View in Telegram
☆ma jiro wax la dhaho wakhtigii ayaa iga dhacay hadda biloow hagaajinta naftaada, ma jiro wakhti gaar ah oo la gaaro guusha. ☆arisku waxa uu leeyahay xaqq aan lasoo koobi karayn'e xaq-dhawr dariskaaga,darisku maahan reerka reeraha kuu xiga ee waa shakhsi kasta ee aad meel ku kulantaan,safka salaada qofka kugu xiga waa dariskaaga,ardayga fasalka kula fadhiista waa dariskaaga,qof kasta oo aad meel uun ku saaxiibtaan waa dariskaaga ee noqo daris u roone oo u wanaaji sida aad jeceshahay in laguu wanaajiyo. ☆ Nooca ugu sarraysa isku kalsoonaanta waa aamuska aad bixiso marka dadka kaa sugayaan in aad hadalka ku qarxiso. ☆ Hadii aad muuqaal ahaan aad u quruxbadan tahhy oo aad jidh ahaan dhisan tahay,laakiin naf ahaan aanad dhisnayn waxba ma tihid. ☆ "Hadii aad daasho baro sida loo nasto, laakiin ha baran sida loo rajo dhigo waayo maalin uun waa gaadhi doontaa guusha aad nolosha ka leedahay keliya Allaah ku xirnow lana imow dadaal iyo himma sare." ☆ Xanuun iyo dhibaato kasta oo kusoo marta waxay kuu noqdaan cashar aad ku qoran doonto buugga Xusuustaada, waxaana darsigaas ama casharkaas kusoo maray uu baddali doonaa noloshaada. Wabillaahi Towfiiq @Ahmedqasaali
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily