Hanti iyo Horumar🤑🥇

Канал
Логотип телеграм канала Hanti iyo Horumar🤑🥇
@cilminafsigaПродвигать
15,88 тыс.
подписчиков
703
фото
57
видео
54
ссылки
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.center/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─
Lacalla waxaa laguu dhiibay microphone 🎤
Kadib waxaa hortaada fadhiya dhamaan dadka aduunka ku nool waxaa lagu siiyay Hal fursad oo laba ama saddex shay ugu sheegto dadkaas.

@ maxay noqon lahayd waxaad u sheegi lahayd dadka?
@ ma jeclaan lahayd inaad dadkaa oo dhan waydiiso suaal ! Maxaad waydiin lahayd?
Hanti iyo Horumar🤑🥇
Marka aad bilowdid inaad naftaada hormarisid kalinimada waa qiimaha aad bixineysid . @mrxoosh
Qoraalka wuxuu ka dhigan yahay in marka aad bilowdo inaad naftaada hormariso, kalinimada ama kelinimada badanaa ay noqoto qiimaha aad bixineyso. Wuxuu tilmaamayaa in koritaanka shaqsiga ahi mararka qaar u baahan yahay inaad dadka kale ka fogaato ama aad soo marto waqtiyo gooni u ah, taas oo noqon karta qayb dabiici ah oo ka mid ah safarka isku-horumarinta.

Si kale haddii loo dhigo, wadada hormarka naftaada waxay la imaan kartaa waxyaabo aad ka tanaasusho, oo ay ku jirto inaad mararka qaar kaligaa noqoto ama kelinimada dareento.
Wuxuu tilmaamayaa in koritaanka shaqsiga uu badanaa la yimaado waqtiyo aad dadka kale uga fogaato si aad diiradda u saarto horumarintaada. Marka, kalinimada waa qiimaha aad bixiso marka aad naftaada hormariso.

@mrxoosh
Marka aad bilowdid inaad naftaada hormarisid kalinimada waa qiimaha aad bixineysid .

@mrxoosh
Hanti iyo Horumar🤑🥇
Waxaan hadda akhriyey Qoraalka uu leeyahay Khaled Hosseini ee ah, "Bulsho fursad uma laha inay guulaysato haddii haweenkeedu yihiin kuwa aan waxbaran," aqoonyahankaas wuxuu tilmaamayaa muhiimadda ay u leedahay waxbarashada haweenka si loo gaaro horumar…
Aad baan ugu farxaa markaan arko gabar wax akhrineyso .
Aad baan ugu farxaa gabar qalinjabineysa .
Aad baan ugu farxaa gabar aan ka maqlay hadal aan aad u xigmad badan .
Sababta oo ah waxaan ogahay gabadhaas in ay hooyo noqon doonto ,Bal qiyaas Gabar waxbaratay oo taqaan sida loo koriyo ilmo ,sida loo barbaariyo sida asaagiisa looga hormariyo ilmo noocee ah ayeey soo saari .

Hadalka ahaa waxbarta aan barwaaqo gaarnee .
Waxa ay eheyd in laga dhigo dumaroow waxbarta aan baarwaaqo gaarnee .

@mrxoosh
Waxaan hadda akhriyey Qoraalka uu leeyahay Khaled Hosseini ee ah, "Bulsho fursad uma laha inay guulaysato haddii haweenkeedu yihiin kuwa aan waxbaran,"
aqoonyahankaas wuxuu tilmaamayaa muhiimadda ay u leedahay waxbarashada haweenka si loo gaaro horumar iyo guul bulsho ahaan. Wuxuu soo jeedinayaa in waxbarashada haweenka ay tahay arrin fure u ah horumarka guud ka ummad ahaan iyo , wanaagga, iyo baraaruga bulshada ama qaranka.

Haddii haweenka, oo ah kala bar bulshada, aan la siinin fursado waxbarasho oo siman, fursadda bulshadu u leedahay horumar, hal-abuur, iyo guul si aad ah ayay hoos ugu dhacaysaa. Marka haweenka la waxbaro, bulshooyinku waxay awoodaan inay si buuxda uga qaybqaataan dhinacyada kala duwan ee dhaqaalaha, qoyska, iyo hoggaaminta, taas oo ka dhigta bulsho xoog badan oo guulaysata.

Waxbara dumarka ,si aan u toosnaano .


