyr badan waa inuu xalaasha miirado,

عن سعد بن أبي وقاص أن النبي صلى الله عليه وسلم قال وخير دينكم الورع، رواه إبن حبان والحاكم

Ugu dambayn tiina Natiijada,

Qofka ka dhowrsada Oo ka taga waxii shaki ka gala si uusan Shubahaadka ugu dhicin kaasi waa Qof bari yeelay diintiisa iyo sharafka Qoyskiisa inay dadka wax ka sheegaan,

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم فمن اتقى الشبهات فـقـد استبرأ لديـنه وعـرضه

Balse Qofkii aan ka dhowr san Waxii shaki galiya kana door bidin wax aanan shaki ku jirin hadana ku dhac dhaca shubahaadkaas waxuu si Toos ugu dhacay xaaraanta, kamana amaan helo dadka War kooda,

وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم ومن وقع في الشبهات وقـع في الحرام متفق

وبالله التوفيق،

W/Q @daaruldacwaa
Markasta oo aan siirada nabiga SCW dib u akhriyo, qalbigayga jacayl aan Rasuulkeena SCW u qabo ayaa buuxiya!

Waxaan dib u akhriyay dardaarankii Nabiga markii ay geeridiisu soo dhawaatay.

Dardaarankaa oo markii uu dhameeyay ay soo dagtay:

… ٱلۡیَوۡمَ أَكۡمَلۡتُ لَكُمۡ دِینَكُمۡ وَأَتۡمَمۡتُ عَلَیۡكُمۡ نِعۡمَتِی وَرَضِیتُ لَكُمُ ٱلۡإِسۡلَـٰمَ دِینࣰاۚ…

“Maantaan idiin kaamilay (Dhameeyey) diintiinna waxaana idiin taamyeelay korkiinna nicmadayda waxaana idiinka Raalli noqday Islaamka Diin ahaan,…” Al-Ma'idah, Ayah 3

Dardaarankaa wuxuu nabigu umadiisa kala dardaarmay waxyaalo badan oo waawayn oo ay ka mid yihiin dilka, dhaca, ribada, xariga Ilaahay in lagu dhaganaado, cibaadada (salaada, sakada, soonka, iyo xajka), iyo dadka umadda hogaanka u haya in la maqlo...

Dardaarankiisaa waxaa ku jirtay:

"فاتقوا الله في النساء"

“Ilaahay uga baqa dumarka.”

“Fear Allah concerning women.”

Maanta markaad eegto xaalada umadda Islaamku ku jiraan, maxaa dardaarankii Nabiga SCW ee dumarka xagooda ahaa kaaga baxay? Maxaad isleedahay in ay tahay xigmadda ku jirta ee uu nabigu ugu soo daray dardaaranka uu ragga kala dar daarmayo dumarka?

Xilligaa uu nabigu ragga dumarka kala dardaarmayo, ee uu yiri Ilaahay uga baqa dumarka, wuxuu ahaa xilli aysan jirin wax la yiraahdo xuquuq dumar. Wuxuu ahaa xilli aysan jirin hayado kale oo dumarka u dooda. Waxay ahayd xilli dumarka aduunku aysan wax xaq iyo xuquuq toona haysan.

Waxaad moodaa in dhibaatooyinka ugu badan ee umadda Islaamka, siiba Soomaalideena, maanta haysta ay yihiin dardaarankaa qodobadii ku jiray oo aynu garab marnay.

Ilaahayow Rasuulkeen janadii nagula kulmi, oo naga mid dhig kuwa xawdkiisa ka caba. Ilaahoow noo dhib yaree oo nagu sug wadadiisii, oo dabadii hanaga dhigin kuwa aad fidnaysay.

Ilaahoow adaa noo doortay in aan umadda Nabi Muxammad ka mid noqonee, Ilaahoow in aan wadadiisii hayno noo dhib yaree oo diintaada nagu sug.

اللهم صل على سيدنا محمد

Dardaarankaa oo dhamaystiran waxaad ka akhrisan kartaa kutubta siirada, sida, Raxiiqul Makhtuumka.

Markasta oo aan siirada nabiga SCW dib u akhriyo, qalbigayga jacayl aan Rasuulkeena SCW u qabo ayaa buuxiya!

Waxaan dib u akhriyay dardaarankii Nabiga markii ay geeridiisu soo dhawaatay.

Dardaarankaa oo markii uu dhameeyay ay soo dagtay:

… ٱلۡیَوۡمَ أَكۡمَلۡتُ لَكُمۡ دِینَكُمۡ وَأَتۡمَمۡتُ عَلَیۡكُمۡ نِعۡمَتِی وَرَضِیتُ لَكُمُ ٱلۡإِسۡلَـٰمَ دِینࣰاۚ…

“Maantaan idiin kaamilay (Dhameeyey) diintiinna waxaana idiin taamyeelay korkiinna nicmadayda waxaana idiinka Raalli noqday Islaamka Diin ahaan,…” Al-Ma'idah, Ayah 3

Dardaarankaa wuxuu nabigu umadiisa kala dardaarmay waxyaalo badan oo waawayn oo ay ka mid yihiin dilka, dhaca, ribada, xariga Ilaahay in lagu dhaganaado, cibaadada (salaada, sakada, soonka, iyo xajka), iyo dadka umadda hogaanka u haya in la maqlo...

Dardaarankiisaa waxaa ku jirtay:

"فاتقوا الله في النساء"

“Ilaahay uga baqa dumarka.”

“Fear Allah concerning women.”

Maanta markaad eegto xaalada umadda Islaamku ku jiraan, maxaa dardaarankii Nabiga SCW ee dumarka xagooda ahaa kaaga baxay? Maxaad isleedahay in ay tahay xigmadda ku jirta ee uu nabigu ugu soo daray dardaaranka uu ragga kala dar daarmayo dumarka?

Xilligaa uu nabigu ragga dumarka kala dardaarmayo, ee uu yiri Ilaahay uga baqa dumarka, wuxuu ahaa xilli aysan jirin wax la yiraahdo xuquuq dumar. Wuxuu ahaa xilli aysan jirin hayado kale oo dumarka u dooda. Waxay ahayd xilli dumarka aduunku aysan wax xaq iyo xuquuq toona haysan.

Waxaad moodaa in dhibaatooyinka ugu badan ee umadda Islaamka, siiba Soomaalideena, maanta haysta ay yihiin dardaarankaa qodobadii ku jiray oo aynu garab marnay.

Ilaahayow Rasuulkeen janadii nagula kulmi, oo naga mid dhig kuwa xawdkiisa ka caba. Ilaahoow noo dhib yaree oo nagu sug wadadiisii, oo dabadii hanaga dhigin kuwa aad fidnaysay.

Ilaahoow adaa noo doortay in aan umadda Nabi Muxammad ka mid noqonee, Ilaahoow in aan wadadiisii hayno noo dhib yaree oo diintaada nagu sug.

اللهم صل على سيدنا محمد

Dardaarankaa oo dhamaystiran waxaad ka akhrisan kartaa kutubta siirada, sida, Raxiiqul Makhtuumka.
MA JECESHAHAY AKHRISKA ?
DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!

🔆🔆🔆🔆 🔆🔆🔆🔆
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
◇◇◇ ◇◇◇◇ ◇◇◇

Kooxda kulmis part two

Taabo kolba linkiga ku cajabiya.

🏆DHIIRI GALIN 🏆

🌙 QURAANKA IYO SAYNISKA.
🌐MUCJISOOYINKA QURAANKA
KAABAHA NOLOSHA
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️NASIIB 149
➡️ HORUMARI NAFTAADA
➡️FAHANKA NOLOSHA
➡️ BARASHADA CILAANKA

➡️DAREENKA NOLOSHA
➡️ MAALIKAT MAARIYA
➡️PROGRO
➡️ RAJADA NOLOSHA

➡️ DHIIRI GALIN
➡️NOLOSHA JOOGTAYNTA
➡️XAMAASAD
➡️ DAREENKA NOLOSHA


🎓WAX BARASHO🎓

➡️ AL: FURQAN ONLINE SCHOOL
➡️ IFIYE ACADEMY
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ SOMALI SCHOLARSHIP
➡️BARASHADA ENGLISHKA
WAAYAHA AAADANAHA


📕 BUUGAAG 📒

➡️ KAYD BOOKS
➡️ TUSMO BOOKS
➡️ HOYGA AKHRISKA

😂QOSOL IYO QARAAXO😁

➡️ ILA QOSOL


🎙 ORAAHYO 🎙
➡️ DURUUSTA NOLOSHA
➡️ ISBADALKA NOLOSHADA
➡️HASAN CISHQI
➡️ TALADA QOYSKA IYO GUURKA

➡️ GARNAQSI CHANEL
➡️ IBRAHIM SAMAFALE
➡️ WEHELKA QALBIGA
CILMI NAFSIGA
PHILOSOPHY الفلسفة
➡️ AMIIRATU BI NAFSIHAA
➡️ QORMO

➡️XIKMADA MAANTA
➡️DHIIRIYE CHANEL
➡️JACAYL QORE
UGBAADKA NOLOSHA


🔊 ARIMAHA BULSHADA 🔊
➡️ WEHEL CAASHAQ
➡️ MUSTQABLKA CAAFIMAADKA
➡️ AWAYS CISHQI SIDE
➡️ JACEYL SIDE

➡️ FAHANKA NOLOSHA
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ QALBI DAREEN 143
➡️ HAGAAJI NAFTA
➡️ HOGAANKA GUUSHA


🕋 DIINI 🕋

➡️ BADBAADI NAFTAADA
➡️ DAARU TAFSIIR
➡️ WANAAG MEDIA
➡️DAARU DACWA.
➡️ DAARUL DACWA

➡️ MUCJISOOYINKA QURAANKA
➡️ SU'AALO DIINI AH
➡️ TAARIIKHDA ISLAAMKA
➡️ DHAXAL REEB
➡️ DHIIRIGALIN MAALIN LE A
➡️ WADADA GUUSHA


📚 AQOON GUUD 📚
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️ FAARIS TUBE
HALYAYADII HORE
SAMAKAAL SIDE 24
➡️ Xikmadaha nolosha

KADIS AQOON
XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
سلسلة التعليم لغة العربية
➡️ AQOON RAADIS
➡️ GARAADJAAL CHANEL

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Isku dubaridka linkiyada : @kooxda_kulmis




Ma leedahay kanaal ma doonaysaana inaad ku biirto kooxda ubalaadhan telegramka si aad u hesho dad badan oo ku xidhan kanaalkaaga . la xidhiidh➡️ @Abdirahmanmohamed1



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
↪️ APPROVED AND SPONSERED BY

QURAANKA IYO SAYNISKA

ALFURQAN ONLINE SCHOOL

KAYD BOOKS

NASIIB 149


■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.


■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
#Aqrinta_quraanka

1:Qofka quranka aqriyaa wuxuu allaah ulabalaabayaa xasanaadkiisa xarafwalba wuxuu ku helaya ajar.

2:wuxuu Allah ukoryeelayaa darajada uu janada ku leeyahay .

3:allaah wuxuu ka badbaadinayaa cadaabul qabriga.

4:waxaa kusoo dageyso Naxariis iyo xasilooni,
Sidokale guriga quraanka lagu aqriya ehelkiisa waxa at dareemayaan Naxariis &Nabadgalyo.

5:quraanka ayaa daawa u ah cudurada Badan oo aan lasoo koobi Karin.

6:xaafidul quraanka waalidkiis rabbi wuxuu uxirayaa taaj maalinta qiyaamo .

7:quraanka wuxuu nadiifiyaa qalbiga wuxuu na kordiyaa fahamka &xifdiga qofka.

8:qofkii saaxibla ah quraanka wuu u shafeecayaa qiyaamana.

W/Q @daaruldacwaa
🌘🌤️🌙💫اذكار الصباح 🥀🌹🌄🌅
الحمد لله وحده والصلاة والسلام على من لا نبي بعده.
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
{اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيم} 🥀🥀🥀🥀
بسم الله الرحمن الرحيم
{قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ*اللَّهُ الصَّمَدُ*لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ * وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُواً أَحَدٌ} 💚🌻🍇🥦

بسم الله الرحمن الرحيم
{قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ * مِن شَرِّ مَا خَلَقَ *وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ * وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ * وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ} 💚🍁🍁🍁🍁🍁

بسم الله الرحمن الرحيم
{قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ * مَلِكِ النَّاسِ * إِلَهِ النَّاسِ *مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ * الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ * مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ} (ثلاث مرات ) 🌸🌷🥀🍃🍃🍃

"أصبحنا وأصبح الملك لله والحمد لله، لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير، ربِّ أسألك خير ما في هذا اليوم وخير ما بعده وأعوذ بك من شر ما في هذا اليوم وشر ما بعده ربِّ أعوذ بك من الكسل وسوء الكبر، ربَّ أعوذ بك من عذابٍ في النار وعذاب في القبر" 💙🥀🥀

"اللهم بك أصبحنا وبك أمسينا وبك نحيا وبك نموت وإليك النشور" 🥰🥰🥰

"اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خَلَقتني وأنا عَبْدُك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت وأعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك على وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت" 💚🌸

اللهم إني أصبحت أشهدك وأشهد حملة عرشك، وملائكتك وجميع خلقك، أنك أنت الله لا إله إلا أنت وحدك لا شريك لك ، وأن محمداً عبدك ورسولك" (أربع مرات)
اللهم ما أصبح بي من نعمة أو بأحد من خلقك فمنك وحدك لا شريك لك، فلك الحمد ولك الشكر" 💜🥀🥀🥀🥀🥀

"اللهم عافني في بَدَني، اللهم عافني في سمعي، اللهم عافني في بصري، لا إله إلا أنت. اللهم إني أعوذ بك من الكفر، والفقر، اللهم إني أعوذ بك من عذاب القبر لا إله إلا أنت" (ثلاث مرات) 🌴

"حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم" (سبع مرات) ☘️

"اللهم إني أسألك العافية في الدنيا والآخرة، اللهم إني أسألك العفو والعافية في ديني ودنياي وأهلي ومالي، اللهم استر عوراتي وآمن روعاتي، اللهم احفظني من بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي وأعوذ بعظمتك أن أغتال من تحتي"

"اللهم عَالِمَ الغيب والشَّهادة، فاطر السموات والأرض، رب كل شيء ومليكه، أشهد أن لا إله إلا أنت أعوذ بك من شر نفسي ومن شر الشيطان وشركه وأن اقترف على نفسي سوءًا أو أجُره إلى مسلم" 🪷🌺

"بسم الله الذي لا يضرُّ مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم" (ثلاث مرات) 🌷☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️

رضيت بالله رباً، وبالإسلام ديناً وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبياً" (ثلاث مرات) 🌷

"يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شأني كُله ولا تَكِلْني إلى نفسي طرفة عين" 🍂

أصبحنا وأصبح الملك لله رب العالمين، اللهم إني أسألك خير هذه اليوم: فتحه، ونصره، ونوره، وبركته، وهداه، وأعوذ بك من شر ما فيه وشر ما بعده" 💚

"أصبحنا على فطرة الإسلام وكلمة الإخلاص، ودين نبيَّنا محمد صلى الله عليه وسلم وملَّة أبينا إبراهيم حنيفاً مسلماً وما كان من المشركين"

"سبحان الله وبحمده" (مائة مرة) 🥰💜

"لا إله إلا الله وحده لا شريك له ،له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير" (عشر مرات) 💚

"لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير”(مائة مرة إذا أصبح) 🌸

"سبحان الله وبحمده عدد خلقهِ ورِضَا نفسِهِ وزِنُة عَرشِهِ ومِداد كلماته" (ثلاث مرات إذا أصبح)

"اللهم إني أسألك علماً نافعاً، ورزقاً طيباً، وعملاً متقبلاً" (إذا أصبح)

"أستغفر الله وأتوب إليه" (مائة مرة في اليوم) 💙

"اللهم صل وسلم على نبينا محمد" (عشر مرات) 😍

- أحبكم فى الله 💙.
🌴🌻🌻🌻🌻
Haddii aad soo aqrisay ogoow awooddaada maahan rabbi ayaa ku waafajiyay marka dheh Alxamdulillah🤲🏻🤲🏻🤲🏻

W/Q @daaruldacwaa
Talooyinka dhalin yarta u baahan yihiin.

1. Wax badan akhri.
2. Si joogta ah wax u qor.
3. Wax ha xifdine fahan.
4. La saaxiib dadka guulaystay.
5. Ku tabobaro inaad dadka hortooda ka hadasho.
6. Maalgasho aqoontaada.
7. Shaqadu ma aha wax walba, ganacsi gaara waa inaad leedahay.
8. Raadso wax ama qof ku dhiirrageliya.
9. Ku kalsoonow awoodahaaga.
10. Baro marka ay tahay inaad shey aan ku anfaceyn ka quusato.
11. Xalli dhibaatooyinka oo ha ka baxsan.
12. Ku dadaal tayada asxaabta aad la socoto.
13. Alle u dhawoow.
14. Hadalada dadku yaanay caqabad kugu noqon.

