AKHRI AMA QOR

Channel
Logo of the Telegram channel AKHRI AMA QOR
@AKHRI_AMA_QORPromote
255
subscribers
74
photos
2
videos
9
links
Ku soo dhawaada channel keena Aqoon maal media
To first message
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯


╔═════•   ✯   •══════╗
                  🕋  DIINI🕋

               🕌 @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️

🔴 ➠: @Erayojaceyl1
🔴 ➠: @Geeraarjacayl
🔴 ➠: @murtimaal1  
🔴 ➠: @geeraaro1mm
🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL
🔴 ➠: @tixjaceyl
🔴 ➠: @cilminafsijacayl
🔴 ➠: @xaqiijiye
🔴 ➠: @halgnka
🔴 ➠: @xabsijacayl12
🔴 ➠: @SYL_MEDIA
🔴 ➠: @somalikaah
🔴 ➠: @buugmaalchanel
🔴 ➠: @suaalodiini12



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤

♦️➠: @Dhibanejaceyl
♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaansho12
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR
♦️➠: @Xigmada_maanta
♦️➠: @hayaanka
♦️➠: @AQOON_AROOR
♦️➠: @hagahanolosha7
♦️➠: @harjanno
♦️➠: @musharaxa
♦️➠: @Hiil_qaran_family
♦️➠: @Dareen_caashaq24
♦️➠: @hoygaxikmada7
♦️➠: @Balaashaan
♦️➠: @ErayoMacaanchannel
♦️➠: @halgnka
♦️➠: @qalbijabjaceyl



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
       🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️

🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 WAXBARASHO 📚


🔴 ➠: @Hiilsan_Academy
🔴 ➠: @akhriskaiyofikradaha
🔴 ➠: @xisaab_barasho
🔴 ➠: @Aqoonguud10
🔴 ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      
   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
🥇    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

       Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

          ⎉_-Dhamaad-_⎉
Inaad wax badan qorto wexee faa,ido uleedahay inaa wax badan xifdiso❤️‍🩹
Mar walba isku day inaad wax badan qorto siaad wax badan u faa,ido ✍️📝🧑‍💻
𝗚𝗼𝗼𝗿𝘁𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗼 𝗠𝗮𝗹𝗮𝗯 𝗵𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝘄𝗶𝗻 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗮𝗰𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗶 𝗷𝗶𝗿𝗮𝘆-----> yacnii xaaladihii adkaa ee noloshaada kula soo maray.

Jumca mubarak🕌

Join Aqriste 👉 https://t.center/AKHRI_AMA_QOR
Ku dayo nabi muxamed ﷺ asaga ayaa ah hogaamiyaha libinta, ahna midka natusiyey guusha, ahna midka nugu hanuuniyey wadada badbaadada. 💜😊

Ku dadaal wax-bixinta haba yaraatee, taasi waxay tirtirtaa gafafka, qalbiga ayey farxad galisaa, waxay tagsiisaa murugada waxay siyaadisaa risqiga.🖤🙂

Adoomada Allah kuwa ugu farxada badani Waa kuwa ugu wax bixinta badan wanaaga jecel , 💯✨️

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

🦋🌺⚘.......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 .𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸

@DhuuxJaceyl
wax akhrisku wuxuu wanaajiyaa shakhsiyada qofka waayo qofka wax akhrintiisu badan tahay waxa uu yeesha khibrad u diida in uu ku dhaco fal cawaaqibkiisu xun yahay .


🍂

Guusha ma aha meesha aad tagto, laakiin waxay ku jirtaa dariiqa aad ku socoto iyo adkeysigaaga inaad ka gudubto caqabadaha.

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
“Wacyigelintu waxay ku jirtaa maskaxda, maaha da'da, da'du waa tiro ka mid ah maalmahaaga, maskaxduna waa midho-dhalka fahamkaaga iyo xukunnadaada nolosha.”


https://t.center/AKHRI_AMA_QOR
Safar kasta oo dheer waxa uu kabilaawdaa hal talaabo oo horay loo qaaday

Dadaalkastana oo dhab ah waxa uu kudhamaadaa natiijo wanaagsan.

Subax wacan Dhamaantiin❤️🙏
🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

🖤🤍💛💚💜🤎💙

=====

Ama Haldooriyo Hodon Laheybsho Noqo
Ama Halganiyo Haraad Lahow Nafta Hiifa
Ama Harada Banee Oo Hurdada Aayar Heybso.

