View in Telegram
BARFUUNNADA IYO WAKHTIGA UDGOONKOODA Dhalo walbo oo barafuun ah waxbaa dusha kaga qoran, waana faransiis badankooda. 1- Haddey ku qoran tahay ( Eau Fraiche) waa biyo fresh ah, wuxuuna gaaraya saacad ama laba saacadood wax ka yar. 2- (Eau de cologne ) haddii ay sidaas ku qoran tahay waa baraafuun biyaha koloniya ka sameysan, waxaana loogu tala galay caruurta yar yar, waliba kuwa xasaasiyadda ka qaba maqaarka, waqtigiisana waa labo saacdood. 3-(Eau de toilette) waa biyaha quruxda ah, maalinkii ayaa la isticmaali karaa, waqtigiisana waa seddex saacadood. 4-(Eua de parfume) waa biyo iyo barafuun isku jira, waxaa la isticmaala markaad shaqo aadaysid ama bashaaal u socotid, waqtigiisa waa lix saacadood illaa sagaal saacadood. 5-Haddii ( Perfume) kaliya ku qoran yahayna waa mid adag oo waqtigiisa yahay labo iyo toban sascadood oo xiriir ah. 6-Haddii ay ku qoran tahay dhalada (Effleurer Parfume), waa mid udgoonkiisa fudud yahay, waqtigiisana waa maalin dhammeystiran. 7-Haddii ay ku qoran tahay (Oil perfume ), waa mid ka sameysan saliid iyo barafuun, jirkana kama fuqayo, waqtigiisa waa maalin iyo ka badan.! 8- Haddii ay ku qoran tahay ( Absolute), waa lagama hadlaan, waa kan ugu wanaagsan uguna waqtiga dheer, maalmana kaama go'aayo. Fiiri dhalada barafuunka ah ee kuu taallo, maxaa ku qoran.? :.xigasho -Luqmaan Aadan
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily