View in Telegram
Waxaa dhab lawada ogyahay ah in qofku waxa uu maskaxdiisa ku celceliyo uu ugu danbaynta aamino,run ama been kii ay doonto ha ahaatee. Haddii uu qofku been ku celceliyo,hubaal marka danbe waa uu rumaysanayaa beentaas. Waxaana imaan inuu rumaysto inay run tahay. Shakhsi kasta waxa uu yahay aragtiyaha maskaxdiisa ku weyn. Aragtiyaha uu qofku ulakac u geliyo maskaxdiisa oo uu dareemo ku xoojiyo,ayaa noqda awoodda hagta,dhaqaaq,ficil,iyo camal kasta oo uu la imaanayo. @AhmedQasaali
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily