Su'aalo [أسئلة دينية ومادية]

Channel
Logo of the Telegram channel Su'aalo [أسئلة دينية ومادية]
@Suaalo_Diini_AhPromote
12.05K
subscribers
58
photos
1
video
1
link
Akhriyaha maanta waa hogaamiyaha berito 📖📚 ✅ Su'aalo Diini Ah. [أسئلة دينية] ✅ Su'aalo Maadi Ah. [أسئلة مادية] ✅ Su'aalo Aqoon Guud. [أسئلة المعرفة العامة] ✅ Xikmado & Oraahyo. ✅ Axaadiista Nabi Muxamed ﷺ. @Suaalo_Diini_Ah
>>> Su'aal <<<

Nabi Muxamed ﷺ wuxuu ku aasanyahay magaalada:

A] Madiina
B] Jiddah
C] Taa'if
D] Makka

@Suaalo_Diini_Ah
Forwarded from Wanaag Badan (Abdidahir)
3-daan dhibaato haday ku haysato 3-daan ku xali wll.

1. Hadii laguugu imtixaanay wax walba ay nafta jeceshahay inaad samayso, "Salaada dib ugu laabo iska soo sax."
Waxaana daliil u ah hadalkii Eebe:
فَخَلَفَ مِن بَعْدِهِمْ خَلْفٌ أَضَاعُوا الصَّلَاةَ وَاتَّبَعُوا الشَّهَوَاتِ ۖ فَسَوْفَ يَلْقَوْنَ غَيًّا.

2. Hadii aad dareento Caafimaad la'aan iyo towfiiq la'aan, "Dib ugu laabo waalidkaaga oo baari u noqo."
Waxaana daliil u ah hadalkii Eebe:
وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّارًا شَقِيًّا.

3. Hadii aad dareento niyad jab iyo cariiri xaga nolosha, "Dib ugu laabo Quraanka."
Waxaana daliil u ah hadalkii Eebe:
وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا.
ما معنى الصلاة لغة؟
Waxaad rabtaa inaad soo iibsato laptop jooga $97
mana haysatid wax lacag ah,

Hooyo ayaad u tagtay waxaadna ka deensatay $50

Aabana waxaad ka deensatay $50
Isku dar waa $100

Laptop-kii ayaad soo iibsatay waxaana ka bixisay $97

Waxaa kuu soo haray $3

Kadib $1 ayaad u celisay hooyo

Aabana $1 ayaad u celisay

Waxa kuu soo haray $1 adiga ayaana qaatay

Hadda hooyo waxay kugu leedahay $49

Aabana wuxuu kugu leeyahay $49

Isku dar waa $98

Waxaad Ku dartaa $1 aad adiga qaadatay waxayna is ku noqotay $99

Hadaba Su'aashu waxay tahay $1 ayaa maqan meesha uu ka baxay lagaa rabaa?
Dagmada xudun waxay ku taalaa gobolka
Anonymous Quiz
30%
Mudug
30%
Sool
19%
Sanaag
21%
Nugaal
Saxaabiga bilaal waxaa soo adoonsaday inta uusan islaamin ka hor:
Anonymous Quiz
31%
Abuu jahal
20%
Abuu lahab
49%
Umaya Bin Khalaf
Qarnigee ayuu bilowday kacdoonka cilmiga Sayniska ?
Anonymous Quiz
41%
16aad iyo 17aad
37%
19aad iyo 20aad
22%
15aad iyo 16aad
Badda ugu wayn caalamka waa
Anonymous Quiz
60%
Mediterranean Sea
21%
Red Sea
9%
Arabian Sea
9%
Black Sea
Caasimada dalka Nigeria waa
Anonymous Quiz
32%
Lagos
21%
Victoria
40%
Abuja
7%
Accra
Abwaan Yamyam wuxuu geeriyooday sanadkii:
Anonymous Quiz
32%
2005
23%
2006
28%
2003
17%
2008
Sheeg sanadkii uu dhacay duulaankii Moa'ta ?
Anonymous Quiz
30%
2aad Hijriyah
30%
6aad Hijriyah
23%
9aad Hijriyah
18%
8aad Hijriyah
>>> Su'aal <<<

Nabigii ka horeeyay nabi Muxamed ﷺ waa:

A] Nabi Muuse (cs)
B] Nabi Ibraahim (cs)
C] Nabi Nuux (cs)
D] Nabi Ciise (cs)

@Suaalo_Diini_Ah
Tiro atameedka curiyaha Calcium waa
Anonymous Quiz
42%
22
22%
25
27%
20
9%
30
Malagyada dadka qabriga ku su'aala waa
Anonymous Quiz
86%
2
3%
5
7%
3
4%
1
Wadanka bilaha sanadkiisa ay yihiin 13 bilood waa
Anonymous Quiz
24%
Nigeria
18%
USA
7%
Kenya
51%
Ethiopia
Khilaafadii Cumar Bin Khadaab waxay bilaabatay sanadkii
Anonymous Quiz
34%
14 Hijriyada
24%
12 Hijriyada
23%
10 Hijriyada
19%
13 Hijriyada
Xarunta qaramada midoobay waxay ku taalaa
Anonymous Quiz
19%
Brussels
21%
London
51%
New York
9%
Paris
Aayada ka hadasha khatarta been abuurka (Al-qadf) waxay ku jirtaa
Anonymous Quiz
34%
Suuratul Al-axzaab
16%
Suuratul Al-Israa
35%
Suuratul Al-nuur
15%
Suuratul Al-kahf
Markay Nabiga hooyadii geeriyootay da'diisu waxay ahayd
Anonymous Quiz
16%
8 jir
68%
6 jir
8%
9 jir
7%
5 jir
Goorma ayaa la alifay Aalada Podcast?
Anonymous Quiz
31%
2004
27%
2000
17%
2001
26%
2005
More