alle(sw) ayaa ah midka kala badbadala xaaladaha,
midka murugta ku badala farxada,faqriga ku badala qanimada,gaajada ku badala dharagta,xanuunka ku badala caafimaadka,kulaylka ku badala qabawga,yaraanta u badala waynaanta,xumaanta ubadala wanaaga.
miyaad murugoonaysaan idinkoo og in boqorkiinu yahay allaah waynaaye☝️