View in Telegram
8🦋 calaamadood oo ad ku garan karto qof ka introvert ka ah 1. Wa qof jecel kalinimada 2. Waxa uu necebyahay meelaha ay dadku iskugu imaadaan sida xafladaha ama aroosyada 3. Call in uu ku hadlo waxa uu ka door bidaa message ka 4. Marka uu asxaabtiisa uu waqti la qaadanayo iyo marka uu naftiisa waqti la qaadanayo waxa uu ku raaxaysta marka uu kaligii waqti qaadanayo halka marka uu asxaabtiisa waqti la qaadanayo uu ku dareemo boring iyo macno la.aan 5. Malaha asxaab badan xata waxa laga yaaba in aanu lahayn qof best friend u ah kaliya dadka dushaas un buu kala qosla 6. Dadka badankooda isma fahmaan kaliya waxay is fahmaan in yar 7. Waxa ay si farxad leh ula sheekaysan karaan kaliya qofka ay xoog isku fahmaan 8. Way adagtahay in aad sirahooda ogaato Caqabada ugu wayn ee haysata dadka noocan ah waxa weeye in dadka ku hareeraysan ay isaga u haystaan qof kibir badan oo isla wayn Sidoo kle dadkan way adagthy in ay helaan dad iyaga la fikir ah Hadaba adiga maka mid tahay dadkan hadaad ka mid tahay love❤️ saar haadii aanad kamid ahayna like👍 #warda_gini
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily