View in Telegram
Aqoonyahanka Maanta
Odhahda todobadkan ( suuqgeyn) Warbixin guud Erayga suuqgeyn(Marketing) waa eray ka imid Laatinya oo soo if baxay qarnigii 16naad wana lagu kala fikir duwan yahay . Xasuusin(6ps 4ps 7ps ) Suuqgeyntu kaliya maha inuu isku xidho iibiyaha iyo iibsadaha balse waa xaqdhawrka dhaqan iyo awood bulshadda hadii laga faideysto meeldheer lagu gaadhayo bulsho iyo ganacsataba. 4 baa asaas uu ah waa: Agabka la iibinyo (product) Qiimaha la siinyo (price) Habka aad macmiisha ugu gudbineyso (promotion) Iyo goobta laga helyo (location) Hadaba, Dalkeena iyo suuq geynta manta Waxa aad uu yar tayadda waxana aad uu badan tiradda marka aynu (Marketing) dalkeena ka hadlayno waxaa dhif iyo naadir inaad ad aragto suuqeyn tayo leh qofkasta kuma xisaab tamayo resources ugu qaalisan oo ah ( customer) balse wuxu ku xisaabtamaya shilimaddka yar uu malinka bixineyo (customer),taas oo sababta khasaraha ganacsiga. Ugu danbeyn Talo bixin Company kasta/ganacsi kasta waa inuu dacad uu ahaado customer kiisa . Ku xisaabtamo mustaqbalka ganacsigiisa, sii loo helo adeeg hufan oo tayo leh. Suuqgeynta waa halka ugu mudan ee uu dhimatay ee ina dad xirfad leh la galo uu mudan. Qoraa:Aqoonyahanad Shugri Xasan
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start