Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro
Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram.,
Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ...
๐Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :-
1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay.
2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba.
3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda.
4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto.
5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta.
6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga.
7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo.
8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah.
9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo
balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba.
10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow.
๐๐ซฐ๐@Zaxiibka_noloshaโญโโโโโโโโโโโโโโโ
โฐโโค - Zaxiibka nolosha
๐ค