AKHRI AMA QOR

Channel
Logo of the Telegram channel AKHRI AMA QOR
@AKHRI_AMA_QORPromote
255
subscribers
74
photos
2
videos
9
links
Ku soo dhawaada channel keena Aqoon maal media
To first message
Ula kac ha ahaato ama yeysan ahaan , qof kastaa wuxuu leeyahay hab nololeedka subaxdii.  Markaad soo baraarugto, waxaad wanaajin kartaa natiijooyin wanaagsan.

Aqoonso waxa kaa soo kaxeeya sariirta oo aad ku faraxsan tahay inaad bilowdo maalintaada.  Waxay noqon kartaa hawl gaar ah, yool shakhsi ah, ama si fudud farxadda subaxda xasilloon.

Ugu faa'iidayso diiradda iyo caddaynta subaxda hore hawlaha muhiimka ah ama hawlaha u baahan dadaalkaaga maskaxeed ee ugu fiican.

Ku bilaw maalintaada jimicsi, xitaa dhaqdhaqaaqa fudud, waxay wanaajisaa niyadda, heerarka tamarta, waxayna u dejisaa cod togan maalintada.

Dhaqanka subaxdii wuxuu wanaajin karaa diiradda, yarayn karaa walbahaarka, wuxuuna kobcin karaa dareenka degganaanta maalintaada oo dhan.

Yaree wakhtiga shaashada iyo isticmaalka tignoolajiyada subaxdii si aad uga fogaato waxyaabaha khalkhal galinkara maskaxdada.


Abdala awkac ✍️
Wax kasta oo kugu dhaca marna ha moodin in lagu necban yahay,
"Ilahay waxa uu imtixanaa addoomada uu jecelyahay,
*Ha murugoon wall wax walba wa ay kuu hagaagi doonaan idinka ilaahay,
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯


╔═════•   ✯   •══════╗
                  🕋  DIINI🕋

               🕌 @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️

🔴 ➠: @Erayojaceyl1
🔴 ➠: @Geeraarjacayl
🔴 ➠: @murtimaal1  
🔴 ➠: @geeraaro1mm
🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL
🔴 ➠: @tixjaceyl
🔴 ➠: @cilminafsijacayl
🔴 ➠: @xaqiijiye
🔴 ➠: @halgnka
🔴 ➠: @xabsijacayl12
🔴 ➠: @SYL_MEDIA
🔴 ➠: @somalikaah
🔴 ➠: @buugmaalchanel
🔴 ➠: @suaalodiini12



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤

♦️➠: @Dhibanejaceyl
♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaansho12
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR
♦️➠: @Xigmada_maanta
♦️➠: @hayaanka
♦️➠: @AQOON_AROOR
♦️➠: @hagahanolosha7
♦️➠: @harjanno
♦️➠: @musharaxa
♦️➠: @Hiil_qaran_family
♦️➠: @Dareen_caashaq24
♦️➠: @hoygaxikmada7
♦️➠: @Balaashaan
♦️➠: @ErayoMacaanchannel
♦️➠: @halgnka
♦️➠: @qalbijabjaceyl
♦️➠: @Jiilka_wacyiga1
♦️➠: @Madasha_Caruusha123
♦️➠: @XasUus_QoR_JecEYl
♦️➠: @xikmad_channel
♦️➠: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
       🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️

🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 WAXBARASHO 📚


🔴 ➠: @Hiilsan_Academy
🔴 ➠: @Farqurxin_2024
🔴 ➠: @xisaab_barasho
🔴 ➠: @daarul_iimaan
🔴 ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      
   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
🥇    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

       Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

          ⎉_-Dhamaad-_⎉
-Dadaal kasta oo aad samaysaa wuxuu kuu horsedaa waayo aragnimo ogu danabyn ku gaadhsiiso guulo waawayn
Qaasim iyo Qureysha Qaybta 4aad

Sheekadan waxay ka hadlaysaa Qureysha iyo Qaasim oo isku arkay si aan la fileynin, kadib markii Qureysha ay isku dayday in ay iska fogeyso jacaylka iyo xiriirka. Inkastoo ay isku dayday inay ka cararto dareenkeeda, haddana xaaladda Qaasim iyo shilka ku dhacay waxay ku qasabtay inay wajahdo waxa qalbigeeda ku jira.

Qureysha markii hore ma jeclayn xiriirka iyo la macaamilka ragga, taas oo ay u sheegtay Qaasim markii ay kulmeen. Laakiin xaaladdu waxay is beddeshay markii ay shilka ku aragtay Qaasim isagoo dhaawac ah, taas oo ku dhalisay dareen xoog leh oo ay ka war-wareegi jirtay. Markii ay qolka isbitaalka kula nooleyd Qaasim, oo uu si lama filaan ah u soo miyirsaday, waxaa muuqata inay leedahay dareen jaceyl oo ay isku dayeyso inay iska indha tirto.

Sheekadu waxay taabanaysaa dhinacyo kala duwan oo ku saabsan xiriirka dadka, jacaylka iyo ka fogaanshaha waxyaabaha aan laga fursan karin, gaar ahaan marka ay tahay xaaladaha caafimaadka iyo dareenada qofka. Sheekadu waxay si wanaagsan u muujinaysaa isdhexgalka dareenada iyo xaaladaha nolosha.

hadaba qaybtaan oo ah sheeko aad u xiiso badan si aad ayadoo dhamaystiran u aqrisato halkaan hoose linkga Ka aqriso Likena nagu saacid mahadsanid.



https://t.center/AKHRI_AMA_QOR
If you don't pay for knowledge, you will pay for ignorance!
📚

"Hadii aanad gadanin cilmiga , waxaad gadan doontaa jahliga."
Nolosha, lagama maarmaan ma aha in aad mar walba guulaysato, mararka qaar guuldarrooyinku waxa ay ku baraysaa cashar aad u hufan..!!
Qaasim iyo Qureysha Qaybta 2aad

Qaasim kursi ayuu ku jiifaa qolka aabihiis yaalla, wuxuu isweydiinayaa gabarta maxaa helay? Maxay ka xishoonaysaa mise wajigayga ayeyba ka cabsaneysaa? Maxaa jira? Wuxuu gacanta ku hayaa buugii ay ka carartay. Markaas ayuu furay, markiiba waxaa kasoo hor baxay sawirkeeda oo ku dhegsan buugga. Cabbaar ayuu fiiriyay, markaas ayuu isweydiiyay, "Wejigan halkeed ku aragtay?" Balse wuxuu soo xasuustay inuu u wejigan yahay gabartii ay ku kulmeen diyaarada. Sawirka korkiisa sare waxaa ku qoran Dr. Qureysha.

Qureysha walaasheed ayaa u soo gashay iyadoo sidii iskula hadlaysa, "Maxaa kugu dhacay?" ayay ku tiri. "Adigoo xiiqsan (daalan) ayaad guriga soo gashee, ma dhib baa jiro?" Markaas ayay ku tiri, "Haa, dhib weyn ayaa jira oo ah wiilkii aan ku sheegi jiray ee diyaarada aan ku kulanay. Markaan arko cabsi ayaan dareemayaa, wadnaha xoog buu ii garacmaa, sababtana ma aqaan."

Walaasheed ayaa ku tiri, "Qureysha, yaraantaada ilaa hadda qofba kamaad cabsane. Doctarad qalbi adagna waad tahee, maxaa jira wiilka miyaad ka heshay?" Qureysha ayaa la soo booday, "Aniga miyaa? May, may, sida fudud miyaa iskaga jeclanayaa?" Markaas ayay walaasheed ku tiri, "Hadaa maxaad wajiga u siin la'dahay ee uga carareysaa? Waxaa laga yaabaa inaad is dareensanayne, waad ka heshaa ee wiilka iga sheekee siduu u eg yahay."

si aad usii aqrisato sheekada oo dhamaystiran fadlan halkaan hoose ka dhamaysto qaybta labaad sheekada oo maanta xiisad iyo xammaasad gaar ah wadato


https://t.center/AKHRI_AMA_QOR

/2024/09/09/qaasim-iyo-qureysha-qaybta-2aad/
QAASIM IYO QUREYSHA (Qeybta 1-aad)

Qureysha waa gabar dhaqtarad ah oo si weyn looga qaddariyo dhanka qalliinka. Maalin maalmaha ka mid ah, waxaa xanuunsaday nin oday ah, ka dibna waxaa la keenay isbitaal. Baaritaan dheer kadib, odaygii waxaa loo sheegay in xaaladdiisu culus tahay oo uu u baahan yahay qaliin degdeg ah. Reerkiisa ayaa isku raacay in qaliinka lagu sameeyo.

Doctarkii madaxda ka ahaa isbitaalka ayaa soo wacay Qureysha oo iyaduna joogtay magaalo kale. Wuxuu u sheegay in uu u baahan yahay inay qof qalliin ku samayso oo ay degdeg u timaado. Qureysha waxay ahayd qof aad ugu fiican ninkan doctarka ah, mana ay diidi karin codsigaas. Waxay ogolaatay hawshaas waxayna u sheegtay in maalinta xigta ay imaan doonto.

Qureysha waxay madax ka tahay isbitaal kale oo inta badan habeenkii ay joogto. Markay gaartay xilliggii ay gurigeeda tegi lahayd, waxay isugu yeertay dhakhaatiirtii u shaqeyn jirtay iyada oo u sheegtay in loogu yeeray hawl berri ay safar u bixi doonto.

Si aad usii dhamaysato sheekada Qaybteeda koowaad halkaan Hoose ee linkga kasoo aqriso Like Nagu taageer Mahadsanid


https://t.center/AKHRI_AMA_QOR
Asc asxaabta sheeko tixane ah ayaan soo wadnaa inshallaah la socod wanaagsan
"Labada maalmood ee ugu muhiimsan noloshaada waa maalinta aad dhalatay, iyo maalinta aad ogaato sababta aad u dhalatay."

