Fadliga ay kala lee yihihiin acmaasha wanaagsan
:::::::::;;;;;;:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
qofka muslimka ah wardiga uu maalintii uu sameyo waxa u fadli badan
1- salaada subax illaa cadced soo baxa
2- ama salaada casar illaa tan maqrid wardiga lasameyo
::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
hadii aad u baahantahay in lagu siiyo shahaado dhanka illaahay kaga imaaneysa oo aad kaga xoroobeyso naarta jahanamo iyo munaafuqnimo. 40 bari marnaba yeysan ku dhaafin takbiiratul ixraamka.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
acmaasha la sameeyo 10 maalmaha ah eeu horeeyo ee bisha dulkxij acmaasha kaleeto oo idil wey ka fadli badan yihiin
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
xiliga afurka wey ka fadli badan yihiin.
hadii la dadajiyo wey ka fadli badan tahay hadiii dib loo dhigo.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
ducada ayaa kala fadli badan.
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay qofka soomani baryo ayuu leeyahay aan la celinin waa marka uu afurayo.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay cumrada la cumreysto Ramadanka waxa ay u dhagantaa xaj oo aniga la iila xajay.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
habeenka isku fadli maahan.
qeebta hore ee habeenka waxaa ka fadli badan qeebta danbe.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
maalinta jimcaha wey ka fadli badan tahay maalmaha kale.
Nabigeena scw waxa uu dhahay maalinta jimcaha saacad baa ku jirta qofka haddii uu illaahay baryo
baryadiisana waa la aqbalaa.
waa saacadee ?
culimada laba meelood wey ku tilmaameen jimcada marka uu imaamku mimbarka uu saaran yahay illaa iyo inta uu salaada kabaxayo.
jimcada salaada casar dabadeed illaa ka dhaceyso saacad ku jirta.
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay salaada subax dabadeed illaa cadced soo baxa oo wardidid waa xaj dhameystiran. sadax goor ayuuna ku celceliyay taamah (dhameystiran)
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay ducada lama celiyo labada aadaan inta u dhaxeysa(waa aadaanka iyo akhinka inta u dhaxeysa ).
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;:::::::::::::::::
rasuulka scw ayaa waxa la weydiiyay duco teebaa loogu maqal badan yahay.
rasuulka scw ayaa waxa uu dhahay habeenka bartankiisa iyo salaadaha gadaashooda (ee waa ataxyaatka ama salaada kadib)
:::::::::::;::::::::::::::::: :::::::::::;::::::::::::::::
W/Q:
@daaruldacwaa