Waa kuwan 30 xikmadood oo faa'iido leh oo qurxoon:
1. Barakada cimriga ku jirta waxay ku jirtaa camalka wanaagsan .
2. Qorshaynta ka horaysa ficilka waxay ka hortagtaa turaanturo.
3. Qofka xaasidka ah kama bogsoodo ilaa nimcadii ay ka lunto.
4. Aqyaarnimadu waxay ka hortagtaa xumaan kasta.
5. Xishoodku wuxuu ka hortagaa waxyaalaha foosha xun.
6. Quluubtu waa qufulan yihiin furayaashoodana waa su'aasha.
7. Deeqsinimadu waa natiijada himilada sare.
8. Daacadnimada waa calaamadaha nafta daahirka ah.
9. Cadho waa cadow, marka ha isku dhiibin naftaada.
10. Caqliga ayaa lagu waaniyaa tijaabada.
11. Anshaxa waa dhamaystirka dadnimada.
12. Murugada waa cudurka qalbiga.
13. Anshaxa xun waa been iyo munafiq.
14. Cilmi xun waa cilmi aan la isticmaalin.
15. Asxaabta xun waa kuwa si degdeg ah isku bedbeddelaya.
16. Waxaa lumay qofkii ilaahay aan raacin.
17. Lunsanaanta jaahilka waa mid aan jiran.
18. Male aan nin nin kale ku maleeyay waa sida caqliga ninkaas.
19. Dhamaystirka akhlaaqda waa sharaf.
20. Afkaagu wuxuu barayaa waxaad baratay.
21. Afka cilmi waa runta.
22. Qofkii wax ka saxo khaladaadkiisa, waa hagaajiyo.
23. Qofkii aan diin lahayn ma laha sharaf.
24. Qofkii kuu naseexeeyay wuxuu kuu wanaajiyay.
25. Qofkii cilmi ku hago waa hagaajiyaa.
26. Qofkii garan waaya halka uu lugtiisa dhigaya waa ku dhici doonaa.
27. Qofkii sharta saara wanaaggiisa ayaa guulaysta.
28. Qofkii carabaakiisu macaanaado wuxuu yeelan doonaa walaalo badan.
29. Qofkii ka digtoonaada cawaaqibka waa badbaadaa.
30. Qofkii caqli wax u kashooda waa hagaajiyaa.
#Turjumid Ahmed Qasaali