🗣Mohaz

=====

🖤🤍💛💚💜🤎💙

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
              
╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

     ♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 
Dumarku waa Noolaha ugu Naxariista Badan aduunka, Halka Dumarka Soomaliyeed yihiin Kuwa ugu Qaalisan Aduunka...😊🥰

Dumarka markaad sida saxda ah ula dhaqanto, waxaad kala kulmaysa Danayn Naxariis Dulqaad Daryeel iyo Dhiiri galin.💯🥰 🤍

Raggow eynu wanaajino dumarka. 👊

🧏‍♂️


===================
Duhur wngsn AxBabI 👋
ẞìde
~Üpdymahaat✍️
====================
>>> Noloshada hada rabto ina badasho waa inad wax badasha.
Hadaa markasta samayso waxad samayn jirtay waxaad heli donta waxaad markasta heli jirtay .!.


https://t.center/AKHRI_AMA_QOR

Ka akhriso qoraal mudan qaadasho

Salaaman saxibayal
💚Ma jiro wax aan macquul ahayn nolosha inta ay jirto  maxa yeelay hadii aad la timadid go'aan dhaba  iyo joogteyn wax walba waa sura gal ee ha is dhigan sare u kac oo go'aan adag qaado💚


AKHRI_AMA_QOR

Ka Akhriso qoraalo mudan qaadasho

Weligaa mabedeli doontid noloshaada ilaa aad kabedesho waxa aad sameyso si maalinle ah.
Sirta guushaada waxaa laga helaa howlahaaga maalinlaha ah .

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯


╔═════•   ✯   •══════╗
                  🕋  DIINI🕋

               🕌 @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️

🔴 ➠: @Erayojaceyl1
🔴 ➠: @Geeraarjacayl
🔴 ➠: @murtimaal1  
🔴 ➠: @geeraaro1mm
🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL
🔴 ➠: @tixjaceyl
🔴 ➠: @cilminafsijacayl
🔴 ➠: @xaqiijiye
🔴 ➠: @halgnka
🔴 ➠: @xabsijacayl12
🔴 ➠: @SYL_MEDIA
🔴 ➠: @somalikaah
🔴 ➠: @buugmaalchanel
🔴 ➠: @suaalodiini12



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤

♦️➠: @DHIRIGALISO
♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaansho12
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR
♦️➠: @Xigmada_maanta
♦️➠: @hayaanka
♦️➠: @AQOON_AROOR
♦️➠: @hagahanolosha7
♦️➠: @harjanno
♦️➠: @musharaxa
♦️➠: @Hiil_qaran_family
♦️➠: @Dareen_caashaq24
♦️➠: @hoygaxikmada7
♦️➠: @Balaashaan
♦️➠: @ErayoMacaanchannel
♦️➠: @halgnka


◎━━━━━━✯━━━━━━◎
       🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️

🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 WAXBARASHO 📚


🔴 ➠: @Hiilsan_Academy
🔴 ➠: @akhriskaiyofikradaha
🔴 ➠: @xisaab_barasho
🔴 ➠: @Aqoonguud10
🔴 ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      
   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
🥇    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

       Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

          ⎉_-Dhamaad-_⎉
miskaxda bil aadanka
kulamaa wax aqrisaa wey
balaa ranaysaa
wx bdn aqri saa wx bn
u ogaato📖📖📖
Marwalba uu qof cusub nagu soo biiro waxay noo eheed dhiirigalin mid mid idinkuma mahad celin Karno balse si guud ahaan ayaan idin leenahy mahadsanidiin.
Xamaas ayaa sheegtay in booskii Ismaaciil Haniyah ay ku badaleen Yaxya Al-Sinwar, oo ahaa Hogaamiyihii Xarakadda ee Qaza.

Yaxya al sinwaar waa maskaxddii ka dambaysay Dagaalka Qaza, waana mid kamid ah Hogaamiyayaasha israel ay ugu raadinta badan tahay, dagaalka hadda socdana waxay shardi uga dhigtay Dhamaadkiisa dilka Labo nin oo kala ah Sinwaar, Iyo maxamed Al dayf!
Kuwa had iyo jeer cafiska badani waa dadka ugu farxadda badan, sababtoo ah waxay garteen qiimaha adduunka, mana daneeyaan khaladaadka aadanaha....💗🕊
faylasuufkii Socrates: xaaskiisa ayaa ku qeeylisay ,ka dib biyo gacanta ugu jira ayeey ku shubtay cadho aad u daran awgeeed .

Wuxuu ku yidhi : alle maxaa kaa qurux badan waad onkoday oo hadana hilaacday ugu dambeyn roobkii baa soo da,ay .

Faylasuufkaan naagtiisa aad beey u qeeylo badneyd ,waxa kaliya ay ku wada joogeen waa dulqaad .
Iyada oo ay ku qeeylisay ,oo biyo ku shubtay .
Ayuu wuxuu ku tilmaamay roob iyo hilaac iyo onkod .
Horeyna wuxuu u yiri
"

Iska Guurso Hadii Ay Kugu soo Hagaagto Haweeneey Wanaagsan Farxad Ayaad Ku Noolaaan.
Lakiin Hadi Ay Mid Xun Kugu Soo Beegmato Waxaad Noqon Faylasuuuf .
Waanaga iyo Cafiska Marna Laguma Qasaaro Aduun Iyo Aakhiraba
Guul,ba lagu Gaara 🥹❤️
More