@mrxoosh
Marka aan weeynaaday ,oo ay indhaha ii furmeen, waxaan arkay dunnida dhabta ah ,halkaasna waxaan ugu tagay qosol ilaa hadana Wali waan qoslayaa.

@mrxoosh
https://skl.sh/3XYMWPN


Skill share waa goob aad ku baran karto xirfado kala duwan oo muhiim ah ,si free ah .
Waxyaabaha ugu muhiimsan ee aad maalgashan karto ma ahan inaad inaad meel lacag ku darsato ama aad maalgashi ku sameysato suuqa crypto, laakiin wax la maalgashada mida ugu wanaagsan waa naftaada(self development).inaad naftaada hormarisidna waxaa kaa caawin kara waa Buugaagtu , Runtii saxiib buugaagtuvwaxay kaa caawin karaan inaad naftaaada hormarisid . Badanaa, buuggu waa ururinta fikradaha qoraaga oo uu ka shaqeynayay dhowr sano ama xitaa noloshiisa oo dhan. Waa fursad aad ku barato casharadii qof kale uu soo bartay si aad uga faa'iideysato noloshaada.
Bal qiyaas qoraaa ayaa wuxuu Reserch sameysnayey muddo sannado ah ,adigana waxaa laga yaabaa inaad ku akhrisid usbuuc ,maalin ,bil hadba Saad ugu fiican tahya wax akhriska.

Marka aad maalgashato inaad ballaariso aqoontaada, aad hesho fikrado cusub, oo aad horumariso hal-abuurkaaga, waxaad heli doontaa faa'iidooyin badan.

Haddii aad buug ka hesho hal fikrad oo kugu dhiirrigelisa hammiyadaada markaas waxaad si wanaagsan u isticmaashay wakhtigaaaga

@mrxoosh
Buugii iigu akhriska macaanaa 2024😭



Ilaahay ha inaga yeelo kuwo mar waliba xusa🤲
Wakhtiyada aad xaraabeysaneyso (having fun)maaha waqti lumay .

@mrxoosh
"WAKHTIGU WAA MACALIN WAYN LAAKIIN WUXUU DILAA DHAMAAN ARDAYDIISA"(○).
@Halxidhaale

Nin iyo xaaskiisa ayaa timid wada cunayay cabaar markay cunayeen timirtii ayaa ninkii xaaskiisa ku idhi " Timirta afkaaga ku jirta hadaad liqdo waad iga furantahy , hadaad tuftana waad iga furantahay".

Suaashu waxay tahay sidee gabadha furiin looga badbaadin karaa ? Se adigu maxaad ku xalin lahayd?!
Nabiga (SCW) ayaa sheegay in uu soon jiray maalintii uu dhashay, waana sababta aan u aaminsanahay in xuska dhalashadiisa ay tahay arrin wanaagsan.

@mrxoosh
Inaad xusto Nabiga (SCW) xilliga dhalashadiisa waa mid lagu helayo ajar badan, waayo waxay dadka muslimiinta ka caawineysaa inay sii kordhiyaan jacaylka iyo ixtiraamka ay u hayaan Nabiga (SCW).
Ibn Kathir wuxuu dhiirrigeliyay dadka inay ka fikiraan nolosha Nabiga iyo sida dhalashadiisu ugu soo kordhisay dunida barakooyin .

@mrxoosh
In la xuso Mawliidka oo dadka la isu keeno, la akhriyo Qur'aanka, lana xasuusto nimcooyinka Alle waa ficil wanaagsan, waxaana uu ka heli qof kasta oo sameeya ajar .

@mrxoosh
Dabaal-degga habeenka dhalashada Nabiga maxamed NNKH waa habka ugu weyn ee lagu muujiyo jacaylka Nabiga iyo in lagu shukriyo Eebbe sida uu u soo diray Nabiga sida raxmad loogu soo diray aadanaha oo dhan .

@mrxoosh
Midkii la yimaadda hal xasano(camal wanaagsan) wuxuu leeyahay toban laabkeed.📿🌿
Dadka caaqilka ah waa kuwa iska ilaaliya raaxada nafta oo aan u ogolaanin inay xukumto, laakiin dadka nacaska ah waxay si fudud u raacaan raaxada, oo raaxadu ayey iska xukumaysaa.

Si fudud hadalka wuxuu kaaga digayaa inaad raaxada badan aysan noloshaada maamulin, balse aad noqoto qof xakameeya damaciisa.

@mrxoosh
Ещё