Mark Twain

Wax akhrisku wuxuu kobciyaa garaadka iyo maskaxda qofka bani aadamka ah
Markasta oo akhriskaagu batana waa markasta oo ay badato Aqoontaadu .🧠📖📚

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
╭┈─────────
╰┈➤ #Samiirboook
     ♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
  ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯


╔═════•   ✯   •══════╗
                  🕋  DIINI🕋

               🕌 @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️

🔴 ➠: @Erayojaceyl1
🔴 ➠: @Geeraarjacayl
🔴 ➠: @murtimaal1  
🔴 ➠: @geeraaro1mm
🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL
🔴 ➠: @tixjaceyl
🔴 ➠: @cilminafsijacayl
🔴 ➠: @xaqiijiye
🔴 ➠: @halgnka
🔴 ➠: @xabsijacayl12
🔴 ➠: @SYL_MEDIA
🔴 ➠: @somalikaah
🔴 ➠: @buugmaalchanel
🔴 ➠: @suaalodiini12



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤

♦️➠: @Dhibanejaceyl
♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaansho12
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR
♦️➠: @Xigmada_maanta
♦️➠: @hayaanka
♦️➠: @AQOON_AROOR
♦️➠: @hagahanolosha7
♦️➠: @harjanno
♦️➠: @musharaxa
♦️➠: @Hiil_qaran_family
♦️➠: @Dareen_caashaq24
♦️➠: @hoygaxikmada7
♦️➠: @Balaashaan
♦️➠: @ErayoMacaanchannel
♦️➠: @halgnka
♦️➠: @qalbijabjaceyl
♦️➠: @Jiilka_wacyiga1
♦️➠: @Madasha_Caruusha123
♦️➠: @XasUus_QoR_JecEYl



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
       🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️

🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 WAXBARASHO 📚


🔴 ➠: @Hiilsan_Academy
🔴 ➠: @Farqurxin_2024
🔴 ➠: @xisaab_barasho
🔴 ➠: @daarul_iimaan
🔴 ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      
   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
🥇    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

       Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

          ⎉_-Dhamaad-_⎉
🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

🖤🤍💛💚💜🤎💙

=====

Noloshu way socotaa waynu ku soconaa. Waa safar aan ku jirno.. Waxaa laga yaabaa inay dheeraato...waxaana laga yaabaa inay gaabato... Laakiin saamaynteena aya heer sare gaadhsiisa waxa aynu ku noolaynay ama hoos u dhigta labadaba Waxaa laga yaabaa inaad noolaato nolol dheer, oo ninna kuma xasuusan doono gabi ahaanba.Waxaa laga yaabaa in safarkaaga la soo gaabiyo. Laakiin. Wanaagaaga iyo Khayrka aad fasho ayaa ah waxa sahayda kuu ah baaqina kuu sii ahaanaya Ogsoonow wll

=====

🖤🤍💛💚💜🤎💙

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
              
╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

     ♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 
Hadda rabtoo inaad noqoto qof wax qabsada heer fiicana gaara naftaada ka adkaaw.

Wax fudud maahan inaad naftaada ka adkaato, balse waxyabaha aan kugu hageeyn horumar ka aad hiigsanayso inaad maya dhahdaa bar naftaada.

Markaad ka adkaato naftaada hubaal waxaad rabtay waad gaaraysaa si fudud waliba 💪

Ka Adkaaw Naftaada.
WADOOYINKA LOO MARO GUUSHA✍️✅️🗣

 
<1>Wadada koowaad: hanka
 
<2>Wadada labaad: dhiirigelinta
 
<3>Wadada saddexaad: isbadel
 
<4>Wadada afaraad: hadaf
 
<5>Wadada shanaad: qorshe
 
<6>Wadad lixaad: dadaal
 
<7>Wadada todobaad: Samir iyo dulqaad

Habeen _wanaagsan_saxibayal 🍃❤️
Hadalkaagu nabad ha ahaado.
dhaqankaaguna naxariis halahaado.
Joogitaankaaguna farxad halahaado.
Maqnaanshahaagu ha ahaado mid hilow leh.
Macnahaaga quruxda badan isagaa ku muujiyo meel kasta oo aad joogto...
Balan'baalistu mataqaano midabyada garbaheeda..
Balse Indhaha Dadka ayaa yaqaana siday u qurxanyihiin iyo qiimahooda, Adigu mataqaanid qiimaha wanagaaga balse dadka qeyb ka mida ayaa yaqaana qiimahaaga iyo wanagaaga sareeya...
Hadalkaagu nabad ha ahaado.
dhaqankaaguna naxariis halahaado.
Joogitaankaaguna  farxad halahaado.
Maqnaanshahaagu ha ahaado mid hilow leh.
Macnahaaga quruxda badan isagaa ku muujiyo meel kasta oo aad joogto...



   qoraa hayaan
🍃Waxa ugu qiimaha badan ee aad naftaadda u qaban kartaa waa ku dadaalidda sidii aad wax uga badali laheed siday shalayto aheed. Caafimaad ahaan, cilmi iyo aqoon ahaan, hab fikir ahaan iyo marxaladday shalay ku sugneed inay ka duwanaato maanta🌻 .

⚘ naftaadda maal_gasho🪴🤍🖤
More