"Qofka wakhtiga lumiyey ma awoodo inuu dib u soo ceshado, laakiin wuxuu ka faa'iidi karaa casharrada uu ka bartay si uu mustaqbalkiisa ugu maareeyo si xikmad leh."⚡️🔥📚✅️
"Ha ka caajisin hana is dhiibin, halganka aad Maanta ku jirto, wuxuu kuu diyaarinayaa Awooda aad Beri u baahan tahay. Dhib kasta oo ku soo martay waxay fursad u ahayd koritaankaaga qofnimo."🤍👤🔥💯 ~ Habeen wanagsan cullimo ❤️
"Quruxda ma aha inaad jirkaaga dhisto si ay dadka kuusoo jiitaan, laakiin quruxdu waa Qalbiga. Ka noqo qof qalbiga ka qani ah iyo mid mar walba dhoola cadayn badan."🔥👤✅️
"Ku dadaal in aad maalin kasta horumar yar ka samayso hadafkaaga. Wax kasta oo yaryar oo aad qabato waxay isku beddeli doonaan guul weyn mustaqbalka. Ha iska dhiibin, waayo, guushu waxay u timaadaa kuwa u sabra oo u shaqeeya si joogto ah!"😊✨️🖤💯