Somali Books 📚

Канал
Логотип телеграм канала Somali Books 📚
@somalibooksПродвигать
132,99 тыс.
подписчиков
1,99 тыс.
фото
112
видео
1,08 тыс.
ссылок
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook
К первому сообщению
Masoo Fasaxnaa
Alkamistaha (Xamse-Xaliye) @Almaz Books.pdf
76.5 MB
📚'Alkamistaha  (Paulo)

Turjumaha: (Xamse-Xaliye)
Pageska:178 Bog
Cabirka:76.5MB
Password : Almazbooks


F.G⚠️⚠️
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.

DISCLAIMER
Halkan ka akhri
Buuga: Alkamistaha (Paulo).
Turjumaha: (Xamse-Xaliye)
Pageska:178 Bog
Cabirka:76.5MB
Password : Almazbooks
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
SABABTA-90% Telegram Waa Dhalinyaro Sxbiyaal ka warama Group dhalinyaro Hadaan samayno oo Ujeedada Group Wuxuu Focus saari doonaa Dooda ku saabsan Sidee ugu BaXnaa? Da,daada Taabo imise jir ayaa tahay?
Anonymous Poll
9%
12-16
51%
17-21
32%
22-27
5%
30-34
1%
35-40
1%
45-50
2%
55+
Live stream finished (3 hours)
Live stream started
Live stream scheduled for
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!


Buugga Alkamistaha Waa buug dareen taabad leh, kana hadlaya wiil yar oo ari i jire ah oo raadinaya khasnad. Riyada Santiyaago ee ah in uu helo kaydka qasnadeed ee uu baadi goobayaa, waxa ay ka turjumaysaa ruux kasta oo dunida guudkiisa jooga oo si toos ah ama si dadban u raadcaynaya gaarista riyo u gaar ah.

Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.

Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks

Gorfaynta Dhiganaha 2-aad ee Bisha Jully.

Buuga: THE ALCHEMIST(sheeko faneed Afsoomaali lagu soo turjumay.
🎙Soo jeedintii:......
🗓Taariikhda: 05/August/2024
Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.M
Suaalo aan markasta is waydiiyo oo an jawab u wayey why🤔




1: maxay tahay sababta shacabka kaliya loo wareero oo anan xalane iyo meelaha la mid ah loo qarxinin ?
2: maxay tahay sababta macaawinada deeqaha ay dalkeena u imaadan waqti ay beerlayda beeraha u soo goayan oo aysan xaliga abaarta loo keenin deqaha ?
3: maxay tahay sababta ciidamada shisheeye ay u dagaan gobalada qayraadka ugu badan ee somali laga helo ?
4: gormee ayaan ka baxi donaan gacanta shisheeyo ?
5: maxay tahay sababta aysan madaxa ugu hadlin ciidamada shiisheeya dadka beerlayada iyo xoola dhaqatay ay maalin kasta dilaan ?
6: maxay tahay sababta Itoobiya oo cadowga 1 ee somali ah ciidankiisa somali u jooga waliba goobaha ugu qayraadka badan somali ?
7: dalkeena waxa uu ka mid yahay dalalka ugu qayraadka badan aduunka waliba waa dal leh wabi ,bad,bari beer ku haboon , maxa tahay sbbt hadane u yahay dalalka ugu faqriirsan geeska afkiga ?
8: madaxada somali maxay tahay sababta aysan dhalinyarada xooga u sarana sbbt ah dal kasta waxa dhista dhalin yaradiisa ?
9: qof kasta madaxa ah marka la doora maxa tahay sbbt u xooga u saara kaliya meesha lacagta ka so galayso ma in lacag lee uu aruursada ayaa loo doortay?
10:...................
?????????????????
Lacag buu noqnonayaa Ciyaar oo hel abaal marin Waxaana laga sariftaa Tone


https://t.me/hamster_kOmbat_bot/start?startapp=kentId381993621
Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token AirDrop!
💸  2k Coins as a first-time gift
🔥  25k Coins if you have Telegram Premium
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
"Dhiigga aabbahay kama qaalisana dhiigga ilmaha ugu yar ee reer Falastiin" Cabdisalaan Ismaaciil Haniya.
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 @somalibooks 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 🕋Diini Channels🕋👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎥 @Diinteenna_Macaan
🎥 @Al_xakiim
🎥 @Quruxdaislaamka
🎥 @Hidaayatu_Rabi
🎥 @hogaan_Dumar
🎥 @Dhaqan_wanaag
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇😂JOKES AND FUN😂👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎧 @XikmadoSom
🎧 @Dhiiragaliye
🎧 @Mucaashaq_Jacayl
🎧 @AishaAhmed99
🎧 @QalbiDhaye143
🎧 @kalimakariim
🎧 @xaqiiqadanolosha
🎧 @Albaanichannel252
🎧 @Ruuxda
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📽ENTERTAINMENT📽👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
✍️ @Dareen_side
✍️ @Hasancaashaq)
✍️ @daren_jaceyl
✍️ @Mohametahmed
✍️ @Noqoxiddig
✍️ @FAAIDOCHANEEL
✍️ @DunnidaSuugaanta
✍️ @guuleyso11
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 📲 Educations 📲👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📲 @maanhage
📲 @farsamada
📲 @KobciAqoontaada2
📲 @somalienglish3

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📚 Pdf Books📚👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📕 @somalibooks
📕 @Somalilibrary
📕 @kobciyebooks

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Waxa magalada Tehran saaladii janaasada lagu tukaday hogaamiyihii ismail haniya iyo security kiisii kaasoo lagu aasi doono Doha.

Alle ha u naxariisto 🤲🤲
Hogaamiye Xamaas ayaa La Dilay saacado ka hor gudaha Wadanka Iiraan
🔉Codka: Buuga Mashruucii La Dagaalanka Nuurka
Halkan hoose kala deg oo ka dhgeyso raaxayso.

━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━

📖 𝗠𝗮𝗴𝗮𝗰: Mashruucii la dagaalanka nuurka
🖋 𝗤𝗼𝗿𝗮: Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac
🎤 𝗖𝗼𝗱𝗸𝗮: Hamze Jibril Hassan
⚙️ 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: 174.5 MB
𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶: 2:25:06
🆔 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: #B0055

{Pdf Kiisa HALKAN KALA DEG

CODKA
⭕️⤵️⤵️⤵️⤵️⭕️
https://t.center/Somali_Audio
https://t.center/Somali_Audio
Ещё