Haddii astaamahan hoose aad leedahay naftaada kuma kalsoonid.
1: Canaan fara badan oo naftaada aad marwalba canaanato.
2: Cabsi kaaga jirta in wax cusub aad isku dayo.
3: Go'aan qaadashada oo kugu adag.
4: Iska dhaadhicinta dadka oo kugu badan heer aad rabto qof walba inuu kaa raali ahaado.
5: Eye contact ga oo kugu adag.
6: Hadalka oo aanad si toosan u dhihi karin ee la baqbaqdo.
7: Raaligelinta oo kugu badan heer khalad yar oo dhacay ama wax aanad ku khaldanayn xitaa aad raaligelin ka bixiso.
8: Ammaanta oo inaad aqabsho ay kugu adag tahay.
9: Is barbardhiga dadka kale oo kugu badan.
10: Cannaanta oo aanad xamili karin.
@Zemoha17π΄||