W/Q @daaruldacwaa
MA JECESHAHAY AKHRISKA ?
DOORO KANAALKA KU CAJABIYA!

🔆🔆🔆🔆 🔆🔆🔆🔆
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
◇◇◇ ◇◇◇◇ ◇◇◇

Kooxda kulmis part two

Taabo kolba linkiga ku cajabiya.

🏆DHIIRI GALIN 🏆

🌙 QURAANKA IYO SAYNISKA.
🌐MUCJISOOYINKA QURAANKA
KAABAHA NOLOSHA
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️NASIIB 149
➡️ HORUMARI NAFTAADA
➡️FAHANKA NOLOSHA
➡️ BARASHADA CILAANKA

➡️DAREENKA NOLOSHA
➡️ MAALIKAT MAARIYA
➡️PROGRO
➡️ RAJADA NOLOSHA

➡️ DHIIRI GALIN
➡️NOLOSHA JOOGTAYNTA
➡️XAMAASAD
➡️ DAREENKA NOLOSHA


🎓WAX BARASHO🎓

➡️ AL: FURQAN ONLINE SCHOOL
➡️ IFIYE ACADEMY
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ SOMALI SCHOLARSHIP
➡️BARASHADA ENGLISHKA
WAAYAHA AAADANAHA


📕 BUUGAAG 📒

➡️ KAYD BOOKS
➡️ TUSMO BOOKS
➡️ HOYGA AKHRISKA

😂QOSOL IYO QARAAXO😁

➡️ ILA QOSOL


🎙 ORAAHYO 🎙
➡️ DURUUSTA NOLOSHA
➡️ ISBADALKA NOLOSHADA
➡️HASAN CISHQI
➡️ TALADA QOYSKA IYO GUURKA

➡️ GARNAQSI CHANEL
➡️ IBRAHIM SAMAFALE
➡️ WEHELKA QALBIGA
CILMI NAFSIGA
PHILOSOPHY الفلسفة
➡️ AMIIRATU BI NAFSIHAA
➡️ QORMO

➡️XIKMADA MAANTA
➡️DHIIRIYE CHANEL
➡️JACAYL QORE
UGBAADKA NOLOSHA


🔊 ARIMAHA BULSHADA 🔊
➡️ WEHEL CAASHAQ
➡️ MUSTQABLKA CAAFIMAADKA
➡️ AWAYS CISHQI SIDE
➡️ JACEYL SIDE

➡️ FAHANKA NOLOSHA
➡️ HAYAANKA NOLOSHA
➡️ QALBI DAREEN 143
➡️ HAGAAJI NAFTA
➡️ HOGAANKA GUUSHA


🕋 DIINI 🕋

➡️ BADBAADI NAFTAADA
➡️ DAARU TAFSIIR
➡️ WANAAG MEDIA
➡️DAARU DACWA.
➡️ DAARUL DACWA

➡️ MUCJISOOYINKA QURAANKA
➡️ SU'AALO DIINI AH
➡️ TAARIIKHDA ISLAAMKA
➡️ DHAXAL REEB
➡️ DHIIRIGALIN MAALIN LE A
➡️ WADADA GUUSHA


📚 AQOON GUUD 📚
➡️ BARO TELEGRAMKA
➡️ FAARIS TUBE
HALYAYADII HORE
SAMAKAAL SIDE 24
➡️ Xikmadaha nolosha

KADIS AQOON
XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
سلسلة التعليم لغة العربية
➡️ AQOON RAADIS
➡️ GARAADJAAL CHANEL

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Isku dubaridka linkiyada : @kooxda_kulmis




Ma leedahay kanaal ma doonaysaana inaad ku biirto kooxda ubalaadhan telegramka si aad u hesho dad badan oo ku xidhan kanaalkaaga . la xidhiidh➡️ @Abdirahmanmohamed1



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
↪️ APPROVED AND SPONSERED BY

QURAANKA IYO SAYNISKA

ALFURQAN ONLINE SCHOOL

KAYD BOOKS

NASIIB 149


■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.


■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
10-KAN SUURADOOD AKHRISKOODA 10 WAXYAABOOD AYEY KAA REEBAAN!

1. SUURADDA FAATIXADA: Waxay kaa reebtaa Carada Alle;

2. SUURADDA YAASIIN: Waxay kaa reebtaa oonka ama harraadka Maalinta Qiyaamaha;

3. SUURADDA DUKHAAN: Waxay kaa reebtaa Dhibaatada Maalinta Qiyaamaha;

4. SUURADDA IDAAWAQACA: Waxay kaa reebtaa Saboolnimada;

5. SUURADDA TABAARAK/ MULKI: Waxay kaa reebtaa Cadaabta Qabriga;

6. SUURADDA AL-KOWTHAR: Waxay kaa reebtaa Doodda;

7. SUURADDA AL-KAAFIRUUN: Waxay kaa reebtaa inaad gaalnimo ku dhimatid;

8. SUURADDA IKHLAAS: Waxay kaa reebtaa Munaafqnimada;

9. SUURADDA AL-FALAQ: Waxay kaa reebtaa xaasidnimada,

10. SUURADDA AL- NAAS: Waxay kaa reebtaa waswaaska.

W/Q @daaruldacwaa
Alle barigu(ducadu), waa cibaado iyo hub weyn oo bilaash inoo ah, taas oo qofka mu’minka ahi uu muraadyadiisa oo dhan Alle SWT kaga dalban karo. Waa fursad weyn runtii oo weliba aadna u qiima badan ee aynu markasta badsanno oo caado iyo dhaqan ka dhiganno, kana faa’iideysanno, marka dhibaato nala soo daristo iyo xilliyada aanu baraahaha ku jirno labadaba.

Ducadu waxa ay u baahan tahay niyad xaadir ah, rumeyn iyo in aad la timaaddo yaqiin/kalsooni dhab ah ee aad ku qabto, in Rabbiga aad gacmaha u hoorsaneyso uu 100% kaa aqbalayo. Marwalba intaas niyadda gasho, waa kuu rumoobeysaa waa hubaal.

Ilaahey SWT isaga ayaa inoo ballanqaaday, in addoonkiisii barya uu ka ajiibayo ducada.

وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ﴾.
[غافر:60]

W/Q @daaruldacwaa
KALA DUWANAASHO MUUQDA.

1: Damaca dumarka xishood baa qariya, halka xishoodka ragga damacu qariyo.

2: Damiirta iyo damqashada dumarka ayaa ku badan, halka raggu dareenka kaga xoog bato.

3: Raggu labada indhood ayeey wax ku arkaan, halka dumarku mid kaliya wax ku arkaan.

4: In daruuf la isku naco ragga ayaa ku badan, in dookh la isku nacana dumarka ayaa ku badan.

5: Jilaaca dumarka waxa uu sababaa in ay damiirtooda iyo dareenkoodaba, u huraan daneyste aan u jeeddo fog lahayn.

6: Haddii badi dumarku bartaan diintooda, waxa ay door muhiim ah ku yeelanayaan dunidan.

7: Sida raggu u neceb yihiin doodda iyo su'aalaha, ayey dumarkuna u neceb yihiin aamusnaanta iyo fogaanshaha.

8: Maseerku waa cabsi xaq ah, taas oo la arko badi marka raggu haweenka isaga beddelayaan sida dharka.

9: Ninka raba mustaqbal kaaga waxa uu suureynayaa quruxda aayihiinna, mana soo xadgudbo.

10: Qofba qofka uu ka hadal macaan yahay, waa ka been badan yahay, haddii aysan dhab ka ahayn.

W/Q @daaruldacwaa
Sujuudi Sahwi( Sujuuda Ilowshaha).

Mowduuc Ku Anfacaya Oo Saladda Ku Tacaluqan Ku Wadaaye Daqiiqado Ila Joog Oo Akhiso Ha Dhaafine.
_________
Sujuudu Sahwiga Waxay Ku Timaada Saddex Xaaladadood :
1: Inu Qofka Saladda U Tukanayey Uu Wa Ku Siyaadiyey.
2: Inay Nusqaan Jirto Oo Qofka Tukanayay Uu Salaadi Uu Wax Ka Tagay.
3: Ama Inuu Shaki Jiro Oo Uu Ku Labalabeeyey Inu Wax Ka Tagay Ama Wax Ku Darey.

Hadaba Xaalad Kasta Qaab sujuuda Sahwiga Loo Tukado Oo Saladda Loo Raaciyo Ayaa Jirta:

Xaaladda Koowad Oo Ah Inuu Qofka Wax Ku Ziyaadiyey Waxa Uu Sujuuda Sahwiga la Imaanaya Markuu Salada Ka Baxo( Salaama Naqsado).

Xaaladda Uu Nusqaanka Jiro Ee Wax Ka Tagayna Intusan Saaldda Ka Bixin Buu La Imanaya Sujudi Sahwiga.

Xaaladda Uu Shakiga Jiro Ee Uu Ka Shakiyey Inu Wax Ziyaado Ah La Imaaday Ama Wax Naaqusiyeyna Intuusan Salaadda Ka Bixim Buu La Imanaya Sujudu Sahwiga

🚨 Arintan Ku Baraarugsanow Marka:

Sujuudi Sahwiga Ma Kabi Karto Yacni Lalama Iman Karo Hadi Rukni Kamid Ah Arkaanti Saladdi Laga Tagay ,Keli Ah Waxyaabaha Waajibka Ah Iyo Sunanka Hadi Laga Tago Ayunba Lagu Kaba Sujuudu Sahwiga .

🚫 Rukni Hadad Ka Tagtid Ruknigad La Imaane Kadib Ayad Sujudu Sahwiga Raacineysa ,Waajibka Iyo Sunada hadad Katagtid Waxa Boskoda Ku Buuxisa Sujudi Sahwiga .

WALLAHU ACLAM.

Hadad Akhrisatay Ood Ka Faideystay Like Garee Insh allah Arkaanta Saladda Ayan Kso Xijim Doona .

Ogow Tani Waa Arin Saladda Quseysa Dad Badan Ayana U Baahan Kamid Noqo Dadki Faafin Laha qof Keli Ah Ayunban Ahay Aniga Adigana Kuso Gaarisiyey Adna Faafi Oo Dadka Kale Uga Faaide Ajirna Niyeyso .

NB: Wixii Aan Qaldey Ee Sujuadda Ku Tacaluqa Waad Iga sixi Karta.

W/Q @daaruldacwaa
Muxuu Ilaahay u ajiibi waayey Ducadaydii 17

Ma rabtaa in Allah wax walba uu ku siiyo adigoon waydiisan?

Hadaad rabto in Allah uu ku siiyo wax kasta oo aad rabto adigoon xitaa waydiisaninba waa inaad ku mashquushaa Xuska Allah (SWT). Tusaale aan soo qaadano; waxaad leedahay laba wiil oo kuray ah, mid habeen kasta wuxuu ku waydiiyaa baahidiisa, dhar, kabo, lacag, waanad siisaa

markaad haleesho kan kalena waxba kuma waydiisto ee wuxuu dhahaa; Aabe waa khayr iyo nabad waan fiicanahay, uma baahni lacag Bal is waydii labadaada wiil marka danbe adigaa ayaa la jeclaanaya in wiilkan aan waxba ku waydisan inaad wax siiso ama wax wayn oo qiimo leh aad maalin kaga farxisid.

Ilaahayna waa sidaas oo kale, dabcan kuma lihi Ilaahay wax ha waydiisan ee waxaan uga jeedaa hadaad ku mashquusho dikriga Ilaahay iyo xuskiisa adigoon Ilaahay waydiisanin wixii qalbigaaga ku jiray ayuu ku siinayaa iyo laban laab. Xadiis qudsi wuxuu Alle ku dhahay;

مَنْ شَغَلَهُ ذِكْرِي عَنْ مَسْأَلَتِي أَعْطَيْتُهُ أَفْضَلَ مَا أُعْطِي السَّائِلِينَ

Cidii Xuskaygu uu ka mashquuliyo wax waydiisigayga, waxaan siiyaa wax ka fiican waxaan siiyo kuwa wax i waydiista.

Tusaale; Ninkii Axmed ibnu Xanbal hooyey ee ku ducaysanyey habeenkasta danbi dhaafka wuxuu Ilaahay ka aqbali jiray duco kastaba

W/Q @daaruldacwaa
More